Dowlada Turkiga Oo Caawinaysa Maamulka Somaliland
March 13, 2013 // Warar SomaaliKulan dhexmaray ra’iisul wasaareku xigeenka Turkiga, Baker Buzdag iyo madaxweynaha Somaliland, Axmed Siilaanyo ayaa looga hadlay sidii dowladda Turkiga ay uga taageeri lahayd Somaliland mashaariic dhowr ah.
Wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland, Maxamed C/llaahi Cumar ayaa sheegtay in kulanka uu ahaa mid guul kusoo dhammaaday, wuxuu xusay in Turkiga ay ka dalbadeen inay ka caawiso mashaariic ay ka mid yihiin dhinaca waxbarashada.
“Dowladda Turkiga waxaan weydiisannay in Somaliland ay ka mid noqoto dalalka ay diyaaradda Turkish Airlines tagto,” ayuu yiri wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland oo la hadlyay laanta afka Soomaaliga ee BBC-da.
Sidoo kale, wasiirka arrimaha dibadda ee Somaliland ayaa sheegay inay isla garteen dhammaan waxyaabihii ay ka hadleen, isagoo sheegay in dowaldda Turkiga ay si wanaagsan u soo dhaweysay.
Turkiga ayaa waxay saameyn xooggan ku yeesheen Soomaaliya tan iyo sannadkii 2011 markaasoo ra’iiisul wasaaraha Turkiga uu yimid Muqdisho oo ay abaaro xooggan ka jireen.
Arday Soomaaliyeed oo fara badan ayaa waxay waxbarasho u joogaan dalka Turkiga, kuwaasoo ay ka jiraan kuwo ka yimid Somailand, inkastoo laga qaaday magaalada Muqdisho ee xarunta Soomaaliya.
Dhanka kale, Dalka Turkiga ayaa waxaa ku sugan wasiirka warshadaha iyo ganacsiga dowladda Soomaaliya, isagoo halkaas u joogaa sidii Turkiga ugala hadli lahaa xoojinta ganacsiga iyo warshadaha Soomaaliya.



To Gabdh burco
ha xanaaqin adigoo duriyadii ah looma baahna in aad xanaaqdo ood qabiil ka hadasho walibana maxaa yeelay somali waa magac lawada wadaago oo inagu somaliland ahaan waxaa daris ina la ah dad xun iyo dadwanaagsan labaduba kililka 5 dadka daga waa dad aan aad isu jecelnahay kenyana sidoo kale marka marka aad hadleyso kahadal dugaaga kale ee xamar,puntland,ilkayarta waxbaa hub lafasaxayda ku haya ee dadka afka somaliga ku wa ugu liita ayaa caay mudan waxbana nagama dhaxeeyaan aan xabad aheey lakiin n,f,d iyo ogadenia iyo jabuuti yaana laraacin xaaraamiyiinta koonfureed
Gabadh Burco. Baaye. Reer Burca Waa Dad jecel Somali Weyn. WAA AAD ogtahay in Lacagtii Somali ay ka shaqeyneyso Suuqa Burco. Adiga reer Burca Ayad tahay ee ma tihid reer Hargeysa. Marka jaar ayaan nahay Kaalay Aan Baaye Bosaso kaaga dhiso guri caruur geesi ah baad dhaleysaa. Dabadeed naceebkan wuu ka baa ba’yaa. Wadsnka aad hada Qaxootiga ku tahay ka waran hadii lagaa buufiyo. Ileen waxad tiri waxban buufinayaaye ? Miyadan baranin wada noolaashaha. ? Baaye Qoraxda Burco yey madaxa ku xanuujine , kaalay aan Badda Cas Ee Bosaaso ku dalxiis geeyee. Aaad ku dabaalatid
SL waa eray bixin Isaq rabo inuu ku qaldo dunida,beeni raad ma leh waase la ogyahay inay tahay riyo hal reer ku riyoodo.
summer ka hargeysan u socdaa iinshalaah nidarna waxaan ku maray inaan faqash badan kaga cabaadiyo oo hargeysa iyo burco ka buufiyo u dhinta nacaybaka isaaq waar isaaq waa dir daaroodna futo awr kama yaqaan qudhun yohow
Alla muxuu iidoor maanka iska qaaday Somaliland 5 qabiil ayaa ku abtir-sada afarta kaleeto soomaali wayn ayay ka tir-san yihiin beesha isaaq oo weliba calood ku jirta ayaa suuq yada kaga hadaaqda waan go’aynaa iyo noo ogolaada inaan go’no shekoy ku nacay qabiil qaran ma noqon karo.yaa yaa xaay ka walax tahay heshisan galnay aa habartaa u sheeg ayaa idiir markhaamay xaad ka takhaan aa iska riyohaa