Dowladda Itoobiya oo ka hadashay heshiiskii Puntland iyo dowladda dhexe

March 13, 2013   //   Warar Somaali

Dowladda Faderaalka ee Itoobiya ayaa ka hadashay heshiiskii ay dhawaan ku gaareen magaalada Garowe ee caasimadda Puntland dowladda faderaalka Somaliya iyo dowladda Puntland.

Wasaxaaafdeed kasoo baxay wasaaradda arimaha dibadda ee Itoobiya ayaa lagu sheegay heshiiska inuu yahay mid taariiqi ah, dowladda Itoobiya ayaa dhanka kale sheegtay inay soo dhoweynayso heshiiskan.

Raysal wasaaraha Soomaliya Cabdi Faarax Shirdoon iyo madaxwaynaha dowladda Puntland ayaa dhawaan ku saxiixday magaalada Garowe heshiis ka kooban 7 qodob.

Heshiiska ayaa ka dambeeyey booqasho laba sadex maalmood qaadatay oo Garowe uu ku yimid Raysal wasaaraha Soomaliya.

Puntland-News24

 

COMMENTS

RSSComments (12)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. Wali says:

    @muqdisho
    cabdi ,m,cumar hasoo barbar dhigin khaa imiinta kala ah faroole iyo sacdiyo ilkayar waayo cabdi,m,c, waa halyeey aad uga duwan kuwa aad ku garab wado waayo heerka uu dadkiisa gaarsiiyay magaari karaan in dad ay gumaadaan mooyee maxay qabteen teeda kale jigjiga waad ogtahay in ay tahay xarunta xalaasha iyo horumarka ee muqdisho oo ah guri xaaraan quutayaal ku hoydaan ha isgarab dhigin oo waxaad ku xisaabtantaa in khiyaali aytahay in akhayaarta la aflagaadeeyo ethiopiana waxba kama hadlin waxa qol dhaxdiisa lagu kala saxiixday ee waxaad ogaataan in dawlad jirto iyo inkale ethiopia lamasocotee niyada ku dhista ethiopia noo hanbalyeysay maxaaba laguugu hanbalyeen oo aad mudantahay oon aheeyn in lagu takooro somalind hadii ladhaho ethiopia u hanbal yeysay haa waa la qaadan karaa waayo waa dad jira dalna ah ee idinka cidi idinma ogee jaaw

  2. jooqoow says:

    somalid afederalka qald eey ka fahmeen iyo wax qabiil federalku waa ka awood badanyahay maamula steteka wuxuuna leeyahay boliska federlaka eeraboorada dekedaha maxkamadaha dadka intaas ka shqeeyayana meelkasta ayeey ka imaanayaan mid waqooyi jooga kunfur ka shaqeynaya

  3. Mohamed Hassan says:

    Ethopia mxa ka galay somalia . Ethoipia wax faido ah uguma jirto somaliya oo israacda ama awood yeelata cidii rabta inay arintan wax badan ka ogato fadlan booqo webka qoraya Ahdaafta (goals of minstry of forein affair of ethiopia to wards somalia)wasaradaha arimaha ethoipia .
    Waxad si qotodher u fahmi doonta ujeedoyinka ay ethiopia somaliya ka leedahay

  4. DALMAR says:

    To ninka labaxay magaca beer xaani magaca hasheegan oo hakusoo gaban isxaaq baad tahaye waadiga leh goormaa ladoortay DR: C/raxmaan FAROOLE iyo DR: SAACID hadde waxaa ladoortay GU,GGII(sannadkii) aad somaali kaduday,kadiday, oo aad kabaydaday.

  5. tawqa says:

    Faroole waa keli taliye dhagar iyo hagar daamo ka abuuran.

  6. Ismail says:

    Eithopia is stray dog that enters and meddles at somali issue at a will..no one calls that trespass..no approval ..no agreement but here we do’nt blame them for all those atrocities and deaths of innocent somalis instead we embrace them and they bargain the friendship of two brothers,that is to say eithopia is the referee and the judge.ismail,s.africa.

  7. Dictator (Diktator) Dawo Mleh says:

    Shikh Sharif ayaa laga hayaa ama laga Qoray Ethiopia waa Cadow Soo jireen ah. Marka inkasta uu aragtidiisii bedelay. Ethiopia waa Cadow so jireen ah. Waxa weli dhagaheeda ka Qaylinaaya Dagalkii 1977. Hambalyadeeda waa Naxdin Gariir iyo Somali Weyn aar mey kugu dhalataa

  8. caadil says:

    BEERXAANI JUBADA HOOSE ninka sheegtow lahjadaada ayaa ku kashiftay nin buka ayaad tahay oo qurunka dhexdaada yaalana aadan ujeedin ee kaliya arka xaasidad darteeda midkale Ethopia somaliland ogow iyo puntland iyio somaliya inteeda kaleba maanta ayadaa utalisa oo waxaas oo dhan waxaa sabab uahaa waa adiga iyo inta kula bukta ee kuula fikirka ah sida ninka labaxay QARAAN DOON iyo kan labaxay JABIS . ina aad cuqdada iyo xaasidada idinku jirta aad qalbada ku haysaan ogaada Ethopia madaxa ayey idinka xaareysaa iska daa wax kalee. oo guryihiina ayaa la idinku imaan doonaa oo waxaad arki doontaan naagihiina iyo ilmihiina oo ay fuul fuulayaan taana ogaada waxna waanu ka aragnay waxna wey inoo laabantahay xaasidiin yahay caro alle udhinta.

  9. qaran doon says:

    hadii run larabo ina ialay walaa itoobiya inama soofaragashankaro hadii aynaan anagu isu dhiibin laakiinse waa caadi in la isuhambalyeeyo ithopiana way uhambalyaysay waxa halkaa kadhaca ina ilayna waa nimay dhalsho wadaagaan xiriirfiicana leeyihiin ee dadkaa walaalaha ah yaan la iskudirin

  10. jabshe says:

    dowlada itoobiyo maxaa uga shaqo jiro maamul goboleed iyo dowlada somali beenta dadka ka daaya waxaad soo qorteen miyaad weeyseen faan badanaaa kkkkkkkkkkkkkkk

  11. Hedhishiskasu socon mayo ayadon xamar laga ogolaan oo barlamanka aysan ansixin socon mayo 2 nin oo faqash ah oo heshiyay weye yeymataln 2 baduba waxa ay matalan dee wa dhabayaco iyo ilkayar aye kala matalaan marka heshiskaas hirgalimayo waxa laga aqonsana kaliya garowe iyo cabudwaaq. Yey matalaan horta nimankan yasa dortay

  12. Muqdisho says:

    WAR ileen taaldo war anaga xabashidan maxa ina daba dhigay umada somaliyeed o hashiis. Kala saxideen
    Ya u sheega meesha wa garoowe masuliyinta wa shirdoon iyo faroole
    Ma aha jig jiga iyo iley
    Allow mar un ma arki doona ethiopia o burburtay kalana jabjabtay!!!!

Leave a Reply