Dowladda Puntland oo ku baaqday inaan la carqaladayn maamul u samaynta Jubooyinka
February 25, 2013 // Warar SomaaliDowladda Puntland ayaa markii ugu horaysay ka hadashay dagaalkii doraad (Sabtidii) kadhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada Hoose, waxaana dhanka kale ku baaqday in laga wada qaybqaato qorshaha maamul u samaynta gobolada Jubooyinka islamarkaana aan la carqaldayn.
Warsaxaafadeed kasoo baxay Puntland ayaa lagu sheegay dagaalka Kismaayo inuu yimid xilli la doonayay shirka maamul u samaynta Jubooyinka inuu furmo, Puntland ayaa sheegtay inay ugu baaqayso beelaha Jubooyinka inay ka waantoobaan oo ay iska ilaaliyaan dagaal.
Dowladda Puntland ayaa warsxaafadeedkeeda ku sheegtay dagaal in khasaaro mooyee aan waxtari lahayn, dhinaca kalena waxaa loogu baaqay dowladda faderaalka Soomaaliya inay ku gacan siiso dadka dega Jubooyinka inay si carqalad la’aan ku dhistaan maamul ay ayagu raali ka yihiin, si nabad waarta uu uhello gobolka.
Warsaxaafadeedka ayaa dhinaca kale loogu baaqay beesha Caalamka inay ku taageeraan dadka Jubooyinka dagan inay maamul samaystaan si looga hortago dagaal horleh oo dhaca.
Ugu dambayntii dowladda Puntland waxaa ay sheegtay inay ku baaqayso in la joojiyo colaadda,
Warsaxaafadeedkan ayaa kusoo beegmaya xilli uu baaqday Sabtidib shirkii la filyay inuu furmo iyo dagaalkii magaalada kadhacay oo sababay dhimasho iyo dhaawac
Puntland-news24



http://www.facebook.com/taagereyashaxisbigamidnimo?ref=ts&fref=ts
xidigta oktoobar maxaa la dhahaa ninkaan wuxuu u eg yahay nin hada kahor waashay waa maxay ogaysiis ogaysiis guulwada yaashii siyaad bare ayuu ku jiray ma waxbuu eebinayaa waaqolooyinkii kacaanka ka haray oo la gumaysan jiray wali maskaxdiisii way maqan tahay waa adoonlii marna lakufsan jiray marna lagu shaqaysan jiray oo oran jiar aabo siyaad shiikha is ka daa shaydaan gaboobay baad tahay adaana dilay shiikha hadalkaaga ayey dadku ka garanayaa tuug baad tahay basaasa al shabaaba dadka hau duunman duliyow aan qabiilka lahayn siyaadow i daadihi ayaad dib ugu xiis taye fataalyahow raga iyo dumarka isu geeyo waa dayuuskii la sheegayay somaali uma baahno inay maqsho oktoober danbe dalkii asagaa cunay ee singal maaderkaaga kolba mid la cashee octoobar way dhamaataydoqon ilka weyne
walaahi anigu waxaan ku yaa bay waxa layiraa kaatumo waa magac aan lagaranayn oo meeluu usocdo la aqoon wuxuu waliba leeyahay dad majeerteen baan u nec bahay saaxiib dabadhilif inan gumeed heeryada iska tuur cid kuu hiilinayssaa maleh mujrimyahow reer miyigaa waa siduu wiilkaa hore ku yiri ninkii hooyadaa guurado waa adeerkaa maryaaga iska huwo kolba nin haku guursad khaatumo isubixikkkkkkkogaadeen wuu ku yaqaan u dhuuman maysid sidaada ayaad rabtaa inuu meel cidlo fariisis inan gumey yohow inan gumeyd ku dhalay oo isaaqa uukolba kaxaysto sidii minyaradiisii waxa ku haya maseer majeerteen ku nac ogaadeen qaaday ciil ku noolow abid reer miyi soo galay magaalo waxaad u qaybsantihiin afar qaybood meel kasta waxy dhoriyaboohssi usheeg hooyadaadii koonbada ku kaadin jirtay majeerteen ilaahay baa badiyay sun liq lagu garmaayo ee dadka is baer magacaaga khaatumo lama yaqaano
asc kan caaqil cayaya oo garabsare la baxay ader ini faroole tahay oo tuug tuug dhalay ah garabsare ma guriga hooya ku baratay garabsare ana ah viva Gen samanter viva boqor cade muuse hadi nin garabsare hooyada sxb la yahay garabsare ha sheegan mida garabsare waxan u aqaan marka naag la dhabaayo ba garbaha sare la qabta oo lagu cayrsha waxay ku leeyahay ini faroole wale sidi qadaafi ba aabaha kudafada lagu jiidaya
TO:Ninka khaatumo la baxay waxaan leeyahay,Adeer ugaadeena waxba kuuma oga mejerteena waad ku waalatay sida naag naag lala guursaday ee hanagu waalan”Hooyadaa ninkii qabana waa adeerkaa,waryaa ader i dher Adeer i dheh” gus miyaa kuu kala soocan ama gus majerteen ayaa kugu jiraaya ama gus Isaaq adigu labada gus kala dooron.
waxaa hubaala sheekh Cabdulqaadir inuu faroole dilay faroole waxaa lagu ogaa inuu umadaha kaleeto afka u duubto lakiina maanta ciise maxamuud ayuu ku soo hoos noqday wuxuu nagu dhaho ,cismaan maxamuud iyo cumar maxamuud soo laaya,maanta anagii ayuu hoos noogu dhigay maruu burcad badeed madaxa noo geliyo iyo maruu qabaa’ilo kaleeto soo laaya na dhaho.walle faroole iyo wiilkiisa waa inaan cunaa ayaa intuusan sida al-shabaab anaga nakharijin waa inaan khaarijinaa isaga.war cadoow alle sidee kuu galay war tuuga naga qabo war garaaso waaw af-duuban yahay mana hadlikaro oo faruu ka hayaa wuxuu ugu hanjabaa isin dhaba maad tihiin Islaan ciisana wuxuu dhahaa aabahaa ayaan ka amar diiday waaba wiilkaagaan xume,war waa eey aan la tar biyeeyn war shiikha isagaa dilay war shiikha isgaa dilay war shiikha isagaa dilay?
dawlada wadanka puntland waa inay isha kuhaysaa cadawga faraha badan ee reer kismaayo leeyihiin garabna siyaan walalahood dawlada puntland waxalagarabaa barnaamij iyo doorashooyin
allow nimaan warhayn khar daranaa war faroole shansanuu sugayaa
Kkkkk waamaxey calaacalku meyey riwaayadii new kabalalax kkkk takale ninka afsabiilsha ah leh yaa waxkaqoraya kismaayo way fogtahay gaalkacyo ayaa dad masaakina lagu haystaa kuwaasaa inlaga hadlo ay mudantahay waliba dowlada baraxley state ayaa haysata kkk yaab? Takale dalkan dowlad la aqoonsanyahay ayaa kajirta marka raysal wasaaraha lawaayo yaan la ooyin caga haladhigo ogaadenow doraad waad arkeyseen waxa dhacey majeerten bari ayuu jiraye yaan dadka laydinku dirin dadka aad iskudeeganka tihiin laheshiiyo kuwaasaa dantiinu kujirtaaye anagaa hartiya ookablalaxa maan dadka majeerteen ayaan ugu necebahay runta ogaada ogaadenow majeerten dan idinma wado
Kan caqil wata balse aan anigu ugu yeerayo Caqli xume waxaan u sheegayaa adeer Faroole waa madaxwaynaha puntlad wuuna ahaandoonaa, adiguna meelahaas iska barooro mucaaradkaad sheegtay Gen Samatar iyo group kiisa cidina wax uma taqaan waxna lama waydiiyo faroole dhabtii libaxaayada Grabsare ayuu ku jiifaa cid waxka qaadi kartaan majidho hoos uguur waa lagu hungoobay waxayna noqdeen dugaag qurmay oo ducufo ah xusuuso groupkii cade muse oo bililiqaystay hantida umada puntland gen samatarna kamid buu ahaa asaga iyo liban boqor marka tolay dhamaatay iyo beerlaxowsigii garabsarena kuma jiro mucaarad ee waa mu ayidiin dantooda gartay ee hadaad wax isku haysaan hoos u guuray bal fagaaraha iskeena, waxaanse hubaa wiilashii xabada ridi jiray ee garabsare hadaysan idinla socon inaydinaan sagaaro lugta qaban karin caqli xumow no more tolay iyo awrku kacsi ciil iyo caro u dhimo duliyahow duligu dhalay inan gumeedka ahi.
Puntland waxaa ku bahoobay 5 gobol,waxaana dhidibada u taagay Allena ku gacan qabtay Isimada,waxgaradka iyo Aqoonyahanka,waxaa loo huray nafiyo maal,shaydaan ayaa sabab u noqday in lagu kala tago waana faroole maanta markuu Ummaddii kaleeto soo dhameeyey siduu afka ugu soo duumanaayey,inuu garowe ku qawraco shiikh cabdulqaadir duhur cad oo hadana markuu ogaady in naftii ka baxday yiri Godanaa dilay sida nin hurdo ka soo kacay,Puntland wax dawlada kama jirto qabiil qabiil xoog ku qabsan karana majiro.
asc aniga waxay ila tahay dowlad la dhaha puntland ma jirto ex puntland faroole waxu ku jooga xaaran waxan u malaynaya qof isagu faraha xuman kula jirah taladisa inan cidina qadanen sidaan la wada socono xisbiga midnimo oo ah xisbi dadka reer puntland oo xalaasha ah ku midaysan yihiin iyo waxay ka sheegen gudiga doorashooyinka puntland oo ah kuwa gacanta ugu jirah faroole waxan halkan talo soo jeedin uga diraaya xisbiga midnimo oo aan leeyahay la midooba mucaaradka puntland sida Gen cabdilahi said samater oo ah hogaamiya xalaal ah dadkisa iyo dalkisaba jecel iyo dhamaan mucaaradka puntland puntland waxay u bahan tahay badbaado uma bahna burbur cabdisamad cali shire waxad kaga quusataan gurigisi waxa hesta somaliland kama danqado canshuurta reer puntland inu qaato waa qalad maxa yeelay maaha muwaadin reer puntland ah tolkis waxay sameesten dolad khaatumo aad ban uso dhawaynaya khatumo umada reer puntland waxan kula talinaya inay u gurmadan khatumo hiil iyo hooba
Ogaysis Ogaysis,dhamaan shicibka Soomaaliyeed waxaa la ogaysiinayaa in shiikh Cabdulqaadir Nuur faarax Alle haw naxariste aay dileen Maleeshiyo faroole uu soo abaabulay waxaana idiin soo gudbin doonaa insha allaahu cadaymo buuxa Next Week asbuuca soo socd.
Hadaan nahay shacabka jubooyinka waxaanu oogu baaqaynaa dowlad goboleedka puntland inay soo fara galiso arimaha JUBOOYINKA.waayo YAYDII-hawiye, mooryaantii-XAAD, DAAHIRAWAYS, ALSHABAAB dhamaan dagaal ayay ku wadaan dadwaynaha JUBOOYINKA..
PUNTLAND.Dawlad kama jirteen shacabka Puntland taageeradooda waa ku mahadsan yihiin.ninkii laga maqlo faroole hadalkiisa meshu taagan yahay halagu toogto.