Madaxweynaha Puntland ee xilkiisu dhamaaday oo mar kale ku celiyay in xafiiska uu sii joogi doono

January 8, 2013   //   Warar Somaali

Madaxwaynaha xilkiisu dhamaaday ee Puntland Dr C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa mar kale ku celiyay go’aankiisa ahaa inuu xafiiska madaxwaynaha ee Puntland sii joogi doono ilaa 2014.

Mar uu soo hadal qaaday wadahadalo qaar ka mid ah siyaasiyiinta iyo waxgardka u soo jeediyeen dowladda waqtigeedu dhamaaday oo ahayd wadahal inay ka gasho muddo dheeraysiga xukuumadda ee halka sano ayaa waxaa uu ku adkaaystay Faroole inuu la kulmay dad badan, balse uusan doonayn sida uu hadalka u dhigay dad aan buuxin shuruuda mucaaradnimo.

“Mucaarad waxaan unaqaanaa dadka xisbiyada furta” ayuu sheegay Dr Faroole.

Arintan ayaa kusoo beegmaysa xilli madaxtooyada Bosaso lagu qabtay munaasbad loogu magacadaray in lagu xusayo 4-sano guuradii xukuumada uu hogaankeedu ahaa Dr Farole.

Siyaasiyiin iyo waxgard  kasoo jeeda Puntland ayaa rumaysan xukuumadda Puntland inay xilka uga ekeyd 8-Janaayo ee maanta

Faahfaahinta dib ayaan kasoo daabici doonaa

Puntland-News24

 

COMMENTS

RSSComments (10)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. wiil mudug says:

    sideedaba suhura waxaan kuusheegayaa faroole anigu waxaan ku ahaa mucaarad laa kiin waxaan taageeray maalintii uu bilaabay inuu dadkeenii kala soka marsado oo uu taraha kala baxay reerihii siyaasada inoo xukumay oo uu kuwii lagujiifay soo kiciyay oo aynu ka hadliwaynay oo markii dambe ina marsiiyay marka walaal qofka raga ah libintiisa looma diido jaa waataa sanad ayuu kudarsaday rageenii gobolka udhashay oo siyaasiyiinta ahaa banan cidla ah ayuu uga tagay reer qardhoodkii geed ayuu kuxirtay ciidan farabadan oo shan iyo labaatankun kor udhaafaya ayuusamaystay marka reernugaaleed dantooda way yaqaanaan siyaasadana way inooga dheereeyeene aynu iska samirno waxba yaynaan caytamin ninku waa nin aqoonyahana askatii horookale maahee bhd ayuu haystaa ee kaxishooda teeda kale qofku ciduu doonuu taageeri karaa kuudoonuuna mucaaradikaraa markii hore mucaarad ayaan ahaa laakiin markii dambe oo aan arkay ninkan siduu inooga raayay ayaan taageeray wabilaahi towfiiq

  2. wiil mudug says:

    a s c w salaan kabacdi waxaan usheegayaa gabadhan suhuura ah horta saan malaynayo gabar yar ayaad tahay maxaayeelay waxaan arkaa sidaad u kululaatay laakiin waxaan kuu sheegayaa mudug mataqaanid adigu ilmaad katahay waxaad leedahay waa dad midaysan laakiin waxaan kuusheegayaa inaysan midaysnayn oo ay yihiin dad farabadan qaybi waa taa faroole unaagaynaysa qaybina mucaarika ah oo futada lagalaya hawiye iyo alshabaab qaybi burcadbadeed marka waxaan kuu sheegayaa waxaan reer mudug u aqaanaa markay dantooda aqoodaan hada fiiri cismaan maxamuud qardhay dagaan hal afbay ku hadlaan oo ah mucaarad reer garowe waad aragraa siday gobolkoodii udhiseen hay adihii oodhan iyagay hoostagaan inaga maxaa haraaga inaga dhigay dhaqaalaha ayriboorkeena kasoo xerooda garoowaa looqaadaa meeyey inaga caqligeenii teeda kale wiilkan yar ee isgaad gaadka kugu haya ee kuleh karainoqo hadalka luguyiri waxba yuusan kusasaban garsoor buu degen yahay laakiin inagoo iskuxaafada ayaad igaxanaaqday wax xuna kuma dhihin ee waxaad ahayd uun baa kugu sheegay waana runtay waxaad tahay weel ee madaxda ha caayin xishood mise indha adaygii la inakuyaqaanay ayaad wadaa weli

  3. Suhuur gabar mudug says:

    Kulmis1walaal waad mahad santahay jisaaka alaahu khayr wax san baad ku hadashay thanks

  4. Suhuur gabar mudug says:

    Magaca mudug qofka wata oo caytamaya walaal is caday hacay tamin mudug wax saas ucaytama uma dhalan kamana dhashaan sub Xasan laah noo dhig name kayaga qaaliga ah viva mudug land hadii kale waa lagu soo ogaan waxaa tahay ogaw qashin yahaw rabi iyo rasuul aan aqoon maxishoode hadaad naag tahay is soo sheeg waa jib kaaga baan kumarinayaa mudug dadka ladhaho waa isku fikir isku maw qif anaa iska xaal mariyay cay daada

  5. muna says:

    maxda weyne foroole marka hore waxaan u sheegi in xilkiisa dhamaaday,sharcina ma ahan inaad ku faraxdo sanadkaan hadii aad hesho.
    shacabka puntland wey soo jabeyn ma doonayaan burbur iyo khilaaf taagan,colaad ,lakin waxey goaan ku qaateyn nabada iney muhiim tahay,sababtana codowga puntland wey badan yahiin waa shabaab,waa somali land,waa dowlada federalka oo aan ku faraxsaneyn nabada iyo xasiloonida taala puntland,idinkana madax ayaa lacag uga barateyn,danaha wadanka waa ilowdeyn,
    maxaad sameyn doontaa su’asha aakhiro idiin hortaal maatay intaa idiin hartey cimri ahaan waa weyntahiina
    aakhiro u shaqeysta is ka dayaa madax adeega fadlan

  6. kulmis 1 says:

    marka hore dhamaan waan idin salaamay Salaan ka bacdi Sahura Waxaan Leeyahay,Aflagaada uu kuu gaaystaay Cunuga yarka ah Raali ka ahoow ?Waayo wuxuu ku hadlaayo waa waxaan qof islaana u banaaneey inuu ku hadlo,waxaana wanaagsan Qofku markuu wax qoraayo inuu Aakhiradiisa xasuusto,marka xiga waa inuu ka hadlaa maawduuca la falan qaaynayo,Balse yarkaan “waxaan dhihikaraa Waa qof aan Fiyoobaayn”Ee Sahuuraay dan haawgelin,waayo Dal bur buraay,waxaad ku arkaaysaa wax walba,Ummad aan meel wada Fariisan jirin ayaa kulmaaysa,dhaqan aadan horaay u arkijirin ayaad arkaaysaa,marka inaas iyo ka badan haku raali geliso,waxaadna ka hadashay wax wanaagsan xaq ayaadna u leedahay inaad Rayigaaga cabirto Sorry Sister?

  7. Warsame says:

    Waar Kan yaa ummada dhan uun udhaafiya KKKKKKKKKKKKKKKK Bisinka meesha miyuu ka baxay.Adeer dhib danbe looma baahna ee maca salaama.

  8. wiil mudug says:

    alla yaab badanaa balgabar mudugeey maxaa kuwada naa meesha rag baa ficiltamayee isaga dhexbax teeda kale kii qabta meesha iyo kii lagaqaado adiga maxaa kaa khoseeya magu baa guskuudhaama naa yaan lugugu kufsan meesha dhilayahay kolley gusbaad doonaysaaye

  9. Farah says:

    Reer puntland waa Inaa garataan dantiina dagaal waa kan meesha na dhigay 22 years faroole iaah ka baq waqtigagaaga wuu dhamaaday ee iska dhiib xukunka
    Wabilaahi towfiiq

  10. Suhuur gabar mudug says:

    Bisinka odaygaan xalay saq dhexe bay uga ekayd ma waa shay muxuu maanta ayuu kursigii ku riyoo nayaa meesha haku riyoon xaa raan baa ku sugaaya aakhiradaada xasuuso war qabri 2mitir baa odagaw rabi kabaq

Leave a Reply