Dr. Gaagaab “Issimada Xaq Uma Lahan Inay Ka Hadlaan Siyaasada Waxayse Soo Faragelin Karaan Marka Xiisad Timaado”
January 8, 2013 // Warar SomaaliGaalkacyo, Jan, 08- M/weyne ku xigeenkii hore ee Puntland Dr, Maxamed Cali Yuusuf (Gaagaab) oo maanta hadlay ayaa sheegay in dawladda m/weyne Faroole uu ku ekaa waqtigeeda xalay maadaamaa hogaanka loo doortay 8dii Janaanyo.
Dr. Gaagaab ayaa sheegay in isagu uu ka mid ahaa goob-joogayaashii fadhiday xiligii la ansixinayay dastuurka PL isla markaana meelna uusan ku arag warqad lifaaqa oo dhigaysa hal sanoo danbe inay hogaanka sii hayaan madaxda, siyaasigan ayaa tilmaamay in xukuumaddu ay ku dhaqmayso sharci darro, isla markaana wax walboo dalka ka xumaada ay musuuliyaddeeda qaadi doonto.
Gaagaab, ayaa sidoo kale waraysigiisa waxaa uu ku sheegay isimaddu inaysan xaq u lahayn inay ka hadlaan siyaasadda, hase ahaatee ay faraha la soo gali karaan markay timaado xiisad siyaasadeed oo sidan oo kalaa, siyaasigu waxaa uu shaki galiyay hir-galinta urruro uu isagu ku tilmaamay kuwa sharci darro lagu dhisay.
Si kastaba siyaasiyiinta ka soo horjeeda waqtiga jiritaan ee xukuumadda hada talada haysa iyo furashada ururada siyaasadeed ayaa cambaarayno iyo dhaliilo saxaafadda gudaha iyo tan dibada ka wadey bilihii ugu danbeeyay, waxaana sidoo kale mararka qaar u jawaaba xubnaha golaha dawladda ku jira qaarkood.



adeer ninkii istijaabinayaaa xisbiyada hasoo maro
Omar shiine faroolow adeerkaa u sheeg inaanaan nina dulmiga uu samaynayo loogu jeedi karin ee ay waajib tahay in wixii qaloocda la toosiyo, anyway kama gabano aragtidayada sida qabaa’ilada qaarkood uga gabadaan, waxaan jecelahay inaan wixii qaloocda wax ka toosino laakiin xaasha nidaam hagaagsan mucaarad ma yeesho, adeer faroole u sheeg inuu dhaar jeex yahay waxar jabana isaga iyo wuxuu dhalay la weydiinayn.
How to stop together any problem arising from Puntland.
How to stop the current problem completely by peace full means.
The Federal Government ( I do not like) will be in the Office 5 years. Puntland Government has to be 5 years in office, including any future Government.
Do not call Federal Hawiye and Mareeran, do not call UN, none of them is for us. Resolve this current problem. Let us look forward all together a better relationship and better working together. Let us leave behind all these unhelpful talks and help ourselve.
Mogadishu will never comeback as Mogadishu, and the ruins of Kismayo is there, waiting????????!!!!!.
Wait and see the Hawiye-Mareehan Federal states, look Somali map, look Somali People, look Somali resources, look foreign personnels operating in Somalia in different ways. Look the whole history and ambition behind all what has been happening in Somalia in the last 22 years, but realy, Hawiye started this problem 10 years before 1990. The future is dark, Puntland has to know where it came from and where Puntland is going.
You have to learn from other nations experience and other people’s experience and involvement like Dr Faroole. That will teach you who you want and why. What I do not like to see is Tribe Nabadoon governing Puntland, that is shamefull.
W.Kh
Cajiib
War Cismaan Maxamuudoow cidwalba xukunka ma ku qabsaneeysaan. Waxaan maqli jiray Majeerteen xukun jecelaa, inleeyn kursi jaceylkuba reerkaan buu ka yimid.
Caf & Masaamax
Omar Shiino
Uk London
Kulmis 1,
horta Farole intuusan cidkale dhagaysan isagu ha is dhagaysto adna dhagayso! War halakala garqaato hadii kale xooloo kale noqnaynaa! Dhagaysi haboon.
http://puntlandnews24.com/yaa-ka-masuul-ah-khilaafka-xilliga-doorashada-codsawiro/
geele geediyoow,waxaa kaa maqan sida Faroole in dalka loo siman yahay,waxaana Haboon inaad ka fiirsato waxaad falaayso?
walaalayaal yaan la degdegin aaynu khidad samaayno aaynu futoole xilka kaga qaadayno yaan wax amaanka khalkhal gelinaya yaan lagu kicin wax dagaal horseedi kara yaan lagu dadaalin fadlan faroolena waxaan ku leeyahay waxaad kharibi lahaayd adiga iyo wiilashaadu kharibte waxaad lunsanlahaaydeen lunsate adeeroow intaas dhibaatadaadu hanoogu ekaato oo iskaga deg isimadana waxaan leeyahay maxaa ku dhacay isimadii nugaal ,sanaag mudug iyo bari isimada gobolka karkaar baan maqlayaa waxaan ka codsanayaa isimada nugaal ,mudug ,sanaag iyo bari inaay moowqifkooda cadeeyaan hadii xiniinyaha faroole ka siibayna aay noosheegaan
War hooj isimada Puntlandow waxarka iyo wiilashiisa kibray oo garma qaateyaasha noqday qoolka ha lagu soo celiyo intayan dalka burbur u horseedin!!!!!!!!