Maamulka Puntland Oo Qoraal u Diray Musharax Gen. C/laahi Siciid Samatar [Akhriso]

December 9, 2012   //   Warar Somaali

Gudiga amniga gobolka Bari ayaa maanta qoraal ay ku saxiixan yihiin u gudbiyey musharax Gen. Cabdullaahi Siciid Samatar oo maalmahan Bosaaso ku sugnaa.

Gudiga oo uu gudoomiye u yahay C/samad Galan oo ah barasaabka gobolka Bari, ayaa qoraalkooda ku sheegay in Gen. Samatar uusan wax tikniko ama baabuurta qoryaha saaran yihiin aanu is istcimaali karin, balse loo ogol yahay inay ilaaladiisa ay qaataan hubka fudud marka ay ku dhex soconayaan magaalada Bosaso gudaheeda.

Sidoo kale ayey guddigu u digeen mulkiilayaasha hoteelada Boosaso inaan lagu qaban karin wax shirar ah, oo looga soo horjeedo xukuumada Puntland ee wakhtigu gabaabsiga ka yahay.

Horay ayey gudiga amniga gobolka Bari sidan oo kale u xakameeyeen raisulwasarihii ee Somalia Dr. Abdiwali Gaas oo ay ku wargeliyeen inuuba isaga baxo magaalada Boosaso muddo ku siman 24 saac gudahood.

Lama yaqaano in amarka kasoo baxay dowlada Puntland ee heerka gobol inuu u hogaan-sami karo iyo inkale Gen. C/laahi Siciid.

Hoos ka eeg oo ka weyneyso qoraalka loo diray Gen .Samatar 

COMMENTS

RSSComments (33)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    waa wax lagu qoslo

    qardhood
    qof magaca qardho wata oo oranaya seef ayan galka kala bixin sxb seeftada ma sanadka 2013 ayeey afyeelatay
    koley cise maxamuud ma karto ee cidi aad is bac bac san jirten anaga maha ee ha nagu so qaldamin

  2. Asc dhamaan shacabka iyo wax garadka maamulka iyo masuuliyiinta puntland salan kadib sida muuqata majiraan cid ilaa hadeer utaagan inay dhexdhexadiso dhinacyada ku kala qaybsan siyaasada puntland sidoo kale ma muuqato isu tanaasul iyo isu dabac walaaltinimo oo lagu bad baadinayo wada jirka iyo walaaltinimada dadka puntland hadaba anu waxaan leeyahay war intaad idinku isku jeedaan hala idinka faa iidaysto oo alshabaab iyo cadawyada kaleeto oo diidan wanaagiina iyo nabad galyadiina ha idinku soojeesteen oo goor xeero iyo qude kala dhaceen indhaha kala qaada hadaba waxaan leeyahay koleey markaad iska dishaan wiilasha iyo hantida ayaad isu imaan doontaane maad inta caradu dhaqan tahay oo aan dhibi imaan heshiisaan oo isu tanaasushaan oo meel uwada jeesataan oo muujisan walaltinimo iyo ehelnimo dhanka kaleeto isimadii waxaad moodaa inay kagaabiyeen hawlahaas oo dhexgalkooda sabab ugu wacanba iyo inay iyagu qaybka yihiin dhabaatadaan aloosan waayo xitaa hadalo baaq ah iyo cod midna lagama hayo marka waxaan leeyahay

  3. Balcad says:

    @warsame khalaf sxb mawduuca haka bixin. E kahadal waxa dan u ah umada reer nabada jecel e somaliyed e PL
    Aflagadana afkaga kadhowr dalka somali iyo shisheeye aya bur buriyay cidna si gaar ah ha ugu edeen!
    Teeda kale kuufurta wax haleyay waxay ahayeen hogamiye kooxedyo jahilin ah qabilna ku qarabta alle mahadi wayka baxeen saaxada
    Adinkana waxa tihin dad ayahoda yaqan nabadana lagu amani karo sida darted hogamiye koxed wax u muqda aya joga PL plz iska qabta VIVA PUNTLAND n SOMALIWEYN

  4. puntlander says:

    dadku puntlander dalkuna waa puntland state af somalia waxaa ii muuqata dadka comentska soo qoray inay yihiin dhalin yaro yar yar saan filaayo waxbarahsana aan lahayn sida hadal kooda ka muuqata sababta aan saas u leeyahay waxa weeye mataqaaniin waxa idinka iyo wadanku aad isu tihiin walalalayaal inaga hadaan shacab nahay danteenu waa nabadgelyo horumar iyo cadaalad intaasuna waxay ku imaan kartaa in la isu dul qaato wax badan way ka qaldan yihiin maamulka hada jooga lkn su,aashu waxay tahay sidee loo saxayaa waxa loo saxaya waxa weeye in loo saburo oo afar sano baa loo soo dulqaadanaayaye loo sii dulqaato wakhtiga uu leeyahay kala guurka baan ku diyaarinaynaa dadka puntland waa dad waalaal ah dhib dhex yaal ma jiro dhibaatooyin badan bay wada jir uga gudbeen weligoodna way saburi jireen maamul sax ahna may san helin sida xaqiiqdu tahay lkn haday saburkooda ku wadaaan oo waxooda toos toosiyaan way guulaysanayaan akhirka dad aqoon leh baana imaana waxay socotoba garan karana sida dalka iyo dadkaba loogu shaqeeyo lkn hadii aynu boodno oo niraahno sida dadka qaarkiis aan ka maqlo sacad laguma dari karo layiraahdo maamulkuna meeshiisa ku adkaysto waa nasiib daro mar xaalku mar halkaas marayo inaga ka shacab ahaan maxaa ina la gudboon waxa ina la gudboon maamulka inaga waxbaa ina kala dhaxeeya lkn ragan isi sharaxay ee ordaya waxba ina kala ma dhaxeeyaan oo m,asuuliyad inooma hayaan marka maamulka aan maqalno asxaabtana hala furto dhalinyarada iyo haweenka oo hogaanka dalka ku dulmana ha is bahaytaan oo xaqooda si wada jir ah ha u soo dhacsadaan haweenku iyagu wayba ka dhiiran yihiin dhalinyarada maxaa yeelay iyagu xaqooda way ba u doodan waaba la maqlaaye lkn waxaa nasiib daro ah weli ma maqal dhalin yaro somaaliyeed oo xaqooda siyaasiga ah u doodaya dadka ay dhiibatada ugu wayn samaysana waa iyaga walaalayaal fekerkiina kor u qaada qabiil meel laguma gaaro waxaa meel lagu garaa midnimo iyo hadaf. marka dhalin yaro idinka weeye kuwa odaayashan hawl gabka ah iska qaban lahaa dalkana wax u qabn lahaa is abaabula oo meesha ka kaca

  5. Jay says:

    SCw Waraqdaan qaybteed aad baan u soo dahwayn waana ku mahadsanyihin Gudiga Gobolku
    Qaybna wan kasoo horjeda,
    Qaybta ah in uu san Genn Samatar cidan badan iyo tiknico uu san yeelin karin waa sax,
    Sababtoo ah mesha dawlad ba ka jirta iyadana amniga loga fadhiyaa,
    tan kale ee ah in uu san qaban karin wax shirar ah taasi sharci ma ahan ninkaan waa musharax xaq buna u leyahay in uu siyasdida ka gado qaybaha kala duwan ee Bulshad,
    Mahadsanid

  6. looolz
    Gudomiya Gobolka Bari MR Gallan runti wan u hambalyeynaya sababto ah wa nin dacaad u ah dalkisa iyo daadkisa runtina an oran karo wa ninka kaliya ee yaqan shaqadisa laga so bilabo wixi so maray Puntland 1998 ki ila hada
    amarka dowlada halo hogansamo daad badan ba hadí kale janis isku radinayo isla,a balse manta janis isu heli dona iyado macan daadka reer Puntland na wa daad si fican isu yaqan dhakh dhakh iyo alalaso mesha matale allow ay bilamata xabadu hala is barte shactiro aya laga bixi wayey hala arko bal cidi biir kasameysan aysan xabadu karin

  7. carmo city says:

    guuuuuuuuuuuuuuuuuul galan iyo shaqada aaaaaaaaaaad haysid

  8. xuseen says:

    ku godomiyaha gobolka bari ee dowlada puntland de cabdi samad maxamad galan shaqada wanaagsan uu u hahayo shacabka puntland gaar haaan gobolka bari iyo kakamynta siyasiintii fashilmay oo uu kamid yahay samatar iyo gaaaaaaas oo uu gobolka 24saac kagasaary qaswadayashaas maumul ayaa kajira gobolka bari waxaanana kamadaxwayna ah galan hambalyo shaqada wanagsan ee aad haysaid waana mudsntahyhay in lagu amaano

  9. Kulmis says:

    “Soomaalidu Waxaay dhahdaa maayd-yaa U danbeeyey”Faroole iyo afdaloow Waxaan Shaki ku jrin Inaay Ka danbeeyaan Aqoon-yahanka iyo wax-garadka Puntland oo Maalin walba Inta Afka Loo soo Duubto Lalaayo Lana dhaho Al-shabaab Ayaa dishaay.Faroolen iyo Inta Wax la laaysa Reer Puntland Waa U xisaab-san Yihiin,Waxaayna U dhimanayaan Silic.Stafka Xaaji Bakiin Waxaa Dilkooda ka Danbeeyey Faroole Waxaana Loon Hayaa Caddaaymo Badan.

  10. Farxaan says:

    Aqoon ayaa ugu laaban Ini siciid Samatar. waxaan u arkaa in mudane Galan uu ku degdegay go’aanka. waxaan o ran laha in uu dib uga ka fiirsado goaanka uu qaatay. Galan waxa uu sheegay in uuusan ka soo degikarin wax musharax ah garoonka Bosaso dhowr bilood ka hor hadana waxa ka soo degay Musharax Samatar, way iska cadahay in uu san waxba go’aamin karin c/samad Galan. samatar waa libaaxa Bosaso

  11. mudug man says:

    Faroole danbiga uu puntland ka galay qof ka galay majiro xusuuso qofwalbow xaqiiqdana hayska indha tirin waa hadad tahay qof qaan gaar ah kana maran caadifad,waxaa marnaba aan xusuusta reer puntland aan ka baxayn dhacdadii foosha xumayd ee uu ku kacay faroole wakhtigii xukuumadii gen cade muse waxaa dhacday goor subax ah faroole inuu soo kaxeeyo 10 wiil uu adeero u yahay oo uu horkeenay aqalka baarlamaanka puntland yiraahdana ciidaan leeyahay cidina gelimayso!! ilaah baan idinku dhaarshaye danbigaas qofgalay mow qalmaa inuu xitaa masuuliyad yar ka qabto puntlan?? ilah baan idinku dhaarshaye miyuu jiraa qof danbigaas oo kale ka galay reer puntland war xaqiiqda aynu ka hadlno,waxaa kasii daran kala dirka puntlan iyo meeshuu garsiiyay oo aan marnaba lagasoo kaban karin.ogaada taariikhdu waa mid soo noq noqota mana duugoowdo.

    mida kale xanibaada gen samatar macna samyn mayso waayo waa uun iska hadal samatar waa muwaadin reer puntland ah reer bari ah mana u hogaansamayo cid wax ka samayn kartaana majidho horay ayay u yiraahdeen ma iman karo puntland barquu kasoo degay hadana waa sidii marka waxaa fiicnaan lahayd wax aadan samayn karin inaadin ku hadaaqin.

  12. osman says:

    HA LA XISHOODO. WAXAAN WAA AY ISKA DHAMAANAYSAA.

  13. seraaar bari says:

    kkkkkkkk ha u hogaansamo ganral cabdulaahi samatar amarkaas walaahi kan gudoomiye galan layiraahd waala qayliyeey hada ja hor waxaan xasuustaa wagii xaji bakiin godoomiyaha goblka aha iyo jamac cali jamac yari adeer iska fadhi marti ku ahaow magaalada

  14. qardhood says:

    wax badan baan isxakamaynay laakiin limit kii waan gaarnay seefta ayaan galka kala baxayna dadbadana way qaadi doontaa waana la arki doonaa halkay ku danbayso,

  15. wiil bari says:

    wlee galan wiil iga dheh meshii gaas maray ayuu mariyey gobolka bari mamul ayaa kajira xitaaa faroole kama taliyo wiil ladhego cabdisamad maxamd galan ayaa ka aadama kana qiima marka aaway wiil qardhoood isha siwacan ugu fiiri shir maqaban karo ciidan badan makaxaysan karo gaaaaaaaaaaaaalan wxuu qaaday kaabka2013 masha alaaaaaaaaaaah

  16. qabaalika yaan lacayin majerten waxba yaan lakala qadin mida kale waxan leyahay siyaasiyinta halagu qiimeyo waxqab yanlagu tageerin qabiil odaygaan claahi muxuu qabtay shalay markii uu mesha joogay boosaaso ladhax mariwayey bucad iyo maryo calas dadka udodaya mawaxay utagerayan waa nala qabiil ooqabiilku waxkale mawaayey

  17. putland waa in la bad baadiyaa waa in la taageera is bedelka faroole waqtigiisa waa uu dhamaaday waa in la dhisaa baarlamaan cusub si doorashada putland u dhacdo madax sare wayqaadan karaan hubka culus waa lagu waardiyeey nayaa waana muhiim in la ilaa liyo cid u diidi karta malaha ama cid qasbi karta toona jeneralka cabdulaahi saciid samatar cid u diidi karto ama handadi karto malaha waan difaaceynaa cida is ku daydaa waana la jihaadeynaa

  18. Wiil taagtay says:

    Wr waxa la yiri odayga habarta wax loo saar . Hadi la yiri wadanka hub ha ladhex marin maxa dhib oo ku jira mida kale ninkan hadu khayr leeyahay shalayba waxa u qabilsana amniga sidu wax ugalayna wad ogayden hadan qabil lagu tagerayn . Wr wa nimankinan rer karkaar ah dad macqul ah mesha kena .

  19. Ali says:

    waa caqlixmadii hawiye halkaa dhigtay jidka lagu socdaa waxase ka sii liita kuwa buunbuuninaya in dalkan puntland dhibi ka dhacdo.war qaati bilaahi ayaa dadku ka joogaa odaydan dibadaha ku soo wareeray oo ilmahoodu jaamacadaha u dhigtaan aanana kala jeclayn dhibta ku dhici karta dadka maxasta aha iyo kuwa aanan haysan nolosha ay carruurtoodu haysato, kaaga sii darane waxay u soo shaqo doonteen masaakiintan.war arinku wuxuu maryaa in Voa yabarow oo daalin ahi marba mid waraysto si uu iskugu diro. waxan la yaabanahay gibinkan guuleed la baxay, anigu reer qardhood baan ahay, cali saleebaan iyo ciise maxamuud waa tolkey oo dhibi nam dhextaal, waxase is haya niman meesha u soo shaqo tegay oo adiga iyo anigaba aaana midna dan u hayn, kuwa la kala safanina waa kuwo awrka lagu kacsado, hadhowna cay bilaaba markay runta soo taabtaan.puntland nabad iyo guul ayaan u rajeynayaa, baraaraan u rajeynayaa, horumar ayaan u rajeynayaa. ogoobeey inaad cadow badan leedahay, lagana yeelayn odayadan in ay puntland isu layso koox ama qabiil. waa xiligii la tageeri laha dadka aqoonta leh, maya, maya oday danbe. faroole waxa wasiiro u ah khaliif ciise, yuusuf ahmed khayr, cabdiqani yuusuf cade, ini jaqanaf maa iyaga laga hadlo inta beel xumaanteed la doonayo. ini samantar ilaahbaa igu og inaanan cismaan maxamuud u rabin una wadan, dhibkuu wadana aanan looga raali ahayn. faaroolana waa inuu doorasho cadaaalada qabtaa lana dhisaa gudi madaxbanaan ee doorasho, isimada, culimada iyo aqoonyahankuna ka dhex muuqdaan gudigaas, si doorasho xalaal ahi u dhacdo.

  20. mohamed says:

    Wuxuu Rabaa faroole inuu shirqool iyo Qarax ku laayo Musharaxiinta horu Nabadoonada iyo dadkii isaga fikir ahaan ka duwan uu u laayay , dushana u saarin jiray alshabaab iyo alqaacida ,

  21. sayaxleef says:

    guleed ninyar oo iska hadlay ayaad tahay lkn ogow bari galan iyo cali saleban ayaa leh cismaan maxamud qayb qardho ka tirsan ayey ku leyihiin gobolka waana la edeb baraya ahdii ay amarka galan u hogaan smai wayan mida kale yaa walaal kula ah oo aad sheegaysa yaas ecarmo wax yeeli kara ma tomonka oday oo istaafka abdulaahi qardho lagu sexin jiray hadii aad madax qadan qardho cali saleban iyo ciisa maxmud aya qaybsanaya adna bari adiga oo inadha wasakh ku leh aya lug kaga baxaysa riyo kunool

  22. mahad maxed says:

    as/w walaale, Faroole sow isagii Puntland ku dhexmari jiray tinikada iyo hubka culus markuu musharaxa ahaa, maantay miyuu oran karaa yaan hub la qaadan waxas cidina ka yeelimayso.

  23. warsame says:

    Faroole sow isagii Puntland ku dhexmari jiray tinikada iyo hubka culus markuu musharaxa ahaa, maantay miyuu oran karaa yaan hub la qaadan waxas cidina ka yeelimayso.

  24. warsame says:

    waa layaqaan ninka burcad badeeda ah iyo ninkii kale adeerka faroole ayaa burcad badeed ah lacagta burcadana isku sharaxay waa lawada ogyahay umadu way kala taqaana dadka.

  25. Madan says:

    Meesha anigaa arkoo waY dhabaqday halkaas ceeb ayaa ka soo socota waayo faroole waa nin madax adag PLna sidaas dan uguma jirto.
    To: Faroole: xiligaaga ku ekow oo ha isku dayin inaa ku darsato Sanad waa danta PL.
    To: Reer Qardhood iyo Reer Gaalkacyo: idina xal nabdoon raadiya oo tan xooga ah dib u dhiga waa danta PL.

  26. sanaag says:

    maxaan been isu sheegna ustaad wa dad reer bari ah kuhaa kkkkkk hadaa ayey dad aan waxba iska gelin isku xoqxoqdea kkk. hadii u hogaansami waayo amarka gudiga amaanka waxaad arkidoonta in la baryo iyo in kale adeer meeshu fowdo ma aha

  27. CAQLIWANAAG says:

    Waa sax, oo waa in aan is dabayaac iyo fowdo lagula kicin shacabka loona hogaansamaa awaamiirta dowliga ah!!!

    Xisbiyo hala furto, hana laga gudbo habka qabiilka iyo reerkaygaa wax walba mudan!!!

  28. Warsame Khalaf says:

    Puntland, si xasilan, foojigan, Xoog, iyo amni, cilmi, iyo runtii maxaad taqaan, aysan ku jirin yaad taqaan ayey u baahantahay.

    Dukaafada Xamar dawlada beenta ah oo kajirtaa, uma soo wado wax wanaagsan Puntland iyo dadkeeda.

    Waxa Keenay Dukaafada Xamar Dawlada beenta ah, waxay ahayd hunguri ka galay Puntland, ma aysan ahayn Somali nimo ama wanaag ka soo socda burcadii burburisay somalia iyo kuwii ku taageeray.

    Madaxweyne waxaa noqon kara, nin Karaan ah oo karti leh, oo dadka iyo dalka Puntland iyo dalkeena maqan wax run ah u qaban kara iskuna duwi kara dadka Puntland oo runta u sheegi kara, in aan loo maahnany, kala jir, iyo dhaliilo aan qumanayn.
    wax wayn ayaa u dhexeeya qabiil iyo dawled, maxaad taqaan iyo yaad taqaan.

    Puntland.

    W.Kh.

  29. Badmacaanshow adunka ha wareerin rer putland ku nace doorashan diyaar unahay
    Putland purpurkeeda shacabkeena dhibtiisa
    Matadeena dayaceeda
    Darxumada dooni meeno
    Mid dabnaka dhex huranaaya
    Iyo shilimo qaate dooni mayno
    Putland burburkeeda
    Dhibato calankeena
    Uherseedi meeno
    Dollar qatoow kaligiis daneestow
    Dhibaatiyo purpurkena wacan
    Iyo mid dabnaku hurinaaya dooni meeno
    Doorashan diyar unahay
    Dalxoraan diyar unahay
    Nabadiyo barwaqiyo
    Putland dhulkeygi
    Dalxoraan diyaar unahay
    Badmacaanshow putland hawareerin
    Kunacno doorashan diyar unahay
    Dalxorandoyar unahay
    Nabadiyo barwaqiyo
    Putland hormarkeeda udadalan diyar unahay

  30. Badmacaanshow adunka ha wareerin rer putland ku nace doorashan diyaar unahay

  31. abi says:

    Hayeh maxaa ku jaban digreetadaan hadii amniga laga wada shaqeeyo ba dhibaa ku jira mise amniga qabyaalad baa ka horeysa oo ah see nin cali saleebaan ah udhihi karaa nin cismaan maxamud ah hub iyo tikniko ma usticmaali kartid.walaahi aniga waa yaabay goormaan gaarayna in qofka saxana la isku raaco kan xun la iska qabto.war reer puntland waxaan idin oran lahaa samantar iyo farooleba midba dan idiin mahayee ee katashada mustaqbalkiina…hadii kale ee meesha baabado oo la isku laayo odayaal yurub kayimid oo ciyaalkoodii inay ka dhibtaan rabin yeysan idin kharibineh..

  32. Guuleed says:

    Waxaa oran lahaa midkaan isku sheegay Gudoomiyaha Gobolka Bari, war nin yahoow gardarada uu faroole kula maagan yahay ka joog, haddaa diido axay noqoneysaa in laiska kaa qabto. General Samantar Ciidankiisa waa difaac maxaa wacey So faroole hadder ciidanka Puntland ku gumaadaya shacabka Puntland. faroole waa fukey bal hasoo bareero laakiinse Faroole waxaa uu dhibaato usoo jiidi doonaa Beesha Cali Saleebaan ee ayaantaan laga kari waayey war ka dhex baxa raggan ishaya ee walaalalaha, hadda diidaan sooma ahan, Carmo orod looga bixi doonaa. Waa iga talo arinkaan hala isgaabiyo. asc wr wb.

Leave a Reply