Galmudug oo ka hortimid in garoonka diyaaradaha Gaalkacyo loo bixiyo Abdullahi Yusuf Airport
March 26, 2012 // Warar SomaaliMadaxda Galmudug ayaa ka hor yimid hadal kasoo baxay madaxweynaha DKMG iyo madaxweynaha Puntland oo ahaa in Garoonka Gaalkacyo loogu magac darro allaha u naxariistee Marxuum C/laahi Yusuf Axmed.
Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa saxaafada u sheegay isagoo ku sugan magaalada Nairobi in cid gaar ah aysan awood u lahayn ay meel dad kale degen yihiin loogu magac darro C/laahi Yusuf.
“ Hadii Garoonka Galkacyo loogu magac darayo Abdullahi Yusuf waa inay ka wada hadlaan beelaha dega Galkacyo ee maaha go’aan uu Faroole ama Shariif leeyahay waana ka xumahay inuu si qeyru masuulnimo u hadlay Faroole”ayuu yiri Madaxweynaha Galmudug Ahmed Mohamed Caalin.
Caalin wuxuu xusay inuu garoonka Galkacyo ku yaal deegaanka Galmudug sidaas darteedna ay hadalka Faroole u arkaan isku dir ama dhul boob.
Madaxweynaha Galmudug ayaa sidoo kale yiri ”Madaxweyne Shariif xaq uma lahan inuu magac u bixiyo Garoonka Galkacyo, waa arrin qaldan ayaa leenahay, oo uu isku horkeenayo, arrinta garoonkana wada hadal ayaa inoo socda, ma ahan hadii ay iyaga gacanta ku hayaan garoonka inay leeyihiin”
Madaxda dowlada Somalia iyo Puntland ayaa meel mariyey in Garoonka Galkacyo loo bixin doono Abdullahi Yusuf Airport.
Marxuum Yusuf oo 78 sano jir ku geeriyooday ayaa sanado badan ku waari doona quluubta malaayiin Soomali ah oo u arka inuu ahaa Halyeey Qaran.
Puntland News-24



Hahaha waligay ma maqlin cabdullahi yusuf aa sacad galkacyo soo dajiyay waayo waxan ogahay In sacad asal ahaan u lahaayen dhulkas majertena wada dagaan lkn markii la isku dagaalay majertenka dagaalkii haf qiyamo ayaa lagu xasuqay hada hadii la is dagalana sacad kali maaha walalahis oo dowlado dhan iska dhacshay baa lasoo garab ah
dadka meesha wax ku qoray badankood waa belaayo ka talis.ugu horeyn waxa garoonba laguma sheegi karo. hadii la rabo in la sharfo cabdulaahi ma kan boosaaso loogu magac daro. tan labaad reer plandnoow gartu ilaah baay taqaan,waxaa wadaan waa quursi.mar aad ku magacawdaan maamulka x baraxley iyo maraad garoon la idinla leeyahay aad fudaydka faroole magac u bixisaan.magaaladasi waa magaalo soomaliyeed,taladana reer galmudug qaybtoodaay leeyihiin.hebel baa soo gashay iyo bushash bay ka degan yihiin iyo waa caay.
Ahmed Mohamed Caalin.Mahilmaantay Ninkii idiin ogolaaday in dib u soo dagtaan dagaan nabadna ku daganaatan taarikhda lama hilmaamo
Markii UNC qabsatay galkacayo dadbana ku xasuuqeen ,,kadib markii dib laaga saray, yaa soo dajiyay dhulka aad ku magacaabayso gal mudug,,duldakii ayaad sheeganaysaa ee hada dab ha shidin,dab aad shiday dad muslin ah oo masaakiin ah ayaad haligaysaa,,hadii garoonka gaalakcayo loo bixiyo cadilaahi yusuf,,abdilaahi waa ninkii dhulka idiin ogolaaday in aad dib u soo dagtaan ha hilmaamin taas,,Dhulkana dadka iskaleh ayaa ka hadli kara,,qaxooti baadku tahay Mudug..
madaxdinaa sidaas ey isku hestaan, wax ey ku hesiis yihiin haba yaratee, waa xabenkii xalay tagay.Barlamanka kushega Xamar jooga oo cidamo shisheye ku ilaaliyan sidaas ey isku hestaan, shicibkiina dibadaha ka tuugsada sidaas aad isku luggoneysaa waa arnin iga farxisa. Intaad isku maqantihiin aad midowikarin SOMALILAND citirafkeda waa heshay ee mesha ka sii wada.
Walalayal 20 sano ayan dagal kujirnay cidine wax ku qadi waysaye hala dajiyo kubada halaga xigo muslin nimada iyo somalinimada
Walalayal ha leydaayo 20 sano ayan dagal kujirnay marka dagal ninka ufakanaa waa nin aan galin marka halaga jiro dagal muslin nimada iyo somalinimo
KKK RUNTII WAXAAN KU BILAABAYAA QOSAL SABTAN WEXEEY TAHAY IN MAANTA LAGA BARBARYO CAALIN IN UU OGOLAADAY NINKII SOO DIJEYAY LAKIN SABTA ISAGA MAHAEE WAA REER MUDUG SABTOO AH IYAGAA OGOLAADAY MAALINTII UGU HOREEYSAY I XAAFAD KAMID AH GALAKACAYO LAGA DHAWAAQO MAAMUL AAN HOOSTAGIN PUNTLAND HOREE WAXAA LOOYIRI BIDAARI SIBIXBEEY KUGU GASHAA MARKA REERMUDUG MAXAA HADA LAHABOON IN EEY KAGA JAWABAAN RAINTAN KA SOO JEERTAY CAALI ANIGA WAXAAN DHIHI LAHAA MAADAMA UU MAQAN YAHAY HALOODIIDO IN UU KA SOO DAGO GAROONKA HANA TUSO CIDA WAX DIIDI KARTA IYO CIDA WAX OGOLAAN KARTA CIDEY TAHAY ILAA UU KA NOQDO KANA BIXIYO RAALI GALIN ARINTAAS LAGUN YIRAAHDAO MAANTA LAGA BILAABO KUMA SHEEGAN KARTO GAALKACAYO DHEXDEEDA DOOWLAD
Halyey mudug, kan wata oo diciifka ah waxaan leeyahay waxaad tahay inan gumeed aan raganimo iyo nasabnimo midna lahayn.
Adiga oo kale oo saas u hadlana waa waxa umada halkaa dhigey.
Caalimka aad sheegaysidna anaga walwal iyo cabsi midna naguma hayo ee hadii adiga ay cabsi ku hayso carar.
Caalin waa inangumeed riyoonaya oo aan garoonka Galkaio ee Abdulahi Yusuf Ahmed International airport waxba kabadali karin laakiin wuxuu isku qoonsanayaa in uu kasoo dago hada wixii kadanbeeya ama uu ka duulo.
Reermahadna sxb waa reerka ay majeerteen meesha ku daganyihiin oo difaaca dhulka puntland iyaga ayaa number 1 ka ah oo umadu wada ogtahay wayna ahaanayaan ee hadii aad cuqdad qabtid ladhimo ama meelahaas waligaa calaacalkaaga lajoog.
Abdullahi Yusufna ILAAHY wuu u naxariisanayaa insha ALLAH janana wuu tagayaa adigana cidna wax kaawaydiin mayso ee hadalkaaga foosha xun uurkaaga ku hayso…
Puntland Law firm.
Walaal Waa runtaa waxkasta Waxaa kaxanuun badan Wiil somaliyeed oo micno daro kudhinta hadalkayga waxa iga keenay xooga caadifad baa iqaaday dadkeena somaliyeed Waa dad oo walaalo ah oo islaam ah in ay minco daro isku layaana wax haboon maahan ILAAHAY haynoo danbi dhaaafo dhamaanteen inshallah ILAAHAY quluubta umada islaamka hamideeyo oo jaceyl hadhexdhigo.. Aaamin
kkkkk alaylahe hadan reer mudug nahay waanu gumownay marhadii madaarki galkkacyod caalin leeyahay waa dhul galmudug war tolow iyo majerrtenow qoodhin iyo xeradiin waanu soo guuraynaye dhul aan maxasta keensano no qoondeeya .carabra waxay ku maahmaahda (samin kalbak yakuluka) cayili eeygaaga haku cunee.ina yuusuf yeey iyo jifadisa reer mahad cumar maxamud hunguri xumadoodu way gumeeyen akh war dadku damir xuma waa nimanki shalay marki galkacyo daanyeerada laga jafay ku sooceliyay ilaahay kuma naxaristo maba uu istahilo in loobaxsho airpotka
Kkkkkkkk akhwaanii wax aan micno weyn lahayn yaan la buun buunin, ninka caalin layiraahdona qabiil meesha degan buu horjooge uyahay,in la ogaysiiyona dhib maleh, wiil soomaaliyeed oo rabsho ka kacda kudhintaa aniga igala xanuun badan,tacsidii oon dhamaan baadna reer mudug qulub bilowdeen sidi caadada idin ahayd,caalina wuu qirtay in wada hadal usocdo mana diidana ee xoogaa in la qiimeeyu rabay,so kubada dejiya,ileen marxuumkuba markuu aadan cade mogadisho u magacaabayeyba wada tashi buu ku magacaabay,marka easy guys,wabillaahi towfiiq
Waxan maqli jiray laxkasta shikalkay isdhigtaa lagu qalaa runtii Waa wax layaableh in kalab xun ah oo wax magarab ah in uu dhulkayagii nagu haysto oo uu waliba islaquman yahay absolutely waxaani wax loo dulqaadankaro maahan waana gardaro aan geed looguso gaban. Laakin cashar baa ubaaban doona uusan waligiis maqal awalba C/laahi Yusuf ayaa Galkacyo sodajiyay markaan Ilaa hobyo dhaafsiinay laakin maanta yaa u Sheega in uusan noolayn. Dagaal balaaran oo kuhoobatan waxaad kaheshaan Mooryanyahay Waxba haygasiinina.
waa nin afxun kab buu is taahilaa in lala dhaco saqajaanka qamriista ah waa in loo jawaaba hadalka xun oo ka soo yeeray
Xiisadda waxa fiican in la qaboojiyo iyada oo la ixtiraamayo meydka qabriga la dhigay.Shaki kuma jiro in uu Caalin qaldanyahay oo xitaa sida aan filayo eysan maamulkiisu la qabin fikirkiisa,waayo marxuum Cabdulahi wuxuu ahaa madaxweyne qaran,garoonka diyaaradaha ee Galkacayo waxaa dhisay oo iska leh qaranka somaliyed marka waa maxay sababta Mr Caalin u diidanyahay in loogu magac daro.Haddaba dadka wax qorayow ka fogaada wixii cey amaba aan munaasib ahayn Rabbina halaga cabsado oo had iyo jeer sidii dadka Galkacayo ku nooli nabad iyo isfahan iyo walaaltinimo ugu wada noolaan lahaayeen ha laga shaqeeyo.
caalin uma eka nin caqli badan waayo inuu arintaas ka hadloba may ahay. C/laahi Yusuf waa nikii Gaalkacayo soo dejiyay dadkii dulka usoo dagaalabay eeda uga galay. laakin micno maleh waxkasto waxaa ka wayn nabada iyo Somalinimada, C/LAAHI Allahay naxariistii hasiiyo waxba magac yar oo meel loo bixiyo u qaban mayso
Saamiyo,
walaal adiga iyo Caalin (Galmudug president) waxaad tihiin maangaabyo dadkeena Soomaaliyeed isku xuuxinayaa (isku diraya)!
Marabo inaad Hawie, Darood, Isaaq iyo magacya kale aad noo kala bixisaan!
waxaan nahay Soomali, ka biloow Jibouti ilaa Ras caseyr, ilaa Ras Gambooni, ilaa Harar, ilaa Garisa iyo inta u dhexaysa.
We are Somalis and DO NOT BUY anything less than SHANTEENA, the fisrt we are going to do is eleminating international criminals called Al-shabaab/qaacida hiding in our country.
They are those(Al-fuck qaacida gang) denying all Somalis the place we should have in international areana.
Ugu dambeen, waan ku salaamay walaal waana iga intaas, KKKKKKKKK!
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk waalhi wa arin ad looga xumado marxumaku waa dhintey ilahay ha unaxaristo janadii fardowsana ilahay haka waraabiyo wllyaal hadii loobixyey magaca ma ahyn in ay sida dhahan qolyahan oo wax magaradkaa waa dad an waxan kala aqoon melkasta ay jogaan war nabad aya agalkacayo kudagantihiine bariska heyska cideynina hawiye hadiikle wa leydin qaxin edeb yeeeesha mesha waxa degan majeerteene cadi iska dhiga hadiikle wa leydin qaxin warad ayan idin saari edeb waraa faroole adina edeb uyeeeeeeeeeeel wey kibreene markiia y kareysteen qaxixii muqdisho kkkkkkkkkkk hanoolato puntlad
waxaan kutalin lahaa arinta magaca garoonka yaan wax ween laga dhigin , nabad halagu xaliyo ,marxuumkana raad xun yaanan lagareebin oo dagaal iyo dhi keeni kara,dawladda puntland waa inay kudadaashaa sidii qarankii soomaaliyeed ee soomaaliya usoocelin lahayd waayo nabad iyo horumar majiraayso haddaan lehelin dawlad dhexe oo dadka isku hogaamisa kan caqliga xun iyo kan waalan iyo inta wax garadkaa.talo kale reer gaalkacyo nabadda ha ilaashadeen waayo nabad waa sheega ugu qaalisan adduunka oo qofka bani aadamkaa hadduu haysto nabad wax kamaqan majiraan,waa layaqaan dagaal waxa kadhasha waa 1-burbur 2-cuduro khatara oo aan la arki jirin 3-qax 4-waxii horay loosameestay oo baaba sida guryaha ,dhaqaalaha,maamulka,iwm, 5-dad isjeclaa oo kalafogaada 5-isdhexgalka dadka oo meesha kabaxa markaasna waxaa meesha kabaxa dhaqaalaha iyo bulshadii badneed ,waxaanad ogaataan magaalaba intay kadadyartahay kadhaqaalo xun oo kahorumar yar waayo magaalo hal qabiil ama laba qabiil dagan yahay magaalo manoqoto marka dadku waa muhiim haddii dadka wada dagan yihii dad aan isku cunsuriyeeneen sida diinta afka iyo midabka wada daganaashohoodu,runtii gaalkacyo waxay haysataa jaanis gobolada kale haysan waayo qabiilo badan baa dagan waa meel istiraatiijiya waa muhiim marka dadka gaalkacyana waa walaalo isku diina isku affa isku midaba ,gabagabadii waxaan kutalinlahaa qofkasta ha ilaaliyo nabadda
waajibna ha iska saaro magaaladiisa sidii horumarinlahaa dadka dhibka wadan la isaga qaban lahaa—wabillaahi toowfiiq
War nimankaan wisil intay ugu sokeyso hala geeyo, edebdaradooda waa laga joogi la’yahay, Cabdulaahi isagaa inoo keenay, meeshaynu oohin iyo baroordiiq ka sugaynay yuu hadal xumo inooku jawaabay.
Xafad yar oo Baraxleey la dhoho beey beey taganyihiin oo buushash laga dhisay marka waxaa fiican in sidii qashinkii laga nadiifiyo magalada oo xaaqin la mariyaa sababtoo ah xataa cagaf cagaf ma ku fiicna in loo adegsado
sababtoo ah waax meesha yaal baa iska yar
magaalada in laga saaro weeye see udiidi karaa cabdulaahi sooow ninkii gaalkacayo keenay maaha
hahahahaha caalin cadi ma tihid.halyey somali ka dhintay baa loogu magac daray garoonka dhulkuna wa dhul somaliyeede is qabooji