Comments on: Galmudug oo ka hortimid in garoonka diyaaradaha Gaalkacyo loo bixiyo Abdullahi Yusuf Airport

By: kkkkkk
Hahaha waligay ma maqlin cabdullahi yusuf aa sacad galkacyo soo dajiyay waayo waxan ogahay In sacad asal ahaan u lahaayen dhulkas majertena wada dagaan lkn markii la isku dagaalay majertenka dagaalkii haf qiyamo ayaa lagu xasuqay hada hadii la is dagalana sacad kali maaha walalahis oo dowlado dhan iska dhacshay baa lasoo garab ah

By: wiil qardho
dadka meesha wax ku qoray badankood waa belaayo ka talis.ugu horeyn waxa garoonba laguma sheegi karo. hadii la rabo in la sharfo cabdulaahi ma kan boosaaso loogu magac daro. tan labaad reer plandnoow gartu ilaah baay taqaan,waxaa wadaan waa quursi.mar aad ku magacawdaan maamulka x baraxley iyo maraad garoon la idinla leeyahay aad fudaydka faroole magac u bixisaan.magaaladasi waa magaalo soomaliyeed,taladana reer galmudug qaybtoodaay leeyihiin.hebel baa soo gashay iyo bushash bay ka degan yihiin iyo waa caay.

By: Boqor Mohamed Hassan
Ahmed Mohamed Caalin.Mahilmaantay Ninkii idiin ogolaaday in dib u soo dagtaan dagaan nabadna ku daganaatan taarikhda lama hilmaamo
Markii UNC qabsatay galkacayo dadbana ku xasuuqeen ,,kadib markii dib laaga saray, yaa soo dajiyay dhulka aad ku magacaabayso gal mudug,,duldakii ayaad sheeganaysaa ee hada dab ha shidin,dab aad shiday dad muslin ah oo masaakiin ah ayaad haligaysaa,,hadii garoonka gaalakcayo loo bixiyo cadilaahi yusuf,,abdilaahi waa ninkii dhulka idiin ogolaaday in aad dib u soo dagtaan ha hilmaamin taas,,Dhulkana dadka iskaleh ayaa ka hadli kara,,qaxooti baadku tahay Mudug..

By: rashid
madaxdinaa sidaas ey isku hestaan, wax ey ku hesiis yihiin haba yaratee, waa xabenkii xalay tagay.Barlamanka kushega  Xamar jooga oo cidamo shisheye ku ilaaliyan sidaas ey isku hestaan, shicibkiina dibadaha ka tuugsada sidaas aad isku luggoneysaa waa arnin iga farxisa. Intaad isku maqantihiin  aad midowikarin SOMALILAND  citirafkeda waa heshay  ee mesha ka sii wada.

By: Xasan
Walalayal 20 sano ayan dagal kujirnay cidine wax ku qadi waysaye hala dajiyo kubada  halaga xigo muslin nimada iyo somalinimada

By: Xasan
Walalayal ha leydaayo 20 sano ayan dagal kujirnay marka dagal ninka ufakanaa waa nin aan galin marka halaga jiro dagal muslin nimada iyo somalinimo

By: ubah
KKK RUNTII WAXAAN KU BILAABAYAA QOSAL SABTAN WEXEEY TAHAY IN MAANTA LAGA BARBARYO CAALIN IN UU OGOLAADAY NINKII SOO DIJEYAY LAKIN SABTA ISAGA MAHAEE WAA REER MUDUG SABTOO AH IYAGAA OGOLAADAY MAALINTII UGU HOREEYSAY I XAAFAD KAMID AH GALAKACAYO LAGA DHAWAAQO MAAMUL AAN HOOSTAGIN PUNTLAND HOREE WAXAA LOOYIRI BIDAARI SIBIXBEEY KUGU GASHAA MARKA REERMUDUG MAXAA HADA LAHABOON IN EEY KAGA JAWABAAN RAINTAN KA SOO JEERTAY CAALI ANIGA WAXAAN DHIHI LAHAA MAADAMA UU MAQAN YAHAY HALOODIIDO IN UU KA SOO DAGO GAROONKA HANA TUSO CIDA WAX DIIDI KARTA IYO CIDA WAX OGOLAAN KARTA CIDEY TAHAY ILAA UU KA NOQDO KANA BIXIYO RAALI GALIN ARINTAAS LAGUN YIRAAHDAO MAANTA LAGA BILAABO KUMA SHEEGAN KARTO GAALKACAYO DHEXDEEDA DOOWLAD

By: Aar Libaax
Halyey mudug, kan wata oo diciifka ah waxaan leeyahay waxaad tahay inan gumeed aan raganimo iyo nasabnimo midna lahayn.

Adiga oo kale oo saas u hadlana waa waxa umada halkaa dhigey.

Caalimka aad sheegaysidna anaga walwal iyo cabsi midna naguma hayo ee hadii adiga ay cabsi ku hayso carar.

Caalin waa inangumeed riyoonaya oo aan garoonka Galkaio ee Abdulahi Yusuf Ahmed International airport waxba kabadali karin laakiin wuxuu isku qoonsanayaa in uu kasoo dago hada wixii kadanbeeya ama uu ka duulo.

Reermahadna sxb waa reerka ay majeerteen meesha ku daganyihiin oo difaaca dhulka puntland iyaga ayaa number 1 ka ah oo umadu wada ogtahay wayna ahaanayaan ee hadii aad cuqdad qabtid ladhimo ama meelahaas waligaa calaacalkaaga lajoog.

Abdullahi Yusufna ILAAHY wuu u naxariisanayaa insha ALLAH janana wuu tagayaa adigana cidna wax kaawaydiin mayso ee hadalkaaga foosha xun uurkaaga ku hayso…

By: Iljeex
Puntland Law firm.

Walaal Waa runtaa  waxkasta Waxaa kaxanuun badan Wiil somaliyeed oo micno daro kudhinta hadalkayga waxa iga keenay xooga caadifad baa iqaaday dadkeena somaliyeed Waa dad oo walaalo ah oo islaam ah in ay minco daro isku layaana wax haboon maahan ILAAHAY haynoo danbi dhaaafo dhamaanteen inshallah ILAAHAY quluubta umada islaamka hamideeyo oo jaceyl hadhexdhigo.. Aaamin

By: halyeey~mudug
kkkkk alaylahe hadan reer mudug nahay waanu gumownay marhadii madaarki galkkacyod caalin leeyahay waa dhul galmudug war tolow iyo majerrtenow qoodhin iyo xeradiin waanu soo guuraynaye dhul aan maxasta keensano no qoondeeya .carabra waxay ku maahmaahda (samin kalbak yakuluka) cayili eeygaaga haku cunee.ina yuusuf yeey iyo jifadisa reer mahad cumar maxamud hunguri xumadoodu way gumeeyen akh war dadku damir xuma waa nimanki shalay marki galkacyo daanyeerada laga jafay ku sooceliyay ilaahay kuma naxaristo maba uu istahilo in loobaxsho airpotka

By: P land law firm
Kkkkkkkk akhwaanii wax aan micno weyn lahayn yaan la buun buunin, ninka caalin layiraahdona qabiil meesha degan buu horjooge uyahay,in la ogaysiiyona dhib maleh, wiil soomaaliyeed oo rabsho ka kacda kudhintaa aniga igala xanuun badan,tacsidii oon dhamaan baadna reer mudug qulub bilowdeen sidi caadada idin ahayd,caalina wuu qirtay in wada hadal usocdo mana diidana ee xoogaa in la qiimeeyu rabay,so kubada dejiya,ileen marxuumkuba markuu aadan cade mogadisho u magacaabayeyba wada tashi buu ku magacaabay,marka easy guys,wabillaahi towfiiq

By: Iljeex
Waxan maqli jiray laxkasta shikalkay isdhigtaa lagu qalaa runtii Waa wax layaableh in kalab xun ah oo wax magarab ah in uu dhulkayagii nagu haysto oo uu waliba islaquman yahay absolutely waxaani wax loo dulqaadankaro maahan waana gardaro aan geed looguso gaban. Laakin cashar baa ubaaban doona uusan waligiis maqal awalba  C/laahi Yusuf ayaa Galkacyo sodajiyay markaan Ilaa hobyo dhaafsiinay laakin maanta yaa u Sheega in uusan noolayn. Dagaal balaaran oo kuhoobatan waxaad kaheshaan Mooryanyahay Waxba haygasiinina.

By: tiya
waa nin afxun kab buu is taahilaa in lala dhaco saqajaanka qamriista ah waa in loo jawaaba hadalka xun oo ka soo yeeray

By: Ali Khalid
Xiisadda waxa fiican in la qaboojiyo iyada oo la ixtiraamayo meydka qabriga la dhigay.Shaki kuma jiro in uu Caalin qaldanyahay oo xitaa sida aan filayo eysan maamulkiisu la qabin fikirkiisa,waayo marxuum Cabdulahi wuxuu ahaa madaxweyne qaran,garoonka diyaaradaha ee Galkacayo waxaa dhisay oo iska leh qaranka somaliyed marka waa maxay sababta Mr Caalin u diidanyahay in loogu magac daro.Haddaba dadka wax qorayow ka fogaada wixii cey amaba aan munaasib ahayn Rabbina halaga cabsado oo had iyo jeer sidii dadka Galkacayo ku nooli nabad iyo isfahan iyo walaaltinimo ugu wada noolaan lahaayeen ha laga shaqeeyo.

By: yoonis
caalin uma eka nin caqli badan waayo inuu arintaas ka hadloba may ahay. C/laahi Yusuf waa nikii Gaalkacayo soo dejiyay dadkii dulka usoo dagaalabay eeda uga galay. laakin micno maleh waxkasto waxaa ka wayn nabada iyo Somalinimada, C/LAAHI Allahay naxariistii hasiiyo waxba magac yar oo meel loo bixiyo u qaban mayso

By: Gacaliye.
Saamiyo,
walaal adiga iyo Caalin (Galmudug president) waxaad tihiin maangaabyo dadkeena Soomaaliyeed isku xuuxinayaa (isku diraya)!

Marabo inaad Hawie, Darood, Isaaq iyo magacya kale aad noo kala bixisaan!

waxaan nahay Soomali, ka biloow Jibouti ilaa Ras caseyr, ilaa Ras Gambooni, ilaa Harar, ilaa Garisa iyo inta u dhexaysa.

We are Somalis and DO NOT BUY anything less than SHANTEENA, the fisrt we are going to do is eleminating international criminals  called Al-shabaab/qaacida hiding in our country.

They are those(Al-fuck qaacida gang) denying all Somalis the place we should have in international areana.

Ugu dambeen, waan ku salaamay walaal waana iga intaas, KKKKKKKKK!