Daawo wareysi xiisa leh Gen.Cabdulaahi Siciid Samatar [Video]

June 15, 2012   //   Announcement

COMMENTS

RSSComments (6)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. karkaar boy says:

    war hooy umadan walaalaha ah oo waliba daris nimada iyo dhalashada iyo dhaxalkaba usaaxiiba waan kasoo horjeedaa in lagu bilaabo carqalad ninkaan jananka isku sheegow xukun baa kaa shanqaraya ee dariiqeeda soomar oo umada kadaa waxa aad hada kala kacayso oo ah fad qalada iyo fowdada aad dooneyso in aad abuurto

    faroole waa madax weynaha puntland xaaliyan isagaana wax kastaa looga dambeynayaa inta laga gaaryo waqtigiisa ee anigu waxaad wado waan kasoo horjeedaa xamaasadana jooga walaala yaalow xamaasad waa tii qarankii somali lumisay.

  2. salaal says:

    Jen Samantar wax jira ayuu ka hadlay, dadka qabiilka faroole ku taageeraya, oo hadii runta laga hadlo umalaynaya in iyaga waxloo dhimay, waxan oran lahaa, dowlada waala sheegi wixii dhaliil ah oo dowladu leedahay meeshan Faroole xoog kuma imaan dadka reerpuntland ayaa xilka u dhiibtay, waa shaqaale,waxaana xaq ah in lala xisaabtamo.

  3. subxan wale wa yaab walal dhibato kasto Puntland ka dhacda masuliyad xumadeda waxa iska leeh wilasha yar yarka ah ee 30 dolar lasiyo wax an jirin so dubaya oo umada rer Puntland isku diraya bal kwrn hadi wariye kushegan la xiro hadhow waxa la oranaya nin ba si xaqdaro ah u xiran ama mohamed farole aya xirtay wadna aaragtan wuxu sameynayo wa in madaxa xabadan loga dhufta wariyahan saqajanka ah oo midnimada puntland la diriraya General Samatar waxan leyahay ader waqtigagi wad so qadatay hada wa waqtigi dhalinyarada iyo aqoonyahanada Puntalnd hoganka u qaban lahedo maslaxad iyo wanag ay ku mamuli lahed thanks

  4. marwo says:

    Adeerkay waaba daalan yahay ee muxuu wax dhaliilah ama wax hogaanshaa,ee waxan oran lahaa iska naso.

  5. hal adeyg markey joogto iyo howl kar iyo daacad
    heybad iyo xishood iyo hufnaan gaartey heer fiican
    dowladnimo hanankeeda iyo maata hagisteeda
    hagar lia,i wax loo bixsho iyo gacan taqan hooda
    geesinimo halyeey lagu janto iyo gayiga howshiisa
    intaas oo hal buu eebahay hibaba kuu siiyey

  6. Waan soodhowaynayanaa gen samatar. Waxaan jiclaan lahayn inuu dhaco isbedel kahor jana geesi nin kaloo saas uhadli karaa majiro jer oo joog noowaar waynahaan ku barinee

Leave a Reply