Dood Xiisa Leh oo Ku Saabsan Arrimaha Mudda Kororsiga Xukuumada Puntland [DAAWO]

December 1, 2012   //   Opinion, Warar Somaali

Taleefashinka La iska arko ee Universal TV ayaa habeenimadii xalay baahiyey dood kulul oo ku saabsan xaalada siyaasadeed ee Puntland iminka ku sugan tahay. Doodan oo xamaasad weyn ka dhex abuurtay dhinacyadii doodayey ayaa waxaa ka qayb galay Axmed Cabdi Awmuse oo ka tirsan odayaasha jaaliyada Puntland ee Britain iyo Mahad Maxamed Yusuf oo ka mida dadka u dhaq-dhaqaaqa arrimaha khuseeya Puntland.

Labadaba waxay degan yihiin dalka Britain magaalada London, hadaba doodan oo aan waxba la iskula harin ka daawo hoos.

COMMENTS

RSSComments (23)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. Hussein says:

    Dhamaan Akhyaarta Waan idin salaamayaa salaanta islaamka.
    Salan kadib anika waxaan la yaabanahay Umada reer Puntladn Waa umad ilaahay badiyay, Kala taqaan waxa San iyo Waxa khaldan iyo waxa manta ay dadka reer puntland sheegtaa ee dunida dacaladeeda ku kala nool iyo kuwa dalka gudihiisa ba jogga haystaan oo ah barwaayo, nabad iyo deganaansho. ok marka waxaa maxay waxaa cid kaliya ay arkaan ee dadka kale aysan arag? waa maxay danta gaarka ah ee dadkaasi leeyihiin oo ay ka leeyihiin Burburka Puntland?Cudur ama problem nooceeya ayaa haysada qowladaas gaarka ah? see dhagankooda loo badali karaa xaga wanaag tusida iyo wanag farida? see aragtidooda loo dheeraynkaraa ilaa heer somaaliyeed ama heer Hartiyeed looga wacyi galin karo dhabiisha maxamud saleebanka kale? Waxaan halkayga kusoo gababaynayaa TOLOW DUNIDII TAGTAYE LA JAANQAADA OO KA WAAN TOOBA HEERKA HOOSE EE AAD WALI DEGAN TIHIIN…
    FIIRIYA DADKA WALALIHIINA EE DALKA IDINKU LA NOOL SI DA AY ARIMAHA U ARKAAN UNA QAADANAYAAN. WAXAA LA YIDHI WADAR IYO WAAXID YAA WAAALAN? Jabaab waa WAAXID.. Mahadsanidin

  2. Karad farax says:

    walaalo Najmo hadaas madigaa xishooda habar jiifta lagdin lafududa maxase siyaasad ka ogtahay iskama war haysid adigu waa aduunyo gadoon Naag siyaasad ka hadlaysa dhibaatadu waa burburka ee hala ogaado af qoyan hadal madaayo

  3. Najma Naji says:

    Ninkaan faroole u doodayaa waa nin aan Aduun waxabaa kala socon.amase waxuu kamidyahay kuwa aan xishoon ee shiliimada ku qaatah burburka iyo kalafageenta shacabka rere punaland.

  4. Arrinta waxqabadka puntland says:

    Dhamaan akhristayaasha halkaan waxaan idiin sheegayaa in shalay lasoo qoray maqaal in faroole xabsi boosaaso xarigga ka jaray, maqaalkaas waxaan ka qoray fikirkayga oo aan idiin sheegayey in faroole xabsiyo keliya uu xarigga idiinka jaro mid qardho iyo mid boosaaso si wiilashiina loogu xiro oo burcad badeedna loogu sheego xabsigana lagu jir dilo, maqaalkii shalay markaan ku qoray fikirkaan meesha waa laga saaray bal u fiirsada oo ka fekera maqaaadii shalay ku soo baxay web kaan, haddaba reer bari waxaan idin leeyahay garoowe dhulkii baa dhamaaday sidii mashaariic looga fulinayey idinkana faroole markuu idiin yimaado xabsiyo ayuu xarigga idiinka jaraa oo idiin dhisaa si dhalin yaradiina mustaqbalkooda loogu baabi’iyo oo meeshaas loogu hayo, kuwa soo harana wuxuu qortaa askar oo mushar la’aan ayey ku shaqeeyaan oo kulligood surweelkaa ka dhacaya gaajo darteed, haddaba reer bari hurdada ka kaca oo joojiya xabsiga Boosaaso dhismihiisa oo u bedela iskuulo carruurtiinu wax ku barato lana xisaabtama faroole wuxuu mashaariicda wax idiinka siin waayey.

    Haddaba su’aashu waxaa weeye xabsiyo la dhisay wax qabad puntland ma lagu sheegi karaa? doodu waa idiin furan tahay ee soo qora.

  5. ilhaan qardho says:

    bisinka war waxan yaa nag amuusiyaah waxxx magartada aha walahi waa doqomoh anigu dumar aha baa ku waan ka calibadan wacade waxn cadwe iyo wax kale mayaqanin bisin ilaow rer puntlanad dhowr iyo madaxdayada

  6. naasir says:

    faloole waa halyeey dadkaan iska caytamaya maxay hayaan waxa ay hayan miiska hakenin hadii kale haska amusen maryo calas loo mabaana

  7. abdi says:

    Ninkan futoole u hadlayaa sida loo hadlaba magaranaayo doqon sanmuu doodka kaga qayba kalayaa kkkkkk,

  8. edbiye says:

    waxaan leeyahay hanoqonina abaal laawayaal dr faroole waa aqoon yahan waa geesi waa siyaasi waa indheer garad ay ku wayntahay puntland waxa uu qabtayna kuma soo koobi karno warqado iyo qoraalo waxaan dhihi karaa maba jirin wax kahoreeyey hadana waxay maraysaa in ay diyaarado yeelato marka abaal laawayaal baad tihiine hadii wiilkaagu caasi kugu noqdo ilayn adaa garanaya maslaxadiisa isagu garan maayee waa in uu idin dhengedeeyaa marka waxii wax maqlana waxbaa loo sheegin waxii xuna waa ladhengadayn tan kale haku qaldamainina ninku waa laandheere isku kalsoon laan gaabyadaa layiraahdaa waxbaa dhacaya iyo wax laguma dari karo laakiin tani waa ama rab ama harabin waa lagu rabsiin

  9. Qooraansey says:

    Qofka wata magaca Origine Karkaar waa shakhsi ka mid ah Caruurta Faroole oo is qarinaya, waanu kulasoconaa nalama qaldi karo, riyaraac saas camal looma hadlo. Adoogaa iska bax ku dheh.

  10. Gaarhaye says:

    Ina Cabdi awmuuse waa nin mutacalim ah oo garanaya laguna qaldi karin huuhaada, Faroole wuxuu madaxweyne ka yahay puntland bisha u hartay wixii ka danbeeya ha ogaado inuu shacab yahay, hadduu isasii dhejiyo foolxumo ayuu kaga tegeyaa, hadduu qalalaase abuuro international court ayaa lasaari. Well done Ahmed aw Muuse.

  11. ahmed says:

    Barnamijkan wuu fiicanyahay, laakiin Nagaara waxaanu ka codsaneynaa inuu u qeybiyo Dooda daadayaasha,way iku buuqayaan; nidam ha yeesho barnamijka.

  12. runsheeg says:

    waxa si macquul ah udooday mudane Axmed Awmuse baaca kale waa huuraalaha ku guulwadeeya garoweonline iyo puntlandpost, anigdoon ku dheeraan doodaan waxan leeyahay hadalka ugu danbeeyey uu Axmed yiri FAROOLE AYAA PUNTLAND BURBURINDOONA bey arintu kusocota, baaca mahad laleeyahay qabyaalad qayaxan iyo neceyb qabiil ayaa ka muuqda, faroole iyo jaahilintiisu waxey puntland u horseedeen habdhaqan qabyaledeed xun, naceyn qabiil, dad iyo dhul kala qeybin oo puntland hore looga arag hadana waxey u ordayaan ineyba baabi’iyaan oo meeshu ku danbeyso sida koonfur nin iyo awoodiis iyo wuxu ku heli karo.

  13. origin karkaar says:

    ina abdi aw muse reerkiisu waxay taageersanyihiin faroole waana reerka ugu badan reer qardho taladuna ay ka go do,waxaan ognahay cuqaashooda iyo wax garadkooda iyo culimadooduba in faroole ay taageereen iskuna afgarteen murankii siyaasadeed ee jiray,hadaanan qaladanayn bah yaaquub muxaafid weeye dhamaan marka laga reebo nin falagoobay oo gen cade muse warka ka qaata,marka ini cabdi aw muse reerkiisa marka hore haka dhaadhiciyo qaladka faroole.

  14. Walee ibilee nin aan runta sheegin been ayaa u qarsoon Puntland Xagdaro xun ayaa kajidha Halqole ayaa is waaleeso oo waxaad moodaa in ee kaligood leeyahay lakiin ,,, Somalida kale way amusan Oo waxay la aamusan yihiin Cayeerta mesha ee kudhamaanayso ;waa dawaneenaa .
    In tee xagdaraadaaan socota haka yaabin in ee puntland noqoto nabad …..

  15. Ninka Faroole difacaaya Waa NIN aan Waa ubaryin wali oo habeen qudcur ah dhex miradaaya. Xaqiiqda dhabta ah waxa Waaye in madaxweyne Faroole wadankii baabiyey dadkiina colaad kadhex abuuray hantidii shacabkana say tahay loogu takrifalay oo guryo iyo cimaarado lagaga iibsaday wadanka dibadiisa.

    Dadka Faroole taageerayow ogaada wadanka adinkaa iskaleh hadaad xumaato kutageeraysaan adinkoo isdhahaaya qolo AMA Shaqsi kuxumeey Waa maan gabnimo kabuuxda qof Puntland jecelna maahid.

    Midka wata magaca KAMAAL sxb waad qaldantahay saad uhadlaysid Cisman Maxmuud marti kama ahan Puntland. Waa dad jecel midnimada iyo wadajirka reer Puntland Khaladna maqataan. Waxay awoodan in ay Faroole lashaqaystan oo xaraanta uwalaqaayo ay lawaqaaan balse dad damiirleh taasi maqabato. Adoo kale oo cuqdadaysan baa happy ku ah xaalada Puntland marayso.

  16. runsheeg says:

    anigu fikir ahaan waxaan qabaa in dib looga doodo si dhab ah waa xagee puntland ? waa in run laaysku sheeegaa oo xaqiiqda laga hadlaa ma garoowe baa puntland ? ma carmo iyo boosaasaa ? bal halaga jawaabo waxaaynu ognahay laascaanood iyo sool somaliland baa ka talisa buuhoodle khaatumaa ka talisa reer sanaag kuma qanacsana puntland markaa puntland waa ayo ? xageese faroole puntland u yaqaan ma carmo iyo garoowe? dood furan!!!!!!!

  17. khadar says:

    dalka biyo malaha koronto malaha lacag malaha baasaboor malaha mar hadaa dowlad sheegatay waa loo baahan yahay bangiyo u gaarah iyo lacag u gaar ah ayaa la rabaa hada waxaa arkaysaa in shilinkii somaliga lays ka daaba canaayo koofurta lagu daaba caayo suudaan ayaa lagu daabacaa lacagta somaliya malaha wax maamul ah oo kontoroola malaha markaa putland waa in labag samaysataa

  18. khadar says:

    Universal TV faroole wax ma qaban dalkii wali waa la haystaa wali maamul goboleedyo badan ayuu sameeyey 4 sano oo dib u dhac ah ayaa nasoo marey ganac satadii waa ay guureyn hadana wadaa dadii iyo masaajidadii ayuu u so dhigtay waa in dalka labad baadiyaa loona dhisaa maamul wanaagsan oo bedela maamulka hada jira waayo waqtigiisa ayaa dhamaaday putland waa in dowlad cusub loo dhisaaa

  19. kamal says:

    Been iyo idacad laga ceytamo Faroole wax laguma yeeli.aw muuse waa nin iska ceytamin oo Cadifad qabiil kabuxdo,Dawladi cade ayay laga qabsadey lascanood,lacagti airportiga bosasso isaga cuney,Dadka qaylina waa kuwi lacagta Puntland HUbka ku gadan jirey,Faroole Puntland dhinac walba waa ka hormariyay,waxbarashada ,Amaanka,Cafimaad,Siyadda dibada iyo gudaha,majiro madaxwyne hore oo Puntland oo halkaasi garsiyay,Waqtigi askarta waa dhamadey,ama dameer ku qor ceeb iyo ceey ama qaylin Faroole ayaa 5 kale ku xukumin hadi aad iswashana CEEL AFWEEYN BAA KUTAQAAN

  20. Ahmed says:

    Waxaan salaamayaa howlwadeenada puntland news24 intaa kadib waxaan aad usalaamayaa axmedj cabdi aw muuse waxaa uu ka sheegay run puntland faroole iyo qawleysatada la shaqeysta Hadaan puntland laga qaban waxay ku danbeyndoontaa burbur iyo halaag damaca Faroole ee xukunkorersiga iyo boobka iyo amar ku taagleynta ay ku Hayaan Faroole iyo inta uadeegta waa in shacapka puntland ee xalaasha ah is ka kiciyaan Faroole iyo wiilashiisa iyo tuugta ku sheegta inuu wax qabtay

  21. Zacharia says:

    Axmed Cabdi Awmuse & Mahad Maxamed yusuf What you perceive, your observations, feelings, interpretations, are all your truth. Your truth is important. Yet it is not The Truth those guys are OSMAN Mohamed Respect Now not osman mahamud who are against the president farole i wonder any cali saleeban who i have idea to say something about that?I believe we are on an irreversible trend toward something Those who cannot remember the past are condemned to repeat it

  22. intisan says:

    waa benlow kan faroole difacayo faroole waa nin dadka rabo in uu sanad qasab ah ku hesto ee doni meno foroole

Leave a Reply