Golaha issimada Puntland oo ka tacsiyeynaya geeridii Beeldaaje Faarax

April 9, 2012   //   Warar Somaali

Dhamaan Isimadan, Beeldaajiyayaasha, Ugaasyada, waxgaradka iyo Boqorka waxa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga dirayaan qoyskii uu ka geeriyooday Beeldaaje Faarax Beeldaaje Cabdulaahi, waxayna Illahay uga baryayaan in uu Samir iyo iimaanka siiyo Marxuumka isaga Illah janadii siiyo, Beeldaajahan ayaa ku geeriyooday dalka Isku Taga Imaraadka Carabta gaar ahaan magaalada Dubia.
Ugu horeen waxaa tacsida diraya:

1. Boqor Cabdulaahi Boqor Muuse (King Abdullahi)
2. Suldaan C/qaadir Suldaan Cali Yassin [Keenadiid]
3. Beeldaaje Cali Beeldaaje Faarax
4. Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin
5. Beeldaaje Axmed Beeldaaje Yaasiin
6. Beeldaaje Salaad Cali Faarac
7. Islaan Bashiir Islaan Cabdulle
8. Islaan Ciise Islaan Maxamed
9. Islaan Maxamuud Islaan Yaasiin
10. Garaad Jaamac Gaarad Cali
11. Garaad Saleebaan Garaad Maxamuud
12. Garaad Abashiir Saalax
13. Garaad Cabdi Salan Xassan
14. Ugaas Cumar Ciise
15. Garaad Maxamed Climi Shirwac
16. Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise
17. Suldaan Dahir Maxamed Muuse
18. Suldaan Jamac Xassan Ibraahim
19. Suldaan Bashiir Muuse Koonte
20. Suldaan Cabdulaahi Saalax Jeenicas
21. Suldaan Cabdulaahi Xiliid SSCOTE
22. Suldaan Cali Siciid Cawil
23. Garaad Maxamed Aadan Finiin
24. Garaad Cabdulaahi Maxamuud Dacar
25. Ugaas Maxamed Ugaas Saciid
26. Ugaas Cumar Maxamed Cali Kamtan
27. Suldaan Maxamed Cali Quudka
28. Suldaan Cabdulaahi Axmed Nuur
29. Suldaan Cabdi Bile Warsame
30. Ugaas C/qadir Cilmi Filig
31. Suldaan C/qaadir Ciise Axmed
32. Suldaan Daa’uud Faarax Maxamed
33. Suldaan Saciid Guuleed Sanyare
34. Suldaan Muuse Faarax Muuse

Tacsidana ayaa waxaa na soo gaarsiyay Afhayeenka Isamada Puntland Suldaan Maxamed Yuusuf oo kusgan magaalada Vienna ee dalka Austria.

COMMENTS

RSSComments (5)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. Dulqaad Bari says:

    Alle ha naxariistii Janno haka waraabiyo Eheleadii iyo Qarabadii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan haka siiyo, inaga bulashaweynta Somaliyed iyo Puntland ba Qof khayr haynugu bedelo…..
    Halyey Wadani ah ayey Puntland weydey Alle ha u naxariisto Amiiiiiin…..

  2. raxmaanu janadii haka waraabiyo beeldaaje faarax dhamaan umada reer puntlandna ee uu kabaxayna samir iyo iimaan rabi hakasiiyo bwdal khayr qabana rabi hakasiyo

  3. inaa lilaahi wa inaa ilaah raajucuun waxaan tacsi udireynaa umada reer puntland iyo eheladii uu ka geeriyooday beeldaaje faarax waxaana ilaah ugu baryaynaa jandii fardowsa inuu ka waraabiyo

  4. Naxariis iyo Janno Rabbi ha siiyo,dambigiisana ha cafiyo marxuumka Beeldaaje Farax,qoyskiisii iyo ehaladiisana samir iyo iimaan baan Alle uga baryeynaa,AAMIIN.

  5. inaa li laahi waa ina ilahi rajicuun ilahey ha unaxairtso samir iyo imana ha ina ka siyo kuligeen wuxu ka baxey beldajuhu a daman umada somilyeed gar ahaan rer puntland uu maqaam ugu fadiyey goblka bari ilahey janadi ha ka warabiyo aad beyna umahd san yihiin damaan isada puntland mesha ka tacsiyeynaya intaan ka gartey oo kala ah BELDAJE CALE BELDAJE FARAX IYO GARAD MAXAD AADAN FINIIN IYO KING ABDULLAHI dhaamaan waxan leyhey umada rer puntland ale samir iyo imaan ha ina ka siyo gerida beldajaa wabilahi tawfiiq

Leave a Reply