Magacyada Qaar ka mida Golaha Wasiirada la magacaabi doono oo la helay

November 1, 2012   //   Warar Somaali

Wararka ka imanaaya Magaalada muqdisho ayaa waxay sheegayaan in goordhow lagu dhawaaqidoono golaha wasiirada cusub oo in mudo ahba lasugaayey ku dhawaaqidooda in kastoo aan weli la shaacin hadana waxaa soo baxaaya magacyada qaar ka mid ah golaha wasiirada.

1.Ra’iisul Wasaare kuxigeen ahna Wasiirka Arrimaha Dibada Fowziyo Yuusuf Xaaji Aadan (Dir/Isaaq)

2.Cawil Saleebaan Wasiir aan la hubin halka uu ku qoran yahay (darood Majeerteen)

3.Prof Axmed Maxamed Wehliye Xiji Wasiirka Qorsheynta, Beeraha, deegaanka iyo Kaluumeysiga (Hawiye/Xawaadle)

4.Faarax Sheekh C/qaadir Wasiirka Waxbarashada, Hidaha iyo tacliinta sare (Reer Awxasan)

5.Wasiirka Gaashaandhiga Gen. Muuse Xasan Cabdulle (Daarood/Absame/Ogaadeen), waxaa uu ahaa Gudoomiyihii KMG ee Baarlamaanka

6.Wasiirka Arrimaha gudaha iyo amniga Qaranka C/kariin Xuseen Guuleed (Hawiye/H.gidir/Sacad)

Wararku waxay sheegayaan in madaxweynuhu ku adkaystay in golaha wasiiradu aan laga badin   9 wasaaradood  wixii ku soo kodha ishu ku hay PN24

 

COMMENTS

RSSComments (9)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. ilyaas says:

    s/land girl.
    gabarta sidata reerka labadiisii gobol ootay ee maaliyada loo magacaabay soomaalinimo waa ogol yihiin ee maxaa ku tusay adigoo reer waqooyi ah oo aan soomaalinimo ba ogolayn ayaa wasiirkii arimaha dibada laguu magacaabay,,,,,,mise mj nacayb ayay kaa tahay,,,,,,

  2. Gaarhaye says:

    Daawladda aan dhaawrno,intaay ka haawl Galaayso,Yaaynan Fududaan sida Reer waqooyiga.

  3. Nuune says:

    Kkkkk war heedhe bal iska wada aamusa mar hadii wasarada maaliyada majeerten la siiyey gaashandhigana ogaadeen raisul wasaaruhu mareexaan yahay daarood cadkooda waa qaateen warsangali iyo dhulbahante majeerten ayaad ku qowracantihin waa idin sidee. Isaaq nama soo galo ma waxay rabaan labo aflayn maya adderayaal. Waxaan sugnaa waa inta lagu dhawaaqayo. Abgaal iyo mareexaan meeshay majaraha u qabteen walle waa loo baqaa. No somali diid no isaaqnimo.

  4. abdihakim says:

    Wallee tani waan sugaynay Hasan Sh/mahamud in uu dibnoo celiyo haddan baycaddahay
    Waa nin aamin san Qadiyadxun oo jecel in uu raaco raadkii caydiid oo ah dagaal sokeeye

  5. Xareedo says:

    ASC,
    horta 9 gaal wasiiradu hahaadeene mayihiin kuwa tayaleh mise sey uyaryihiin bey utaya yar yihiin? atan labaad gabadhaan laga dhigey wasiirka dibada maba aha gabar soomaalinimadu daacad katahey, muqdisha waxa keenay waa caro oo keliya.waxey kamid aheyd dadkii ururada dhawaan Somaliland kafurtay. Ururkeeduna wuxuu kamid ahaa kuwii ladiiday.marka ulajeedada kadambeysa waa maxey oo wasiir heerkaana loogu magacabey qoftan waa arin cajiiba.

  6. Wiil-waal says:

    Waryaarahee ordayoo dib isugu laabta. Ummad dhamaanteed qaxooti ah oo dibad iyo gudo lagu masruufo, misana weli isu muuqata. Wallaahi waad iga qoslisiiseen markii aan akhriyey afartan qoraal ee iga horeeyey. War dadka iska daaya oo is daaya oo horey eega dibna ha eegina. Eega ummadaha horey u socda oo cidlada idiin kaga tegey. War isla yaaba oo ka dhowrsada xasadnimada idin ku maarowdey ee bilaa natiijada ah. Dhamaantiin waxaad u baahan tihiin dawooyinka maskaxad qaboojiya. Alleylehe sideed u baaba´de haddiiba 22 sano aad ku caqli yeelan weydeen.

    Allow Soomaali u naxariiso.

  7. s/landgirl says:

    hawiye ma waashay markay nin labadiisii gobol ootay wasaarada maaliyada siinayaan waxaasi waa riyo

  8. Waziradas coson mayaaan mesha belihi wa wena kamaqan dowladan way burburtay wlh wayo 9 bel kaliya dalki dhaan laguso kobay tasna wa dagaal sokeye hada iyo kooow. Balaya sosocoto ee rer walboo dagaal u diyar garobaaa mesha cadalad dara ka jerteee

  9. Somaali says:

    Fawsiya yusuf Xaaji Aaden waa gabar aaminsan Isaaqnimo; waa Somalilander sida dadka yaqaani sheegayaan. Waxan rajeynayaa in magacaabideedu aayan run noqon. Ma loo dirsan karo wadaxaajoodka Somalia iyo qolada go’idda rabta.

Leave a Reply