Gudoomiyaha cusub ee dhowaan loo magacaabay degmada Carmo oo xilka la wareegay(Dhageyso waraysi aanu la yeelanay Gudoomiyaha)
February 22, 2012 // Warar SomaaliMunaasabad ay xilalka ku kala wareegayeen gudoomiyiha cusub ee degmada Carmo Ibraahim Maxamed Shire iyo gudoomiyihii hore ee degmadaasi ayaa maanta ka dhacay degmada Carmo.
Xafladda xil wareejinta ayaa waxaa ka qaybgalay gudoomiyaha gobolka Bari Cabdisamad Maxamed Gallan, gudoomiyihii hore ee degmada Carmo Cawad Xuseen Cali, gudoomiyaha cusub ee xilka la wareegay Ibraahim Maxamed Abshir,qaybaha bulshada degmada Carmo iyo ganacsato.
Gudoomiyaha cusub ee degmada Carmo Ibraahim Maxamed Shire ayaa xafladda markii ay soo gabagabowday waraysigiisii ugu horeeyay siiyayay Puntlandnews24,waxaana uu sheegay gudoomiyaha inay ka horeeyeen laba maamul oo degmada kusoo kordhiyay adeegyo badan .
Dhagayso waraysi aanu la yeelanay
Gudoomiyaha ayaa xusay maamulkiisa inuu muhiimad siin doono la dagaalanka burcadbadeeda,kor u qaadidda waxbar ashada,arrimaha nabadgalyada.
Puntlandnews24
Xafiiska Boosaaso.



waxan u arkaa horumar u soo hoyotay reer ahaan beesha calisaleebaan waayo rerka hada meel kale uma harin aan ahayn carmo waayo qandala waa laga sooguuray jeceel iyo gagaabna iyo banaan, waxa loo mari wayey xisado colaadeed kajira awgood marka ninkii hore wuuu ahaa nin u shaqeeya danta qaadkiisa iyo inta horumarka dag.neceb,haduuuse kaasi kahyrleeyahay wuxuu hagaagsanlahaa guriga uu ku leeyahay deg,carmo ,runtina intuu xilka hayeyy kama qaban wax muuqda inta uu hada ku fanayona waa wuxuu qabtay gudoomiyihii iasaga ka horeeryey ahaana adeerkiisa alle ha unaxaristee salaad cali hogoto. hadaba hadal iyo dhamaantii waxan kusoo gabaynayaa gudomiyaha cusub hana noqdo mid ka ambaqaada meeshii uu salaad kagatagay xilka alle ha unaxariiistee,waxan lagu mahmaahaa geellow rarasho ragoowna barhso runtii angu cawad wan baranay kan cusubna waan baranaynaa,waxan ahay nin dhalinyaro ah xiiseeyana sbortska runtiina wanu kawaynay kaalintaydii meesha ee hanala xasuusto marakan,,wasalaamu calaykum…
waxaan kacadsanayaa dhamaan dhalin yarada iyo ikhyaarta reer carmo in ay lashaqeeyaan mamulka cusub iskana daayaan khilaafka iyo nin jeclaysiga caadifadeed
wiil ka labaxay cumar cali waa mooryaan cali saleebaan maaha
wiilka sheegtay cumar cali waa beentiis ee waa barkhad oo is qarinaya
anigu waxan u a rakaa dhib soogoro dhay oo carmo u soohayday wayo gudoomiyihii hore waxuu a haa nin qaali ah o dadku jecele yihin marka mid cusub looma bahana oo manta gudoomoye u noqoda carmo wax tarimayo say ilatahay aniga e hala casilo ninka cusub
waa guul uso hoyatey degmada carmo aad bana ugu hanbal yey naya gudomiyha cusub ibraahim oo san maqley nin aqoon yahana ahna rer diyasburo dalka dibadisa wax ku bartey waxaad moda puntland gaar ahan goblka beri in degmoyinkisu ay sameynayaan hormar wanagsan mustqabaallka tusale ahaan bosaso waxa u ah gudomiye mudane xssan cabadale oo ah rer uk hadan carmo ibrahim oo isaguna ah dadka dibada ka yimi maxey bedeli karaan ayan is oran karna? runti wax badan ayey bedeli karaan wayo experince iyo skills ayey wataan iyo iyago so deal gareyey wadamo ah development dhan walba the side of education and the side of health adiga social services oo dhon ayey ka hormarin karaan waxana jeclan laha in lagu dayado mudane ibrahim iyo xssan cabadale xssan oo ah niman uyimi wadankoda in ey wax uqabtaan dadka dibada joga ee leh aqonta ay yimadaan wadanka kuna dayadaan mudanayasha
masha allah wallahi wa wax lagu farxo sababtoo ah wa nin aqoonyahan wa nin shaqadaas iyo shaqooyin kaleba ka bixikaro wan u hambaliyeenayaa gudoomiyaha xilka wareejiyay wa nin wax qabtay xilkana wa meerto wax qabadka meeshaas halaga sii wado wabillahi tawfiiq
weligeed carmo horay uma soconayso jeer cadaalada magaalda lugu maamulo bahasha cawlyahan halagaado ee cali saleebaan kale halasoogaariiyo saas baa hormarka magaalda kujiraaa hadii kale sidii qandalo ookale bay gadaal gadaal usoconaysaa wa bilaah towfiiq
Hambalyo Hambalyo
waxan halkan hambayo diran u diraya Gudomiyaha Cusub ee Degmada Carmo Ibrahim Mohamed shire oo ah aqon yahan mudo dheer qurbaha wax kuso bartay an Hubona inu xalada manta degmada mesha ay marayso u wax badan ka badali karo madama u yahay nin dhalinyaro ah wax badana arkay wayo aragnimo na uleh xilkas waxan kuleyahay Gudomiye shaqo fican EX Gudomiye Cawad xusen Cali na waxan leyahay wad ku mahadsan tahay shaqadad horey uso qabatay iyo sida sharafta leh ad xilka kula kala waregten Guuul?
Degmada Carmo waxaa usoo hoyatay maadama nin aqoonyahana loo magacaabay runtii waa u hambalyeey nayaa Eng. Ibrahim.