Comments on: Gudoomiyaha PDF-UK oo ka warmaya socdaal uu kaga soo laabtay Turkiga

By: wiil garoowe
Well done,awalba waan ogeyn hadaan nahay qurbojoogta Puntland ee U.K in uu cabdiweli yahay qofkii ku munaasibka ahaa in uu gudoomiye noo noqdo,balse waxaa nasiib darro ah in in Faroole iyo wax lamid ah ay jaaliyadda Puntland ee U.K kala dhexdhigaan shaki,si ay u abuuraan garab been ah oo aan jirin oo ay reer faroole wataan,balse waxaan u sheegeeynaa anagu ma ahin kuwii aad soo baa’biseen ee reer AUSTRALIA iyo USA,waa jaaliyadda keli ah ee siyaasada Puntland ka madax banaan,waana Jaaliyad ka shaqeeyneeysa horumarka iyo nabadda deegaamada Puntland.Waxaad garan kartaa sida hab maamuusku ku jiro ee uu Gudoomiye D.R Abdiwelli Maxamud Gurey uu uga hadlaayo sida ay muhiim u tahay horumarka Puntland,welibana uu dulqaadka ugu leeyayahay jilaafeeynta reer Faroole iyo Shaqsiyaadka uu ku adeegto ay u geysanayaan had iyo jeer,balse waxuu ogyahay in Puntlani tahay tan mar walba jireeysa,reer faroolese yihiin kuwo berito iska tegaaya,oo waqtigoodiiba gaabaabsi uu sii yahay hadda.Jaaliyadda reer Puntland waa in ay ukala baxsan yihiin u adeegida Puntland iyo shaqsi isagu damiciisa raba in uu wax ku noqdo oo aan dad iyo dal dan ka lahayn,waxii horumar ahna ka soo horjeeda