Guul Plaza Hotel Goobta ugu saraysa Nasashada iyo Raaxada ee Bosaso.

July 23, 2012   //   Announcement

Guul Plaza Hotel oo ka mid ah goobaha ugu bilicsan ee ku yaala dalkeena Soomaliya gaar ahaan magaalada Boosaaso ayaa sanadkan lagu sameeyay dib u habayn aad u balaaran.

Hotelka Guul Plaza ayaa kuu diyaariyay qolalka jiifka oo kala ah Single room,Familly Room,goob nasasho oo aad ka heli doontaan leer macaan badan iyo goobo aad ku daawan kartid kanaaladda caalamka oo idil, waxaa intaasi kuu dheer inaad heli doontid Parking aad gaarigaaga dhigato iyo goob cunto oo laguugu diyaariyay  noocyada kalle duwan ee cuntada iyo cabitaano qabow iyo kulaylba leh,iyadoona ay ku adeegayaan shaqaalle loo carbiyay shaqadooda.

Hotelka oo lagu sameeyay muddo sanad laga joogo dib u habayn balaaran ayaa waxaa uu noqday goobta ugu qabowga badan magaalada Bosaso oo xiliyadaan oo kale lagu jiro kulaylaha,mar aan booqanay waxaan kula kulanay shacab badan oo usoo raadsadaya goobta inay ku nastaan waxaa ay inoo sheegeen inay ku faraxsanyihiin hotel Guul Plaza.

Qolkasta oo hoteelka ku yaalla waxaa kugu diyaar ah talaagad aad ku qabojisanaysid sharaabka noocyadiisa kalle duwan,telfishin adiga kuu gaar ah iyo Internet Wireless ah oo kuu daboolaya baahidaada internet iyadoo xawaarihiisu uu aad u sareeyo.

Guul Plaze Hotel waxaa uu ka koobanyahay dhowr dabaq oo kala duwan, barxad gaar ah,goobo lagu cibaadaysto.

Waxaa uu ku yaalaa hotelka xaafadda Laanta Hawada ee Bosaso, gaar ahaana dhabarka dambe ee wakaaladda xooga korontada umadda ee ENEEYE, goobta uu hotelku ku yaallo waxaa uu kusuurto galinayaa adigoo aadan wax gaari ah qaadan inaad si fudud ku gaartid shirkadaha xawilaadaha,kuwa diyaaradaha,isgaarsiinta,carwooyinka iyo hay’adaha caalamiga, iyadoona goobta lagu xusho amaan iyo goobo istaraatiiji ah.

 

Wixii faahfaahin ee dheeraad ah waxaad kala xiriiri kartaa: 002525824035,ama 2590509105.

 

 

COMMENTS

RSSComments (3)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. imran says:

    Mansha allah ilahay hano siyadiyo hurumarkas viva puntland

  2. Mukhtar says:

    Qiimaha habeenkii waa imisa lacagtu

  3. waciye@hotmail.com says:

    hotelka qimahisa iyo servicekisa no so shega

Leave a Reply