Photo News: isbadalada Qardho ee sanadkan [Sawiro +Warbixin]
July 3, 2012 // Announcement, Faallooyin
Magaalada Qardho ee xarunta gobolka Karkaar waxa ay ka mid tahay magaalooyinka waawayn ee Puntland ,sanadihii ugu dambeeyay waxaa magaalada siweyn looga dareemay horumaro la taaban karo oo la xiriirta dhincayada amaanka,ganacsiga,goobaha waxbarshada,dhismayaasha iyo mashruuca dhiraynta iyo ilaalinta deegaanka oo la oran karo waa deegaanka ugu wanaagsan ee ku haboon dalxiiska iyo deegaanka dalkeena Soomaaliya.
Xiliyadan oo kalle magaalada Qardho waxaa siweyn usoo buux dhaafiya boqolaal kun oo qof oo ka yimaada magaalada ganacsiga ee Boosaaso iyo dalka dibadiisa.
Cimilada magaalada ayaa siweyn usoo jiitay inta badan dadwayanha kunool deegaanada Puntland iyo qaar ka mid ah gobolada dalka, iyadoona shacabkuna ay siweyn ugu diirsadeen roobaabkii guga ee ka curtay gobolada kale gedisan ee dalka.
Puntlandnews24 Qardho




































salaama calaykum walaal marka hore waxaa mahadleh ilaah marka xigta na waxaa mahadleh reer qardho waa nin reer puntlaan ah c/o uk
marka hore allaah ayaa mahadleh marka xiga
waxaan umahadcelinayaa weriyayaasha puntlandnews24 oo naga haqabtira markasta
dhulkii hooyo oo ah meesha qofku ku leeyahay
haybad iyo sharaf runtii daawashada sawiradaan markasta oo aan booqdo waan daawadaa aniga oo ku ildoogsanaya marka
many times thanks waxaan kale oo idinka codsanaynaynaa inaad sawiro nooga soo qaadaan baadiyahay iyo xoolaha iyo khayraadka kale oo wadankeenu qaniga kuyahay
sida xijiyada maydiga iyo beeyada iyo badda iyo beeraha iyo meelaha biyaha joogtada ah leh
asc maansha alllaaaaaaaaaah gacmo wada jir baywax ku gooyaan bal eega qurxada iyo bilicda ay wada shaqeeyntau leedahay
aad iyo aad ayaan kuugu mahadcelinaya sawirada qaaliga ah oo aad soo qaaday << waana dareensannahay wakhtiga kaaga lumay si aad noogu raaxaysid ee waxaan ku leennahay thanks walaal mcn,,, qardho waan jeclahay wanan jeclaan waligay ilaahaw xifdi magaaladaan iyo guud ahaan dalka thanks asc
Qardho is manshallah beatiful, its time to buy ahouse and invest in the city.
illahayow dhulkeena inoo daa adaa qafuuru raxiime oo nabad iyo barqaawo inooga dhig.
oo ilaahyow sahcabkeena nabad dhax dhig.
PN24 waa mahadsan tihiin sida sharafta leh ee aad noogu soo gudbiseen sawirada quruxda badan iyo magaalada taariikhig ah. Qardho waa magaalo qaboow ah, caruur iyo ciroole nafta u roon, waa meel ku taala meel sare, landscape buuraha iyo geeduhu ku badan yihiin, buundooyin iyo jardiinooyin leh. markii iigu badneyd waxaan ku sugnaa 3 billood. Qardho waxaa laga samayn karaa waliba KUBO meelo ku wanaagsan dalxiiska waayo duur joog iyo fardo baan ku soo arkay. biyaha iyo xareeda waa waran yihiin. runtii anigoo Garoowe iyo gaalakcyo kuleeyl iyo kaneeco ugu bakhtiyey baan qardho tagay anigoo jecelna waan kasoo laabtay. waan hubaan dadka qardho kasoo jeeda inay maalgelin samayn karaan waxay si weyn u maal gashteen Boosaaso oo ah magaalo aad u kulul oo aan nafta u rooneyn. balse waxaan idinku boorin lahaa in qolyaha ISRAAC ay dhireyntii magaalada sii xoojiyaan, dadkana lagu soo dhoweeyo oo qof walba loo ogolaado maalgashi inuu ka samaysto
qardho waa dal dad waayey dadkiisi dunida dacaladeedey ku nool yihiin mana dhistaan ma mal gashadaan qardho waa guri xasad
mansha allah aad iyo aad ba u mahadsan tahay qardho waa mel quxub badan …………..
Qardho waa meel aad aan u jeclahay Nolosheeda in aan ku qaado oo dhan aan jeclahay , waxaan ka maqnaa mudo 6 sano ah waxana iiga muuqada Horumad la taaban karo Sawirada Guryahay waxaan ku borinayaa Dadka Qardho ku nool in Magalaada laga dhigo meel hubka ka caagan lana xirxiro qofkii hublagu arko, Magaalada waa magaalo raaxo waana meel waxbasha ku fiican waa meel raaxo ilaahow Nbd kadhig Qardho, REER Qardhodow horomariyo Qardho waa meel raaxo ah, Puntlandnews24.com aad baa ugu mahadsan tahay ina geele Sawirada muuqaalka ah oo Nafteyda raaxa galiye.
Qardho waa meel aad aan u jeclahay Nolosheeda in aan ku qaado oo dhan aan jeclahay , waana ku dhashay lakiin hada waxaan ka maqnaa mudo 6 sano ah waxana iiga muuqada Horumad la taaban karo Sawirada Guryahay waxaan ku borinayaa Dadka Qardho ku nool in Magalaada laga saaro Muriyaanta lana xirxiro Magaalada waa magaalo raaxo lakiin waxaa Wareerinayaa moriyaan waa meel waxbasha ku fiican waa meel raaxo ilaahow Nbd kadhig Qardho, REER Qardhodow horomariyo Qardho waa meel raaxo ah, Puntlandnews24.com aad baa ugu mahadsan tahay ina geele Sawirada muuqaalka ah oo Nafteyda raaxa galiye.
marka hore waxa leyahay ilaah how siyaadiyon
qardho waa magaalo somaliyeed
lkn puntland news 24 muxuu qardha keliya u soo sawiraa ?
JAABTU WAA:- timir laf baa ku jirta
Waad ku mahadsan tahay walaalka soo diyaariyay waana jeclahay barnaamijyadda degaanka iyo hourumarkiisa ka sheekeeya ma huraan waa caws jilaal qof kasta wuxuu wax ku yahay dalkiisa waana u sharaf iyo karaamo.Qardho way quruxbadan tahay dhamaan magaalooyinka Puntland way qurxan yihiin shacabkuna wuu dadaalay wuuna ka soo baxay wajabaadkiisii ahaa aamnidda iyo camiridda dalkooda lakiin waxaad moodaa in Dowlada Puntland aysan waxbadan ka qaban dhirayta iyo bilic noolaynta magaalooyinka Puntland waxaan filayaa dowaladdu in aysan awoodin wax ka baxsan suguda amniga waana muhiin amnigu waxna ma hirgaleen amin la,aan. Marka shidaalka la soo saaro Inshaallah lana iibgeeyo waa in lacagta ka soo baxdaa lagu hourumaraiyaa deegaanka Puntland oo dhan lana dhisaa degmooyin dalxiis si dowladdu ay uga faaidaysato dalxiisayaasha oo ah ilo dhaqaale oo weyn ayna ku tiirsan yihiin dowladdaha maanta horumaray sida farance,turkey,usa,thailand iyo wadamo badan oo kale.Puntland ha guulaysato federalkuna ha jiro inshaallah.
WOOOW. DESING GURYAHA CAADI MAAHA MAASHA ALAAH.
LAAKIIN WAA MAXAY WADADA HEERAHEEDA GURYAHA LAGA DHISEY.
WAA IN DADKA LAGU WACYI GALIYO. QURXINTA MAGAALADA. FAYA DHOWRKA NADAAFADA. IYO. IN. DADKA LAGU GUUBAABIYO INUU RIJI MARIYO. SAQAFKA AMA LAAMIYEERIGA. GIDAARADA. ALBAABADA. IYO DAAQADAHA. WAAA. IN DADKA LAGU WACYI GALIYO. INEY WADOOYIN KA. BANEEYAAN OO WADOOYIN SAMEYSTAAN.
WAA IN DAWLADA HOOSE. XOOG U SHAQEYSAA SHAQAALE FARA BADABA LA QORAA. WAA IN DHAMAAN XAFIISYADA DAWLADA. ISKUULADA. ISBITAALADA. LA QURXIYAA
WAAYO WAXEY KOR U QAADAYAAN. MOORALKA SHACABKA. IYO HEYKALKA DAWLADEED.
WALAAHI. WAXAAN U BOGEY. NAQSHADA GURYAHA. IYO. RINJIGA LA MARIYEY. HEEEY. GUYS KEEP GOING ON
GOLIS RINJIGA BULUUGA AH CADAAN KU QALDA. IT BECOME NICE.
HORRE. HA LOO SOCDO. HADAL YAR HAWL BADAN
YES. WE CAN DO BIGGER AND BETTER
GUUUUL GUUUUL.
MAASHAALLAH DHUL SOMALIYEED WEEYE
Qardho quruxbadanaa ilayn waa waxa sayid maxamed lagasheegey inuu yiri afartii dull oo qardhood meel u waayey pl24 waad ku mahadsantihiin sawiradaan xusuusta iyo quruxda badan