Jaaliyadda reer Leicester oo ka Tacsiyeynaya Geerida Xaaji Ibraahim Uunlaaye

May 14, 2012   //   Warar Somaali

Dhammaan waxgaradka iyo aqoonyahanada jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Leicester waxa ay tacsi u dirayaan dhammaan ummadda Soomaaliyeed meel walboo ay joogaanba kadib geeridii ku timid ganacsadihii weynaa ee Soomaaliya Allaha u naxariistee Xaaji ibraahim Cismaan Uunlaaye oo shalay ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka kenia.

Ibraahim Uunlaaye waxaa lagu xasuustaa sida hagar la’aanta leh ee uu uga qeyb qaadan jiray howlaha samafalka iyo horumarka dalka. Waxaa uu si gaar ah isaga xilsaari jiray dhisitaanka Masaajidyada iyo waliba isbitaalada. Allaha u naxariistee ibraahim uunlaaye waxaa uu ahaa nin si weyn looga yiqiin dhammaan waddamada geeska Afrika, kana mid ah halgamayaashii xisbigii leegada ee SYL.

Dhamman jaaliyadda Leicester waxa ay leeyihiin Allaha samir iyo iimaanba ka siiyo dadkiisii, eheladiisii iyo waliba dhammaan ummadda Soomaaliyeed, isagana Allaha janatul ferdowsa ka waraabiyo. Aamiin.

Tacsida waxaa diraya

1- Yaasiin Daahir

2- Suldaan Maxamuud Qiilmawaayo

3- Xildhibaan Cabdi Maxamuud Tarax

4- Xildhibaan Aadan Maxamed Cali

5- Shiikh Cabdalle Maxamuud

6- Jaamac Shiikh Cusmaan

7- Cabdullaahi Suudi

8- Suldaan Cabdiraxmaan Aadan Dude

9- Maxamed Cabdixaliim

10- Cabdullahi Muuse Guuto

11- Axmed Cali Bete

12- Cali Gacaneey

13- Cabdixakiim Jaamac Jooje

14- Axmed Guufe

15- Cali Cashuur

16- Suldaan Cabdifataax Guure

17- Cabdidaahir Sodonle

18- Siciid Yuusuf

19- Mustafe Cali Madoobe

20- Maxamed Yuusuf

21- Cabdirisaaq Dhamac

22- Cabdulqaadir Biina

23- Cabdulcasiis Qoolif

24- Cabdirishid Qandala

25- Ayaanle Saxar

26- Xasan Oslo

27- Cabdiraxmaan Shiino

28- Maxamuud Isqasaal

29- Bashiir isqasaal

30- Axmed Jaamac

31- Maxamed Jaamac

32- Liibaan Xirsi

33- Farxaan cali Nuur

34- Cabdinuur Bootaan

35- Cabdicasiis Muuse Qaalid ( Xeylo Boodo)

36- Axmed Dhalacadde

37- Cabdullaahi Dhunkaal

38- Cabdisamad Qeyliye

39- Mustafe Qeyliye

40- Cabdirishiid Beeldaaje

41- Warsame Beeldaaje

42- Sharmaarke Buule

43- Maxamed Yaasiin

44- Maxamed Saalax

45- Cabdisalaam Teetano

46- Maxmed Jaamac

47- Cali Ciise

48- Cabdicasiis Maxamed Ciise

49- Cabdulqaadir Maxamed Ciise

50- Jamaal Siciid

51- Sahra Yuusuf

52- Leylo Jaamac Jooje

53- Shukri Siciid Daahir

54- Sucaad Ceygaag

55- Fowsiyo Cartan

Cabdixakiim Jaamac jooje – Leicester UK

 

COMMENTS

RSSComments (0)

Leave a Reply