Crab waxaa kala tagnay Badda Cas intii asan dundumin “sida Quraanka ku taal, biyaha dhiigaa, Raha badan, iyo cayayaan” waxay ahay biyaha cas ee badda markay duntay buuxiyey Jassirada carab ta iyo dhulkii banu Israa’iil ay ku noo layd ee dhiig runa ma aysan ahayn. Carabiga (dhawaaqiisa) oo dhan waa af soomali hadaad og tihiin iyo haddii kalaba.
Dadkiina Puntland dagan , iyo dadkiina madaxda u ah: Ka hara hadala xag xagashadu ay ku jirto, kala barta waxa u dexeeya, madax tooyo, hugaamin iyo qabiil gocashadi ama qabiil isku tiris. Maxaad taqaanaa kaliya ayaa bad baadin karta Puntland iyo dadka ku nool.
Ceel Cad maxaa Ethiopia llo gala hadli waayey in ay iska dhiibaan oo ka baxaan oo gacanta Puntland ku soo deliso. Waa dad iyo dal Puntland uu u baahan yahay sida meel kasta oo Puntland ka mid ah.
Qoraal kale ayaan idiin soo dirin oo ku saab san: Af Carabi iyo Af Somali. Daarood. Badda Cas iyo markay duntay xagee Daroon ku noolaa.
Intii aanan soo qorin: Alif ilaa Ya ama Yaac: Dhawaaqooda u fiirso macnahay ay leeyihiin. Sidaan oo kale: Ba, ama bac, Ta ama Taa, Sa ama saa, Xa, Ga ama gaac, ja ama Jac, Qa ama qac………..Ya, yaa ama yac ama Yaac.
U fiir sada shanta qaaradoon waxa looga hadlo iyo dhawaaqoodu macnaha ay ku leeyihiin af soomaaliga.
Amhaaradu waa cadaw, waana Jaajuus, Puntland Jaajuusa. Eitaray waa cadaw, waxaa Puntland uroon, in Ajnabi oo dhan laga saaro oo laga ilaaliyo. Dadka dadka laynjiray waa cadaw ajnabi ah. Amxaaradu markii ay kadhoofaan Puntland waxay wataan magac somali ah. Hub ayay Puntland ku haystaan dadka la laayo in ay masuul ka yihiin ama qayb ka qaataan iyaga iyo Eiratareya ayaa laga yaabaa.
Waxaa la yaab leh sidee cadaw u taba baraan Ciidamad Puntland ama u Ogaan karaan, meesha ay joongaan iyo waxa ay suu biyaan. Sidee cadaw uu u ogaan karaa, Puntland iyo waxa ay ku sugantahay. Waqti dhaw waxaan idiinku soo lifaaqi doonaa, arimo la xariira: Daarood. “Rabi ha gaarsiiyo meel aad u roon dad iyo dalba”. W.Kh.
Walaala yaalow ninba fikir buu qabaaye Anigu waxaan oran lahaa hadii taladeydu socon lahayd daarood iyo carab kala daaya saa anigaa daaro lahaan jiray waxaa kawanaagsan aniga hada digaag baan leeyahay.
Carab Nabiga N.N.D.A. HAYEELEE iyo quraankii oo looxushay mooyee iyo saxaabadii iyo dadkii wan wanaagsanaa ee diinka halkaan soo gaarsiiyay mooyee .intii dabe inaga daaya in lasoo qaado xitaa anigu maqabo maxaa yeelay dhinac lagu amaano iyo dhan la isla dhiririyo majoogto maanta oo dhan hadii aad u eegto afrikaan madow oo cabiid ay uyaqaanaan baad tahay marka in adigu aad isku dhadhajisaa waa wax ihaano ah ama bah dilo ah
man you bravo
Somali runah ayaan nahay(Daarood), dhulkuna (somaliya) waa dhulkeenii.
Crab waxaa kala tagnay Badda Cas intii asan dundumin “sida Quraanka ku taal, biyaha dhiigaa, Raha badan, iyo cayayaan” waxay ahay biyaha cas ee badda markay duntay buuxiyey Jassirada carab ta iyo dhulkii banu Israa’iil ay ku noo layd ee dhiig runa ma aysan ahayn. Carabiga (dhawaaqiisa) oo dhan waa af soomali hadaad og tihiin iyo haddii kalaba.
W.Kh.
Dadkiina Puntland dagan , iyo dadkiina madaxda u ah: Ka hara hadala xag xagashadu ay ku jirto, kala barta waxa u dexeeya, madax tooyo, hugaamin iyo qabiil gocashadi ama qabiil isku tiris. Maxaad taqaanaa kaliya ayaa bad baadin karta Puntland iyo dadka ku nool.
Ciidamo Xoog leh sidii kuwii Siyaad Barre haddi Puntland aysan lahay khatar ayaa amnigeedu kujiraa; taasna madaxda Puntland ayaa masuul ka ah, amniga iyo badbaadada Puntland.
Ceel Cad maxaa Ethiopia llo gala hadli waayey in ay iska dhiibaan oo ka baxaan oo gacanta Puntland ku soo deliso. Waa dad iyo dal Puntland uu u baahan yahay sida meel kasta oo Puntland ka mid ah.
Qoraal kale ayaan idiin soo dirin oo ku saab san: Af Carabi iyo Af Somali.
Daarood.
Badda Cas iyo markay duntay xagee
Daroon ku noolaa.
Intii aanan soo qorin: Alif ilaa Ya ama Yaac: Dhawaaqooda u fiirso macnahay ay leeyihiin. Sidaan oo kale: Ba, ama bac, Ta ama Taa, Sa ama saa, Xa, Ga ama gaac, ja ama Jac, Qa ama qac………..Ya, yaa ama yac ama Yaac.
U fiir sada shanta qaaradoon waxa looga hadlo iyo dhawaaqoodu macnaha ay ku leeyihiin af soomaaliga.
W.Kh.
Amhaaradu waa cadaw, waana Jaajuus, Puntland Jaajuusa. Eitaray waa cadaw, waxaa Puntland uroon, in Ajnabi oo dhan laga saaro oo laga ilaaliyo. Dadka dadka laynjiray waa cadaw ajnabi ah. Amxaaradu markii ay kadhoofaan Puntland waxay wataan magac somali ah. Hub ayay Puntland ku haystaan dadka la laayo in ay masuul ka yihiin ama qayb ka qaataan iyaga iyo Eiratareya ayaa laga yaabaa.
Waxaa la yaab leh sidee cadaw u taba baraan Ciidamad Puntland ama u Ogaan karaan, meesha ay joongaan iyo waxa ay suu biyaan. Sidee cadaw uu u ogaan karaa, Puntland iyo waxa ay ku sugantahay.
Waqti dhaw waxaan idiinku soo lifaaqi doonaa,
arimo la xariira: Daarood. “Rabi ha gaarsiiyo meel aad u roon dad iyo dalba”.
W.Kh.
Woooooooooooooooooooooooooooooooooow Libaax Libaax Noolow Noolow madaale