Kooxo Hubeysan ayaa degmada Waabari ku toogtay Marshaale

July 31, 2012   //   Warar Somaali

Kooxo Hubeysan oo aan Heybtooda la garaeynin ayaa goor dhow waxa ay Degmada Waaberi ee Gobalka Banaadir ku Toogteen Allaha u Naxariiste , Majaajiliistihii Caanka ahaa Cabdi Jeylaani Malaaq oo ay Soomaali u taqaano Marshaale.

Dilka Marshaale oo la sheegay in ay geesteen 2 Dhalinyaro oo dhagar qabayaal ah oo ku hubeysan Bistoolada ayaa waxa uu dhacay wax yar ka hor Xiligii Loo Diyaar garoobeyay Afurka.

Allaha u Naxariistee Marshaale ayaa la sheegay xiligii la dilayay in uu fadhiyay afaafka hore ee hoygiisa waxeyna kooxda dilka u geestay Marxuumka ay ku dhufteen 4 Xabadood.

Dadka Deegaan ayaa Marshaale ula Cararay Cisbitaalka Madiina, balse Markii loo Gudbiyay qolka Saalada ayuu u Geeriyooday dhaawicii soo gaaray .

 

COMMENTS

RSSComments (11)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. puntland says:

    HAWIYE ACTION GRUOP

    ninka labaxayow waxaan ku xasuusin lahaa in aad waxba aadan dhaamin in aad kasii xumaatay un mooyee ninka aad ka cabaneysay ee af lagaadeeyay reerdhan. adiguna reer dhan baad aflaagaadeysay oo aad naago kusheegtay oo waliba aad tiri adigoo faan iyo aflagaado kale isku daraayo in aad ku sifowday iskuma jeede islaamkii buu laayay dadkii lagu magac daray .

    mida kale ninka aad amaaneyso ee aad leedahay cabdi qaybdii xaqiiqda ayaad ka indho laabaneysaaye taariiqda dib uraac . mayahay nin qaranka somaliya uroon mise waa nin dantisa un ushaqeysta inta laga og yahay taariiqdiisa iyadoo kooban aan ku xasuusiyo

    cabdi qaybdiid waa ninkii horta qaranbur burintii somaliya kaalin mugle kaqaatay kow dheh 2 waa ninkii abgaal iyo habargidir dagaalkooda kaalin buuxda kaqaatay oo xasuuqay kumanaan dada oo somaliya oo waliba deegaanka aad kasoojeedo udhashay 3 waaninkii kadambeeyay dilkii saaxiibkii caydiid kadib markii uu reer ahaan cusmaan caato raacay 4 waa ninkii abaabulkii argagixiso ladirirka qayb muga kulahaa dagaalna lagalay maxaakiimtii 5 waa ninkii cabdulaahi yuusuf jananka umagacaabay oo gumaadkii aad lahaydeen wuunagumaadayaa ragii loo adeegsaday buu ka mid ahaa oo uu jagadaa kuhelay 6 maxaakiimta markii lala dagaalayay waa ninkii ciidan ethopian ah lasoo galay galmud oo laayay kumanaan wiil oo somli muxamed ah marka walaalow waxaa fiican adigu laftirkaaga in aad dib isku eegto oo aad naftaada horta saxdo intaadan sixin midkale adiga iyo kan kale ee caayaya umada somaliyeed waxaad tihiin 2qof oo xag alle iyo xag aduunba dambi kagalay marka alle utoobad keena oo kadaaya umada aad kala geyneysaan qabri madow oo kaligaa camalkaaga lagu weydiinayo ayaa idinka dambeeyo .

  2. Alla unaxarista marshalle hawiye le dilen waxa waxdilayo wa hawiya le ilaha kamagan galna hawiye

  3. imran says:

    Allaha u naxirrsto marxuumka eheladisana samir &iimaan alaha ka siiyo amiin amiin amiin

  4. Gacaliye says:

    Alla meeshu dadqalo, duli iyo dugaag badanaa!

  5. (@TO mahmud sxb hawiye hadu marshale dilayo 40 sano ayu xamar kunolaaa intaso dhana ay dililahayeeen marka. Qabiiil dhaan ina ugafto wa adi iyo nagnimadada raginan rer dhabayaco wlh nagihina iyo ragina wa iskumid wayo sidi dumarka u hadashaan sidi dumarka u fantantaan sidi dumarka vu cetantaaan sxb plz sida raga uhadla melahanokale marka kahadlesaaan hawiyena. Ciid an alee aheen oo waxkaqadikaraa manta majiraan sxb hawiye iyo adinka wa istaqantaaan eee dantada racoooo balayo kasijedo haisku sojediiin ogooow manta cabdi qebdiiid aya la dortay waxa lo dortayna wa tiii 1991 kii uu galkacyo. Ila garowe ka sameyay adigaba wa ogtahay. Manta cabdi qebdiiid aya insolabtee eee dagaaal usi diyar garobaaaa melaha haka cetaminaa ee raganimadada sosaaar awalba labebshe ahedeeeee wa laguyaqanaaaaa xabada dhabarka aye inkaga dhacdaaa viva cabdi qebdiid aya so dhawenayaaa hadu xasuqi so ceshooo markaaan wa bilad dahab ah ayu mudanyahay ee dhabayacooo issi diyariii. Hoyaday ba ibanan hadadan guryahada kacarariiin tasa ku shegayaa. Duli duf ubaxeeee

  6. MAHMUUD says:

    WAR WAXAAN WAXBA KALA AQOON OO DADNIMADII IYO DAREENKII AADANIMO AAN LAHAYN DADQALATO WADA NOQDAY DARXUMO KUWADA NOOL DUCFI IYO DULI AAN KABAXAYN WALIGOOD DIINTIINA KU CAASIYAY DALIILKA EEBE AAN DAN U HAYN DAAYEERO WADA NOQDAY DARISKA AAN NABAD GELIN AYAGUNA AAN IS NABAD GELIN DADKA KALENA AAN NABAD GELIN WAR HAWIYE WAA HAAWEEY IN LA TIR TIRO WEEYE KEENADIID KALE AYAY U BAAHANYIHIIN,

  7. bakaro boy says:

    TO JAMAAL MAHBAR. Sxb jamal markahore waxa ogata xamar dil wuka dhacaa ok shala galkacyo 2 nin oo walalaha ah marki masajidka iridisa lagu dilay xage lagudilay xamar mise galkacyo yasa dilay adeeer puntland amaan iyo nabad tona kamajirto wa ogtahay habenkasta madaxda mamulkina in la ugarsado oo lalayo waxa dilona wa adinka dhexdinaaa marka xamar halayabiin. Puntland aman mayaleee. Wata. Malinkasta qadiga maxkamada bosaso iyo garowe lalayee xage weye meshasu ma xamar ba mise wa bosaso bal adiga dib isugulabo nin. Aman jesto caml hauhadlineee runta we iska cadahaya iyo waxa mesha ka socdee adeeer. Siyasinyintada ialaliii. Xamar shaqo kumalihideee 1200 km bay ku jirtayeee isuma dhawidineeee afaraheda kabaax dhulkada kahadaal

  8. Jamal sxb wekaqaldantahay wayo maslrshale marka hore alaha u naxaristo marka labaad marshaale hawiye hadi ayrabaan ine dilaaan 40 sano ayu xamar jogay maxay udiliwayeeen sxb sida dumarki bad uhadashay hawiye. Wa umad weyn oo qof xun iyo qof wanagsanba leh marka haugafiiin belweynta hawiye xamarna somali oo idil aya kunoool marshale wixi dilayna wala ogyaahay ine alshabaab yihiiin sxb hawiye. Marshale ma dilayaan mana rabaaan guri ay radinayaan ba tidhi guri ninwalba leeh marka sxb umad dhaaan ha aflagadeyn. USC na waqtigodi walagaso gudbay oo awalba dolawdi xaranta aheet ine dumiyaan ba lo doratay wena kugulesteen kadib. Qadka wakabaxen marka sxb ururukan hawiye action grop maha dad dad dila ama dad dhacaa wa umad danahoda u istagay oo kana dhaqalo badan adi jamal ahaaan ani darood ma ugafayo wayo wa idhaleen hawiyena wan ka dhashay marka sxb somali hakala geniin cuqdad alaha kasaroo wa bugtayeee dhaqtar utag.

  9. Adeer USC wakuwiii sa aragtay kugalay wagii oo ila garowe ila galkacyo duhuradeda kugeyay. Hawiye action grop wa dad wadaniyaal ah oo beshedoa utagan ee mahan uru dad dila ama dad dhaca wa. Kamadax sareyaan waxa shegeso tankale guri ay raban aya ledahay guri iyo bosas ba way leyihiin bal bajuun iyo shanshi maxa laga dhaca oo ay hestaaan iyakaba gacan ku gabad ahee tankale xamar. Wa casimad casimadna adunka dhane ka dhacda dil wuka dhacaa adunka dhaan ha modin tuloyinka garowe iyo bosaso habenkasta aya dadlagulaya ya layo bal isheek haben hora galkacyo 2 wada dhalatay lagu dile ya dilay misa ma xamar ba lagudilay misa galkacyo sxb adinka gurigada qasan sa gurikale wax ka shegesa. Malinkasta madaxda punand la gu dila galkacyo iyo bosase. Ma amankoda sugtit hee ninkaan wa shacab. Ladilay waxa dilayna wa asiga wa isaaq iyo. Mj oo al shabaab ah ee hadalada qoreso kafirso jahil batahay

  10. Jamaal says:

    MEESHAAN AWALBA USC CUSUB EE CANADA LAGU DHISAY EE HAWIYE ACTION AYAA KA DAMBEESO AYAGAANA KA DAMBEEYO IN MAGAALADAN SIDA QUDUS OO KALE AY U QABSADEEN IN LAGA WAASHO HAWIYE ACTION WAA URUR NAXARIISTA BANI ADAMNIMO KA GUURTAY AYAGAA KA DAMBEEYO DADKA REER XAMARKA AH, IYO BAAJUUNTA, DAAROODKA, RAXANWEEYN UGAARSANAAAYO SI XAMAR GURYAHA DADKA U QAATAAN IYO HANTIDOODA HADA WAA ARAGTAAN ABGAAL AA UGU DARAN AFGOOYE HABEENKII QEEYLADA KA YEERAYSO GABDHAHA KU KUFSADA AYAG OO DAREESKA CIIDAMADA GASHAN. HAWIYE ACTION WAXEEY SOO WADAAN QOFKASTA MUWAADIN AH INEEY LACAG KU BIXIYAAN DHIIGIISA.

  11. lama dage says:

    INNAA LILLAHI WA INNAA ILLEYHI RAAJICUUN
    JANNADII RABBI HA KA WARAABIYO ABWAAN MARSHAALE GACAN KA XAQDARAN BAA DISHAY IYO DAALIMIINTII HOREYBA DAD BADAN U LAAYAY YEELKEEDE HADDA GABAABSIGA KU SI JIRA./

Leave a Reply