kulankii Baarlamaanka lagu ansixin lahaa R/H oo maanta dib u dhacay

October 10, 2012   //   Warar Somaali

Kulan la filayay in mudanayaasha Baarlamanka Federalka Soomaaliya ay maanta yeeshaan ayaa la sheegay in uu dib u dhacay.

Xildhibaan ka mid ah  baarlamaanka ayaa warbaahinta  u sheegay in guddoonka Baarlamanka uu dib u dhigay kulankaasi sabab farsamo awgeed  iyo maqnaanshaha Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho ku jooga dalka Ugandaha  waxa uu sheegay in maalmaha soo socda uu qabsoomidoono kulanka Baarlamaanka lagu ansixinaayo R/W Soomaaliya.

Kulanka baaqday maanta ayaa la filayay in R/wasaare Cabdi Faarax Shirdoon Saacid uu khudbad ka jeeediyo kulanka Baarlanka, taas oo uu ku soo bandhigayo waxqabadkiisa iyo nooca ay noqoneyso xukuumadda uu soo dhisidoono si uu Baarlamanka uga helo codka kalsoonida.

COMMENTS

RSSComments (3)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. imraan says:

    Ma marqaamay oo shaqadi iyo balankiba wa ilaaway awalba wa la filayay wax kalena wa la sugin..kkkkk so funny

  2. caqlileey says:

    ye yes

  3. CUMAARI NAANA KISMAYO says:

    WAXAAN FILAYA IN BAARLAMAANKU DIIDI DOONO MR SAACID O MARKII LAHEAY SIIRADIISA AMA CV GIISA SOO BAXAY NIN AH EBER DHINAC KASTA

Leave a Reply