Comments on: La Kulankii Wax iga Bedelay ee Dr. Cabdiwali M. Ali Gaas

By: Qaasim
A/wali waa nin aqoonyahan ah  laakiin maaha nin wada jirka puntland tixgaliyo wuxuu yaqaan nin jecleeysi iyo dane qaas ah mustaqbalka puntlandne maka walwalo reer puntland waa ukala eexdaa xafiiskiisa iyo safaaradaha uu  magacaabo waa un reer mudug intuu ku iloobay dadkii kaloo puntland

By: Hersi
Afkaada caano lagu qabey , hogaanka daacadda ah bulshada oo dhan-baa u istaagta ,dhab ahaantiina Dr/abdi wali caalamka oo dhanbaa u istaagey…waana gutay howshiisii intii badneyd..inta u hadheyna waa u dhamaanhayaan ilaah idinkiis waddadii cadeedna cagta ayuu saarey….Road-map-ka waa bad baadada umadda soomaaliyeed, ilaah hala garab galo …..aamiin!!

By: wiil mudug
Gaw adeer waxaan ugartay waan nin doonaya inuu bahdillo madaxda waxaas majiraan raali ahow crashiidow

By: Xamari
Cabdirashiidow waad salaaman tahay
qomadani wax badan oo aanan ka ogayn Gaas ayeey ii iftiimisay nin wadanimo iyo naxariis badan leh ayaa ka muuqata waana Eebe mahadii hadii maanta uu yahay raysal wasare madax wayne waa u qalmaa codkaygiina waa helay aniga afar qof ku akhrinay qoraalkaan adiguna waad ku mahadsan tahay soo gudbinta noosoo gudbisay

By: somali boy
hade waayahaye cabdirashiidow hada mawaxaad naleedahay waa nin daacada ee waa in isaga loodoortaa madaxwene somali mise raysalwasaare nimadiisa loo olaleeyaa in dib loosoo doorto.

waa arin runtii lagu farxo somalina ay ubaahantahay nin nooocaa oo kale ah ee alle hana siiyo isaga oo farabadan oo umada la beylihiyay soogacanqabta oo usooceliya iyagoo kaashanaya alle nabadii iyo qaranimadii.