Laba qof oo reer Guuraa ah oo lagu dilay miyiga degmada Rako-raaxo
October 9, 2012 // Warar SomaaliWararka ka imaanaya degmada Rako-raaxo ee gobolka Karkaar ayaa sheegaya in laba qof oo reer guuraa ah in lagu dilay miyiga degmadaasi.
Gudoomiyaha degmada Rako Faarax Maxamuud Ibraahim ayaa sheegay dilka laba qof inuu ka dhacay ceel biyood lagu magacaabo Ana-nuux oo ku yaala baadiyaha degmada Rako u dhow.
Waxaa uu sheegay maydadka labada qof xiligaan in lasoo gaarsiiyay degmada Rako xiligaana ay wadaan maamulka iyo dadka deegaanka qabanqaabo lagu aasayo dadka dhintay.
Dadka la dilay oo watay tirro geel ah ayaa u tagay ceelka biyo inay u helaan xoolaha ay wateen.
Miyiga degmada Rakko ayaa waxaa horay uga dhacay dilal ku salaysan aanooyiin qabiil oo dhexmaray beelo walaalo ah oo wada degan, inkastoo bishii April ee sanadkan ay beelihii dagaalamay ay heshiis rasmi ah ka gaareen colaadaha u dhaxeeyay.
Dilalka ugu dambeeyay ee deegaanka ka dhacay ayaan la xiqiijin karin inuu salka ku hayo aanooyiin qabiil iyo in kalle.
Puntland-News24.



Aleyhehe ishaad ka tuurtey Kismayo Girl!!!!! VIVA Kismayo!!!
Qofta la baxdey Mona Ali
” reer bari faroole bad ku walacdeen magaciisa u daaya masinyahy waligiin bad is qalan jirteen” Naayaa xaggeed ku baratey reer bari ama kula dhaqantey. Afgaaga weyn ha ku soo taagin wax aad ka ogtahay reer bari ma jirtee. Horta taariikhda dib u raac reer bariga aad wax ka shegeyso waa dad taariikh leh oo boqortooyo ay ku jiraan. Hadaad damacdey inaad difaacdo af waliinjo AKA Faroole waad is ceybeyse ma aqaan inaad ciise riyoole tahey ama uu ku laaluushey. Waxa puntland kala ridey waa faroole iyo doqonkuu dhaley. Dib u eeg taariikhda marka uu Cade Muse hayey xukunka ma MJ ama reer puntland baa sidaas is ku necbaa? waa maya. Hadaba waxaan ilaah ka baryeynaa inuu faroole na dhaafiyo ASAP. Amiin. NEVER DEFEND SOME ONE THAT U DON”T KNOW WHAT HE IS IN TO!!!!!!!!!!!!
looooooooooooooooooooooooooooool
yaab daadki wa washen wax kasto dhaca faroole iyo caruurtisa miya dusha lo saraya war isku xishoda wax yabaha qar wa laga qajila mida kale daadki dhintay alle ha u naxaristo wa daad muslimo ehel ah shaqsiyadka faroole ku washay ee reer bari sheganaya hadi ay qoys yaro qardho ku nol kaabo qad u yahin iyaga aya cirka roob ku og farole gobolka bari raag bu ku ogyahay una joga waligodna wax laga weydin jiray nolol iyoo geeriba yaqan in lakala danbeyo amay wanagsan tahay intan buuraha la iska qubin wale wa iga talo kuwi farole ka horeyey ba wax ma qaban jirine maxa isaga sida gaarka ah wax kasta dusha loga saraya waxan umaleynaya micnahedu waxa waye 2 di ka horeyey boqolki ba boqol ayu ka wanagsan yahay hala is barto ragow
Waxba yaan faroole lagu mashquulin xarfaaney waxana wanaagsan in runta laga hadlo ileyn horey waxa loo yidhi qabri iyo ninka loo wado lama kala qariyo marka waxaanoo oo dhan waxa ka dambeya waa iska macruuf marka waxaaan oran laha Isku dirka dadkan wada dhashay halaga daayo oo wax uun hala heeriyo Farolena wax dhaama meeshan ma soo mari doono ee halala shaqeeyo
Imraaan walalka abaha kawas ma faroole iyo dhabadhilifkisa walal ino ah war puntland manta wakala tagtay mana aqbaleno waxa u faroole wado shala bay aheet dhulbahante gadoday leelkase gadoday warsangali hargaysa iskuwada shubeen marka puntland dadki wada laha wakusa wada baxay mantana beshi mj aya. Ka dhex alosantahay waxana wa faroole oo umada isku diyara oo. Falkaan ka dambeeeyo marka wax walal ah masi soconeso wlalaka ku tutumo laguma oraaan. Intaan kabadana samirkii wainaga dhamaday hadanunaahay rer bari faroole waka hortagenaa isha allaah iyo jifadisaba.
Marxuminta allah ha u naxriisto ehelkodana samir &iiman alah haka siiyo aamin,Waxan aan la hubin yanan la buunbunin dadkan wa dad wada dhashay allaha kala qaboojiyo ila hada ma cada wax keenay dhibkan dhacay marka yan daka wada dhashay lakala dilin puntland wa wada walaalo wixi dhacana walalnimo halgu dhameeyo… Insha allah
reer bari faroole bad ku walacdeen magaciisa u daaya masinyahy waligiin bad is qalan jirteen maxa farole lo xagxagan , tan kale idinku mad u qodan celal puntland idinka ugu lcg bdan uguna fakhrisan reer bariyow afkay idinka kaga hartee idinku isku tashada faroole afku haku taganine aaway xaqii dadkagu iyo dalkabu kugu lahaa doqomiin waaxid dib u fakera yaahi baad noqoteen
dilka waxa ka danbeeya waa dadka sida wax shinamada isku dila oo colaadu ragaadisay maalinkasta wey heshiiyaan hadana wey ka baxaan waa rer miyi isku qabsaday biyo iyo baad wana dhaqanka soomaali oo dhanka mark a hadhihin faroole baa ka danbeeyey inad comment ku soo qorto ,,been iyo male awaal iyo propogaando wey kaaa tuuri jahanama iyo qararkii naaareedii ,
dadka walaalaha sida loo heshiin siin hala ga shaqeeyo intay yar wax la qabto oo waa inaan iswiindinaaa see u xalin naa see gacan ugu gaysanaa taas waa muhiim maamul ama faroole government ma aha inaan markasta wax ka sugno waa inan u dhameen teen ka shaqaynaa nabada iyo xasilooonida wadankeena walaalayaal , mahadsanidiin
Waxaan hubaa sheekadan in faroole ka danbeeyo waa qaybi oo xakun,balse maaha mid u ku gaari karo ujeedadiisa guran ee kursi jacaylka ah,markaa qabaa ilku waa inay dhexdooda ka dhamaystaan wixii dhaca iskana jiraan fidmada iyo fadqalalada faroole,
MA CALI SALEEBAANBAA DILEYNA RAGA
asc wr wb dowlada ayaa masul ka ah dadka waana inaan dadka lay ku dirin maamulka faroole gobolka wax uma qaban badanaa waxa uu wax ka qabtaa garoowe gololada waa ay dayacan yihiin dadka waxay aheed in ceelal loo qodo oo dadka reer baadiyaha la daryeelo faroole dalka wax uma soo wado waa in aqoon yaha nada gobolka waa in ka tashadaan arimahooda ay wax qabsadaan dadka la dilay waa in dadkii dilay maxkamad la soo saraa oo cadaalada la mariyaa gudoomiyaha gobolka ayaa masuliyada saaran tahay iyo taliyaha ciidanka Bolooska iyo maxkamada gobolka sidii dan biilayaasha maxkamad loo saari lahaa gobolka waxa uu lee yahay deegaano laga samayn karo dhul beereed dadka waa in la baraa siday beeraha uga faaiideysan lahaa yeen hey adaha ayaa lala kaashadaa sidii dadka ceelal loogu qodilahaa
waxa dad ka puntland ku laaya waa ciidanka faroole si umada loo jaahwareeriyo
Waxaan waxa ka danbeeya waa ina faroole iyo dhashiisa oo waxa ay ugu talagaleen in dadka walaalaha ah ay colaad kala dhaxdhigaan si uu himilada uu laahaa ugu gaaro uu sanad ugu darsado.laakiin la idinla fahan ujeedooyinkiina mana dhici doonto waxa aad damacsantihiin la idinku fahan.