Laba wariye oo ku dhimatay shilkii gaari ee Garowe iyo xaaladda caafimaad ee fanaanadda Saado Cali

July 21, 2012   //   Warar Somaali

Waxaa faafaahino dheeraad ah ay kasoo baxaysaa khsaaraha ka dhashay shil gaari oo galinkii dambe ee shalay ka dhacay wadada u dhaxaysa Degmada Burtinle iyo Garoowe, halkaasi oo ay ku dhaawacantay fanaanadda Soomaaliyeed ee caanka ah Saado Cali Warsame.

Shilka gaari waxaa uu yimid kadib markii gaari ay lasocotay fanaanadda Saado Cali uu ku dhacay gaari wayn oo ah nooca ay Soomaalidu u taqaano Candhamaydalaha oo xiliga shilka marayay isgooyska Kalabayr ee xiriirisa Garowe iyo Burtinle.

Wariye Maxamed Cali Cilmi oo ahaa tifafatiraha taleexmedia.net iyo wariye  Jaamac Maxamed Nuur ( Jeelle) oo isaguna ka mid ahaa shaqaalaha Taleexmedia.net iyo xiriiriyaha xafiiska madaxwayne kuxigeenka Puntland iyo saxaafadda ayaa u dhintay dhaawac kasoo gaaray shilkii gaari ee kadhacay Kalabayr,iyagoona suufiyiinta lasocday faanadda Saado Cali Warsame.

Wasiir kuxigeenka caafimaadka Puntland Dr Maxamed Xirsi Ducaalle ayaa sheegay inay wanaagsantahay xaaladda caafimaad ee Saado Cali islamarkaana ay xiligaan sheekaynayso islamarkaanaa ay badqabto.

Saado Cali Warsame ayaa u timid deegaanada Puntland ka qaybgalka shir haweenka Soomaaliyeed uga socday magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland.

Puntland-News24

Garowe

 

COMMENTS

RSSComments (13)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. Gacaliye says:

    Siliguy from Silicland KKKKKKKK,the people of Somalia’s Khaatumo State know how to handle traitors as they dealt with your grandparents who were known to clean the colonial ass at that time, the SNM gang should read the “The Mad Mulah of Somaliland”, KKKKKKKKKKKKKKK!

  2. liii gaaas somalilander says:

    adigu waxaad kasheekay saa tukaraq markaan kuguwareejiyay itaal yaraan taada markay kaa qaadeen khaatumoseeg kkkkkkkk guul guuuuuul cidamada qaranka somaliland guuuuuuuuuul

  3. Gacaliye says:

    Correction:
    sili’yahow is’nacay,
    Soco oo is aas, KKKKKKKK!!!!

  4. Gacaliye says:

    liii gaaas Siliclander,
    siligaaga siliclander,
    sokeyaan ku mooday eh,
    siligaaga siliclander,
    somalibaan ku mooday,
    sunfaafi’yaadse noqotay eh,
    sili’yahow is’canay,
    Sacaadona iloow oo,
    soco oo is aas, KKKKKKKKKKKKKKKKK!!!!!

  5. Soolish says:

    liii gaaas somalilander kkkkk dee rag dhubahante ayaad dabada kaga gabataane lasnood maada xoog ku jooga, buuhoole maad xoog ku qabsadtid more than 6 times baad this year weerarteen markastana cashar lama ilooban ah baa laydiin dhigay. lasnood rag dhulbante iyo harti baa isku haystee adeer there’s no place for you, qaadkii iyo sheekadii khiyaaliga ahayd ee ictirafka iiga waran.lool

  6. Mimi says:

    Inna lillahi wa inna illahi rajicuun. Inta dhimatay Allaha naxariistu. Abwanada amase wadanniyada Allaha cafimaad ha siyo qofkasta oo Soomaaliah wuxuu ogyahay innay tahay qof dalkeeda dhimantiis jeceyl. Ahaayna qof ku sheqaysata qabiil amase kalagur Soomaaliyeed. Badse qofkii wata danogara oo an ahayn Soomaalinimo ahayn majeceyla qofki wada danaha Soomaaliyeed. Waxaana lenayhay Saado meshada kawad dadalka. Allaha kula garaabgalo.

  7. liii gaaas somalilander says:

    waar saqajaamadan munaafaqada ah hanoo buun buun buuni nina waa bahal dhimatay oo dhulbahan ta ah oo laan gaaba waxay utimi xaglatoosiye oo saaxiib la ahaa ayay utimi is urur sada oo kaalaya laascaanood waxaa balana in garoowe lays ku qab sado kkkkkkk ciidamada qaranka ayaa idin sugaya kkkkkkkk

  8. Yuusuf Yare says:

    Hassan Jiro ayaa qabtaa iyo xanuun, war ma weysan Somallichanel ka sheegin meesha ey joogto, Hassan Saado Isir ahaan iyo Qabiilba waa Harti amase Daarood taa ogow dhulkii awoowyasheed ayay joogtaa.

  9. imran says:

    Allaha naxariisti siiyo jano marxuumiinta,malin kheyr bay xijaabteen allaha jano fardawsa ugu bishareeyo amiin amiin saado na allaha caafiyo. dhibatada shilalkana allaha naga qabto aad bay ugu badan yihin wadanka somalia

  10. ubah says:

    Inaa lilaahi wa inaa ilayhi rajacuun,Allah naxariistii jano ha siiyo aamiin.

  11. Hassan says:

    Wixi qoran lama seegayo runti. Balse fanaanada somaliyed maxay saxaafadu usheegi wayday meesha ay hada ku suganthay . Maadama ay tahay gabar qaran balse ay san ahayn gabar qabiil.

  12. ahmedpunt--------------- says:

    ilaahay janno iyo naxariis iyo makaanu roowdah alle hasiiyo aamiin aamiin ,saadana ilaahay caafimaad dagdaga hasiiyo iyo inta kaloo ladhaawacantay …aamiin aamiin, scww

  13. ladan punt says:

    allaa mahad leh saado sharaf haduu noo bad baadiyey intii dhimatayna alle ha geeyo janadii aamiin

Leave a Reply