London: Fadeexad iyo Nidaam Darro Tii Ugu Xumeyd oo Xalay Hareeysay Soo Dhoweyntii Xasan Sheekh

February 3, 2013   //   Announcement


qabyaaladiisa sawirkan baa kuugu filan

Madaxweynaha dowlada Federaalka Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay [Sabti]  jaaliyada Soomalida UK kala qeyb galay xaflad ballaaran oo lagu soo dhoweynayey imaanshahiisa London oo uu sii joogi doono ilamaa Isniinta. 

Nidaam darro baahsan ayaa xafladda ka jirtay, ma jirin nidaam hagaagsan oo xaflada soo dhoweynta madaxweynaha ay u socotay, hase yeeshee waxaa iigula yaab badnaa dhowr waxyaalood oo ay ishaydu qabatay, islamarkaana aan u dhaba galay.

Madaxweynaha intii aanu iman goobta waxaa ka jiray is dhex yaac faro badan, ismuujin, kooxeysi iyo loollan adag oo loogu jiro sidii qof walba u qaadan lahaa door muuqda.

Kooxo Hab Qabiil isku xushay, isuna abaabulay. 

Raga la socday madaxweynaha ee habka qabiil iyo kooxeysiga xaflada uga dhex muuqday waxaa kamid ahaa shakhsiyaad la yaqaano oo ku heyb ah madaxweynaha kuwaas oo iyagu is-tubay buuxiyeyna nawaaxiga kuraasta dambe ee wafdiga dowlada loogu talo galay, waxaa ragaas kamid ahaa 1-Mustafe dhuxulow 2-Abdirahman Abdishakuur Warsame 3-Abdisalaan Guuleed 4- Siciid Sheekh 5- Xildhibaan Guure 6-Abdi Cumar. raggan oo dhamaantood kasoo jeeda beesha hawiye waxay ixtiraami waayeen kana xishoon waayeen umaddii faraha badnayd ee xaflada kasoo qeyb gashay iyagoo isu muujinayey raga ay talada ka go’odo oo isteerinka u haya madaxweynaha Federaalka Somalia.

Shaqaalaha Xafiiska madaxweynaha qabsaday waayo iyaguna? 

Waxa madaxweynaha la socday niman u badan dhalinyaro iyo qaar odayaal ah kuwaas oo iyaguna la heyb ah madaxweynaha qaarkood xilal kuma magacowna waxayna madaxweynaha ula shaqeeyaan oo qura inay la qabiil yihiin, laakiin kuwa xafiiskiisa ka shaqeeya ee ka arradan dhanka paratakoolka iyo nidaamka dowliga ah waxaa kamid aha qaar aan xalay meesha isku baranay oo la yiraahdo 1-Kamaal Guutaale 2- Ibrahim Sh. Muxiyadin. 3-Axmadey.

Dad liiska laga saaray iyo fannaaniin ku dagaalamaya Micrafoonka

Fadeexada kale ee yaabka leh ee aan xalay arkay waxay ahayd iyadoo dad qaarkiis lagu takoorayo qabiilkooda, loona diiday haba yaraatee inay wax lug ah ku yeeshaan ama ka muuqdaan xaflada, gaar ahaan shakhsiyaad doonayey inay ka hadlaan xaflada oo liiskooda lagaba saaray dadkii hadli lahaa.

Nin u hadlay jaaliyada UK magaciisana yahay Cabdi Cumar oo hab qabiil ku boobay micrafoonka ayaa booska kala baxay qof isagu ku qornaa booska inuu u hadlo jaaliyada reer UK ninkaas hadli lahaa oo isagu kasoo jeeday beesha Daarood/Mareexaan ayaa lagu magacaabaa Abdi Shire Ciyaar jecel waa nin abwaan ah oo mu’alif u ah kooxda Qeylo-dhaan.

Dagaal ku sigtay gacan ka hadal iyo loollan xaga cod-baahiyaha ah ayaa meesha ka dhacay, iyadoo dadku la yaabeen qaabka xishood darrada ah ee wax walba loo qabyaaladeeyey.

Cabdi Cumar xalay wuxuu ku ceeboobaabay markii uu dadweynaha ku yiri ila soo dhoweeya madaxweynaha, oo madaxweynuhuna u qaatay in la leeyahay soo kac oo dadka u khudbeey, kolkaas oo madaxweynaha markii uu soo kacay loo sheegay in si khaldan loogu yeeray ee uu wali sii fariisto.

Dhacdo kale waxay ahayd markii haweeney buraanburta oo kasoo jeeda beesha Daarood/ Majeerteen oo lagu magacaabo Muna Diyaana laga saaray liiska, iyadoo howl badan iyo tacab gelisay buraanbur ay u soo sameeysay madaxweynaha jamhuuriyada federaalka Somalia.

Muna Diyaana maquusan waxay ligliga ku dhegtay micrafoonka xilli madaxweynaha sii baxayey iyadoo dadkii goobta joogay u sheegtay in wax aan loo dulqaadan karrin ay meesha ka dheceen, shir deg deg ahna ay goobta ku iclaamisay.

Dhacdo kale waxaa isagana lagula kacay nin fanaan ah oo isna ka tirsan kooxda Qeylo-dhaan oo lagu magacaabo Xuseen Shire, xuseen wuu qaaday heeso xalay, hase yeeshee ballantii ahayd inuu heeso kale qaadayo marka madaxweynaha uu hoolka soo galo ayaa looga baxay, waxaana halkii uu isagu heesi lahaa marar badan isteejka kusoo noq-noqday fanaaniin kale oo la heyb ah madaxweynaha sida Gaadaco iyo gabar fanka ku cusub oo iyaduna madaxweynaha u sameeysay hees ammaan ah.

Dhaco kale oo aan qabyaalad ka marneyn ayaa iyadana meesha xalay ka dhacday iyadoo dad kamida jaaliyada reer UK oo xiriir la leh Wasiirka koowaad Saacid oo iyagu kamid ahaa dadkii xaflada qeyb kamid ah soo abaabulay ayaa iyagana bannaanka la dhigay iyagoo isla xalay dood iyo isqab-qabsi arrintaas ku saabsan lagu heystay xildhibaan Guure oo ahaa ninka sida weyn u beeleeyeeyey beel gaar ahna ugu ekeysiiyey xafladii madaxweynaha qaranka Somaliyeed loogu talo galay.

Mid kamida dadkii xaflada kasoo qeyb galay oo isagu kasoo jeeda Puntland ayaa ii sheegay inuu kala garan waayey inuu caawa joogo xaflad ay leeyihiin maamul goboleedka Banaadir State ama Galgaduud State, taas oo uu la jeeday sida kooxda la socota madaxweynaha ay yihiin kuwa la illdaran qabyaalad reernimo ku dhisan.

Ugu dambayntii waxaa xalay xoogeeystay awoodna yeeshay mudaharaad ballaaran oo looga soo horjeedo habka foosha xun ee kooxda damul-jadiid iyo Xasan Sheekh ay u qabyaaladeynayaan masiirka umadda Somaaliyeed, iyagoo doonaya inay dalka dib ugu celiyaan dagaalkii sokeeye.

Muna Diyaana oo ah abwaanad qaran iyo qaar kale oo kamida aqoon yahanka Somalida ayaa xalay iisheegay inay xoojin doonaan kuna biiri doonaan mudaharaadka ballaaran ee isniinta ka dhici doona magaalada London.

Waxaan kaloo fursadan uga faaiideysnayaa in dibad-baxii ka dhacay magaalada Minnesota warbaahinta BBC English ay ku sheegtay report aan online-kooda ka akhriyey in dadkii kasoo qayb galay ay dhamaayeen 50 qof, laakiin waxay ku sheegeen dadkii madaxweynaha hoolka ku soo dhoweeyey 4-kun oo qof taas oo xaqiiqada ka fog. Sidaa daraadeed waa in mudaraadka London warbaahinta caalamka lala xiriiraa qoraalo la gaarsiiyaa, lana soo casumaa.

I. Warsame Yassin 

Lodnon, United Kingdom

E-mail: warsameyasin@gmail.com

Phone: -44 7415195961 

 [EEG SAWIRKA SARE WAXAA MADAXWEYNAHA KU HAREEREYSAN RAG JUFO ISKU BAHEEYSTAY TAAS OO TUSAALE KUUGU FILAN SIDA MADAXTOOYADII QARANKA LOO XAAFADEEYEY] 

 

 

 

 

COMMENTS

RSSComments (56)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. Odaay xaamud jalaqooq fiidoow toxoow says:

    xasan guar guurte maxaa ingiriiska ka raacay,demeer faawqal dameer,wuxuu is mooday inuu isagu dawladnimada keenay,bashka jug soo dhacday inuu yahay soow ma oga,tan danbaa daran,wax badan ayaa dumaar kufsatayea adaa lagu kufsan

  2. Moallin Hersi says:

    Pultland; (Jilaafo)

    Qabiilada Soomalida awalba waxaa idin waday hal qabiil (Mudulood) ilaa ADen Cadde, ayaguna dhulka ayey idin kutuureen soomaliya uma xayirnaan karto xaasid joogtaa waan ka gudubnay arintaas. Qofkasto oo ladoorto ayaa nahogaamin ama ABSAME Ethoipia kakeen oo usheeg Kablalax ama Adeerkaa Melesh qabriga kasoo saar Soomali is raacday.oo dowlad heshay waliba anigu waxba kama qabo inaad halkiina goosataan ood Xabagtiina iyo kaluunka isku qooshataan ileen xoolo iyo beero mahaysataane. BYE BYE ABOOWE

  3. Khaatumo says:

    Mudane madax weyne guuleyso uma somaliyed aad ayey kuula dhacsantey dadxunka waxba kaqadi maayaan somalia adaa umadaxweyne u ah noolow cimrigagu ha raago cadowgagu hajabo sida habarta afka sabiishaleh ee tuulada garowe kanacnacleh horjooge faroole arka duliga afka sabiisha ah leh xasan sharaf ayuu leyahay

  4. waxan sodhaweynayaa waxwal oo somaliya dan ugujirto oo xasan shiikh sohoyey waxan leyahey madaxweyne caadil ah goaan adeg cimrigaaga hadheeraado shacabka somaliyeed weykujecelyihiin kuwo qayaalad qaadey mooye kuwaasna wey aadbey uyaryihiin sida kuwa kugu banaanbaxey ee aan xishoneynin waxeyna kaxunyihiin guulaha sida faroole (isciilciil) oo kadhawaajiyey hadalo aanmunaasab ahey waxan lenahey qabiil wuu dhamaadey ee yaanlagaatagin dadkaaka dhinackaraac

  5. Omar says:

    Reer MJ calaacalki may wali wadaan. Wallee waa yaab ragiinii iyo dumarkiinii in ay meelaha ka qeeliyaan. Qaraabashadi magaca “Daarood” wuu dhamaaday, beesha Sade mar hore bay idin fahantay, anaga iyo hawiyana iskama keen horkeynaysaan. Jagada PM markuu majeerteen ku fadhiyay mareexaan wuu aamusnaa hadda maxaa idinka qeylisiinahayo war iska aamusa oo safko gadaal kasoo gala..and grow some balls waxaa noo muuqato inay taas idinka maqantahay.

  6. Nawaal says:

    ASC, dhammaan walaalaha sharafta leh. qofka khaatumo isku sheegay RAG AMA DUMAR midkuu doonaba ha ahaadee waxaan ku leeyahay odayga waalan waaba la gartay oo islaantii reer waqooyiga ahayd ayaa sariirta uGu soo sheekeysay balse adigu waxaa tahay caade qaatte aan waliba damiir iyo dadnimo toonna lahayn, sheekadaadu waa doqoni nimay taqaan kama dhammaato. Daaroodna adigu isu gayn kartid mana kala reebi kartid ee carruuraha buuhoodle lagu bogdooxayo ka hadal kuwaas ayaa mudan in wax loo qabtee.

    kuwa soomaaliland sheeganaya waxaan oran lahaa HASHA LA GARAY RATTIGANA LA GARAY EE KORONKU MUXUU RABAA! idinku soomaali maba tihiine maxaa idinka galay ciddii is caayeysa iyo ciddii heshiinaysaba boos idiin kama bannaana ee fariimo isku qabta dhulkiinana magaca SOOMAALILAND ka bedela oo magac soomaali aan ahayn ula baxa.

    WARBAC, waxaan maqli jiray WARBACOW WAN GEESA LEH tii maantay ii caddaatay, hawiye waa qabiil ee dad fool xun maaha, fool xumaduna wax laysku caayo maahee waa abuur ilaahay ee ka fiirso inta aadan falin,tan kale daarood dir maaha ee inta aadan wax qorin taariikhda soo baro.

    RAALLI GELIN: WALAALAHA RA’YI GOODA MEESHA KA DHIIBTAY WAAD MAHADSAN TIHIIN hana lays cafiyo, 3daan qof oo ra’yiga xun baan u jawaabayey’e. qoraalkayguna wuxuu ku socdaa iyaga kaliya, qabiilkooda iyo idinkuba kuma jirtaan waadna mahadsan tihiin.

  7. somali nimo says:

    war majerten xasid nimo aya lafaha kakashay cid u rabo majirto hawiye isl dhafe xata darod heshish lama ahan wad arakten dhulbahante isma arki garan marexan wa nimanka ugu il baxsan aniga wax maga shegayo darod dgan lkn dhorayashan majerten ayan runta u shegaya dan kale malahan madama ay mesha iska wayen ayey sidi xolihi farole cml u hadlen

  8. Khaatumo says:

    Anaga somaliland wanlago ayna markuu odeygan xanunsanaya ee qabyalada iyo qurunku kabuuxo jawabtii uu faysal siyey wad arkeysen kaasaa horjooge idin ah markasaad madaxda sharafta leh waxkashegasaan khaatumo markey idinka goosatey way faa iidey codow ayaad tiihin wana la ogyahay taas shacabka khaatumo wuu idinka tashadey khatumo iyo sade dantooda way garteen wana darood asala dadkaas lkn idinka shaki ayaa idinku jira kkk darood idinka kala fogeyey lkn imika badankodu wuu wada socdaa hawiyana walalahod weye xumana uma qabaan viva xasan shiikh m .j.s beesha absame walalayaal kuwana iska ilaliya waxaba idinma dhex yalan madax weyna wala idin dhexeya benta dhabayo hubsada waa kuwii itoobiya idin dhibijirey besha hawiye walalayal dadka haysku darina besha majertenia ayey ku kobantey daroodku waa dad fiican oo walaladod hawiye jecel

  9. Warbac says:

    Hawiye qabiil maha waa magac loo bixiyey somalida inta oogu foosha xumeyd ooguna caqli yareyd waxaana magacaas bixiyey boqor dir oo muqdisho xukumayey 400 sanno ka hor,waxuu kaloo sheegay boqorku daaroodku inuu yahay dirta qayb ka mid ah.

  10. Khaatumo says:

    Kkk dhabayaco iskuwalatey wax intasoodhan loosameynayo waa raysal wasaare kkk waa somali iyo kaligin waa run idinkaa diley c/rishid cali sharmake kursi jaceyl reer muqdisho ama hawiye ma hadey moryaan noqdeen markii c/weli raysal wasaraha uu ah waa idinki lahaa somalia dowlad ayaa khadhalatey kkk war umada kafarista xasana waa nin sharaf leh kan horjoogaha idin ah ee afka sabiisha ah leh ee dib usocodka ah mad aragtaan xasan 5bilood ayuu guul kukeney jubbaland iyo xasan makala foga idinka iskudiraya runtana way sobixi

  11. guulwade says:

    1.somali waa u qurux inay qolo kufantaye.
    2. Quur iyo anaa ka qabweyn qadaf madayaane.
    3. Quraafaadka iyo beenta wa qiira galiyaane.
    4. Qadti iyo xadgudub qawanbey qiil u dayataaye.
    5. Qanda laga buskoodaa jirtiyo qaaxa daawa lahe.
    6. Waa cudur u qaas ahe majira duul kaloo qaba’e.

  12. Ciyaalka xaafada says:

    Kkkk Waxan ku qoslaaya ninka dhahaayo muqdisho aya qabyaalad taalaa, meeshaan hooyo waaye abaa midka hargeyso dhagaxa uga so cararay iyo midka bosaso kulelka uga so cararay meeshaney ku nastan intee ka imaatay iyo halke u socota wax dhahane malahan. Adunyada waxay ogatay qofka la necebyahay in u u fiicanyahay hawiyane waxa lagu nacay dad makaa burihaayo asi dantisa lee burineyso qofka. Marka meeshaan talo maku heysine umada wax fiican haloo sheego. Khaadland iyo Buuqland ma jiraan.

  13. mohamed mukhtar says:

    dear bro and sisters runtii hadii aan ka hadalno waan ognahay marxuum mudane maxamed siyaad barre sida aan ku burburinay mana aan ka aqbaleeeno maanta somali dad naga mid ah sidataan u hadlaayo qoraaga waa siyaasi laga yaabo in maanta uu ka gali waayey waa uu rabay in wax uu ka xanaaqo in maanta sharafta uu rabay uu ka heli waayo taasi waxaan un leeyahay walaal dadaalka muuqi insha allah hadii aad in rabtid u qabatid umada somlai wax wallal hasoo qorin wax fadeexo as selfishnimo ah ku tilmaameeysid adigoo muuqin in aadiga dana gaar ka laheed meesha lakinse ummada somaliyeey kuligood waay isku baahanyihiin een madax weeynaho hormurkani kaligee sooma abaabullin somaliya waxa aan dhihi lahaa in ay hal dacan kala hal maskax wadanka lagu hugaamiyaa insha allah

  14. Abdirizak says:

    qiyaamaha waxaa ugu su´aal badan qof inta ben shega bentiisan gaarta bari iyo galbeed. iskuna dirtaa dad aan is dagaali rabin. Somaliya waxaa lays weydiiyaa maxaa loo layaa wariyayaasha waa kan oo kale waa munaafiq dilkiisane waa banaan yahay.

  15. calidhux adam says:

    madaxweynaha masayrka halaga daayo, waa madxweyne somaliyeed,akhlaaqda hagaajista. maxaa idinka maqan ama damajadiid ha soo dhawayso ama hawiye ha soo dhaweeyo soo inagii abdilahi yusuf horyaaci jiray mid cidbaa idin tidhi jooga,

    new kablalax waxba iska celinmaysaane joojiya qaylada…

  16. Runsheeg says:

    Media ha waaweyn iyagaa hore u qabsaday oo meel walba haysta waayo way tashadeen in aan qof kale hor cararin ee idinkuna tashada oo ka dacwooda in BBC da iyo Voice of America in dadka haystaa aanay dhex dhexaad ahayn, dadkiinana u taba bara inay bartaan Cilmiga Saxaafadda.

    Waxa kaloo ay isku ballansadeen in masaajiddada ay imaam ka noqdaan oo aan loo oggolaan nin aan iyaga ahayni inuu imaam ka noqdo, bal u fiirsada oo u kuur gala arrimahaan runtuna waxaa weeye inaad tashataan iskuna duubnaataan qabiilka iyo iskala gurkana iska illowdaan sida ayaguba u tashadeen oo samaysta TV caalami ah iyo Idaacado dadkiinu ka shaqeeyo.

    Waxaan u malaynayaa waad fahamteen dadkaan ka hadlayo iyo dadkaan la hadlayo hadaba wadashaqayn wacan bilaa qabiil iyo shir degdeg ah oo arrimahaan wax looga qabanayo.

  17. la yaab says:

    kursiga dad ayaa iska leh iska fariiiso ma ahan danta aad leedihiin kursiga ma ahan iyo qaabka loo soo dhaweeyay madaxweynaha somaliyeed ee waa arinkale ee daaha ka qaada.

  18. War hedhe rerkan rer. Dhabayaco layirahdo maxay u carodan hadi ay arkan konfur oo nabad ah aama umada somaliyed ooo iscafisay maxay u xanaaqan ok faroole wa asagi laha. Somalilander ban racaya wan goayaa muxu haya ugoa horta asaba 2 gobol xoog kumamule oo xilkisi dhamade ok. Mesha xalafada ka dhacday ana gobjog ahaa wax an arkay majirin ma waxay ka xumayeen waftiga madaxwaynaha la socde sida mustafa dhuxulow iyo. C ahakuur warsame war. Meshu mahan gob qabiil hadi is cuqdadesan ogada somali manta wa isracday kaligiin aya cidlo kusoharay oo dadki wa inacay dhamaan 18 gobol walainka nacay wlh her waxa lamaraya wiil kina ah hadu gabar rero kale ah uso dono lo dido iyo in gabdhihina la gursan aya manta maresan waxasna wana weye xasadnimada iyo cuqdad iyo nacebka ad qabtaaaan eee rer dhabayacolander sida isku dhama. Madaxwenihi hore somalia cabdirashiid cali sharmake aya disheen oo beshina ahaa marka manta xasan shiiq miya cafinesan wa maya marka aman magashaan mel lainku aminayona majirto ee nacnacda lafashiya bosaso guban

  19. sharif says:

    dadka foolxumadaa sameeyay waa la taliyayaashiisa, iyo qabiilkiisa mana mudnayn in gabdhaha somaliyed ee abwaaniinta ah niyada laga dilo. tani waxay digniin u tahay dadka ka rajo qaba in wanaag ka yimaado muqdisho iyo dadka raba inay soo dhaweeyaan. markaad rabto inaad ruuxa barato dadka ku hareeraysan ayaa la fiiriyaa. mooryaan, budhcad badeed, alshabaab, xaad iyo yaydii muqdisho ayaa wada garab socota. hadayna dadkii isku qarxinin ama wax ka dhaawicin way dadaaleen. lakin yaan khaladkaa loogu noqonin mar labaad oon lasoo dhawaynin BAANTUU. maxaa gabadha majeerteen ciilay oo baday xasan. Jubbalan state iyo puntland state way la socdaan siday xaaladuhu u socdaan qoraal rasmi ah ayayna kasoo saari doonaan BAHDILKA lagu sameeyay gabdhahaas.

  20. Gurey says:

    Horaa loo sheegay in walaweyn ayna lahayn garaad saa usii buuran ooy ku kala gartaan qabyaalada iyo qaranka markaa anuu waxaan kula talinlahaa somalida dhabtaa maaha walaweynta in ay yara daawadaan iyaga iyo walaalo hood ugaandha meeshay ka taliyaan ilayn walaweyn(hawiye) male hal gobol oo ay iyaku dagaane ma xaafadaha muqdishee boqolkiiba 80 jareerta iyo may maygaa taladoodu ha soo dhaafo intay ugaandha la joogto markay ka tagaana alshabaab( isaaq iyo daarood) ayaa u talin ilayn garaad ay wax ku maamulaan malehee cadayna waxaa idiinku filan labaatankii sanay xaafadooda isku cunayeen kkkkkk

  21. puntlander says:

    kkkkkk,soomalia gartay lakin idoor awawgood cuqdad ku dhalay maxa soomalida dhex gashay waxa asaagood ka reebay waa cuqdad cidna iskama celin karaan laangaabkaas qurunka ah fuck somaliland

  22. Ali says:

    Alla nasiib darro badanaa, sida walaalka kore sheegayba dadbaa madaxweynaha ag taagnaa ruuxa qorayow xataa haddii ay dhacday heli maysid dad aan khaldamayne aan dul qaadanno kuwa ka liita ayaan u dulqaadannaa oo qaawan oo bilaa diina e, ciddii dul qaadata ayaa wanaaggu ku dambayn doonaa, haddii ay kooxu madaxweynaha isku dhedhejiyeenna waa dullinnimadii aan horey u barannaye aan iyaga ku ceebayno ee aannaan nin noo marti ahaa oo isaga la maamulayey ku ceebaynin.

    Ma waxaad ka sugaysaa inuu madaxweynuhu yiraahdo soo dhaweynteyda reer hebel intaas ha ka timaado, reer hebelna intaas ?

    ALLOW NA TOOSI KII QALDANNA NAGA DHEX SAAR ANIGABA HA AHAADEE.

  23. Wiil majeerteen says:

    K k k k k k k k k k k k haaah war illeen balaayo horta meesha laguma kala xishoon wax yableh baana ka dhacay sadex qolo ayaa laysu hardiyey marka qolo garan oo waa besha hawiye oo waxay difaayaan fadeexadooda waxaanse layaabanahay kan wasmada meesha keenay waxaana leeyahay wll meesha sexual lagama sheekaynaayo ee horta waxa laga hadlaayo fahan mhdka mareexaana layaabi maayo oo waa nin oo manaa 22 SANO oo hadeer aabihiis xabsiga dhexe ee muqdisho shaqo laga siiyey kan iidoorna waxaan leeyahay diyaarad siyaad baraa maalin hargeysa agteeda madfac ku dhufatay iyo harbaa nalaka diley 60Kii waxba kuma anfacaysee adaa wax kala garan doona mardhow puntland waa mel caan ah waa dhulkii uduga in iyada loo baahdo mooyee cidna uma bahna

  24. Abukar Awale ( Qaad Diid) says:

    Waxaan Taageerayaa 100% Madaxweyne Dowlada Federaalka Soomaaliya Mudane Sh Hasan Maxamuud ,

  25. patriotic puntland man says:

    somalia,madax waynaha,puntland,somaliland,galmudug,jubaland,al shabab,al itihad,hawiye,darod,isak,irir,digil iyo murufle,gaalo,usa,uk,arab,dubai,saudi arabia,egypt,ethiopia,kenya,uganda, europe,al qaida,jabuuti,pirates,muqdisho,hargeysa,bosaso,kismayo,gedo,qurbo joogta usa,uk,kenya,uganga,malysia,austaralia,sweden i want all hawiye,irir,and isak come together and attack darod and see what happens darod are not even united like you guys but still they can fak you.imagine if darod was together and only hate hawiye,isak and irir things your life could be living hell, but we dont hate you bcze we are true nasab the best people in somalia and we cannot hate or compare with our lifes someone very low. i think tonight waan cabsanahay, abusing people,:)

  26. ugaas yare says:

    madaxweynihii majerten ee somaliya cabdirashiid ayaad disheen sidee kan la idiin ku aaminaa war bal nimankaan wexey qorayaan fiiriya mida kale ninka warkaan qorey waa nin loo diidey albaabka oo la garan waayey wuxuu yahay

  27. hasra says:

    VLLA SOOMAALA mansha allaah sidaad u haleeshay weleeka ishaad katuurtay afka alle kaama qabto mar idage alle hadago kuwii maraykanka waxeey sameeyen oo kale ayeey rabeen inay sameeyaan yaa ka aqli yar s fcan ayaa loo dhigay mardanbena yaan loo dhbin makarafoonada habartii diyaano ahey ee aan maqlaynay waxeey dhigaysay oo kale inaan loo dhiixin waan ku farax sanahay hamaqnaadeen awalba munaafaqo ayeey ku imanayeey wayagii lahaa waxaan la go aynaa soomaaland ee lahow run ka dhig waanba iga soo boodeen kuwana

  28. Hahahaha Walalayal hadi hadalkas Uu run noqdo mise ben.? Hadu noqdo run Uma tiirineyno Madaxweynaha jamhuriyada Somalia lkn marka laga hadlayo Jamudidiid ama Besha hawiye Waligedbo Somalida Qabiil kama Suleyso Manta ninka warkan qoray ama Dadka Kutagersan ama kuwa kaso horjedabo Nin Aniga aderka ama isku jifo tihin hadu imanayo waqasab inad kamuqato mesha Blse malinti mesha Loodido Aqoon yahanada iyo Culumada Diinta malintas haday dhacdo Hee Hala ogado…? Lkn hadalkan hadi ben noqdo waxan uqadaneyna Dadka Fanka ama Kibirka kujiro iney kamus ul yihin waxi dhaco Nin Hawiye ah aya wuxu yiri Geedka Tiitiinka ladhaho Laantisa waxa kujiro Kibir majerten

  29. will badhan says:

    kkkkk waxa layiri (owr lagaray oo hasha lagaray bal koranku muxuu rabaa)waa murti somali ah waxaan kawadaa umada abtitr satay gedo iyo khaatuma dareen kooda mishuu u jeedo waayo
    halka waxa yaal waa arin aad u daciif ah waa dad kii laga xishoon jiray inlasheegto waaya ka hor oo hada waxti xun ee ka jira somaliya darteed title madaxwayne lasiiyey
    yaa maqli jiray waxan ahay hawiye ama ii door iyo dir saytii dabeeraha wadan jiaray oo jawaanka fudada kaga xirijireen si uusan ugu xaari lamiga kkkk waxan ba umalaynayaa ama hubaa xasan in uu kamid ahaa ragaas waaya wayka muuqataa in uu ciilqabo

  30. waxaan layabaa daaroodka qeylinayee
    hawiye nidaam dowladeed ka sugaya
    nimanyahow puntland& jubbaland
    & deeganada beesha darood ku ekada oo iska ilooba hawiye
    daaroodow waxan idin leeyahay hawiye ma xajin karo dowladnimo ee deg dega dhaafa idinka
    beesha caalamka oo idil baanu tusinay mar dhowna shaqadoodii bay kulabanyan
    bahashana raggii yaqanay baa loo celinyaa
    ileen nin la maamuli jiray qarniyo badan oo lalahaa waxbo ma maamuli karee
    qeyr ban idinkaga tagay byee

  31. Ali says:

    Waxaan usheegayaa lagaroonayaasha magacayada ‘magacyada Gedo Iyo Khaatumo State wata inay hoos isu degaanka. Kan Khaatumo sheeganaya wuu lahayste u yahay afar wiil oo iidoor ah oo faraxumeryaa maalin Iyo habeen Marka intaadan wax iga sheegin is xoree ama fasax soo qaado. Habarta ilkayar, futo xumaataye xaaraantii labaatanka sanaa weli kaaqaylinaysa ee intaadan cidkale wax u tarin Jareerta iyo raxanwaynta Shabaabka human ayaa kumaamula xaasaskaagiina guursaday adoo nool ilayn karti ma lihide! Gedo Iyo Khaatumo markaad xorowdaan ayaa dhulkaaga magaciisa lasheegtaa. Midda kale qaranka aan anigu aaminsanahay waa kaan kataliyo, calan gooniyana leh taako kamid Ahina Hawiyahaad kabaha uqaadaysaan ma hoostimaado. Waa XOR!!!!!!!!
    Fg:Jawaabtaan waxay ku koobantshay labada xayawaan ee jirrada Majeerten la muuqato oo kaliya laakiin kuma socoto qabiilkooda

  32. Cabdi says:

    anigu waxan la yabanahay ninka khatumo isku sheegaya waxuu ku leyahay dawlada ban difacayna isaaq baana asaga iyo dhulkisi iyo reerkisa gumaysta waa yaab! mana yara!

  33. wiil jilib says:

    To jiqjiqa ninka labaxay ader. Irirsamale wax hadalasameyay mahane wa ilahay wuxu aburay ii 1 dhiig wada ah kasobilow djibouti ila muqdisha ila hargaysa aye kukala nolyihiin ok waxa labaxay harti iyo kablaxlax maxaty ahayeen horta ooan marexanka kujirin. Wayabe sow wax hada ay majertenka subiyen mahan oo ay raban ine inku shaqestaan waliguiinba caqli minan laheneee hada la idin yidhi kalaya garowe ku shirena sa la ididn baxshay ilmo kablaxlax batihin iyo. Harti waxa loguyero hada garowe logaga dhawaqay war bishana lasameyay kab laxlax iyo harti ururksa sahal layirahda sameyen harti isna marka. Darood hadu 16 milyuun yahay kolhore talada daka qabvsanlahayen lkn away 2 oaday oo darood ah wali mel isuguyimid o danahoda ka shiray 22 sano lama arag lamana maqal ok golaha gurtida iyo midnimada belaha hawiye ay leyihiin besha darood way subsan wayday sa 2 isa rabto kumajirto ogadenka ad ledahay wu badanyahay badnidoda wa qasaro wayo qar kukuyo gumesato qar tigre ba gumesato qarna marexan iyo galjecel ba juboyinka ku garacayo away tiradad marka wa qasaro dad badan o 2 isku figrad ahen ayatihiin abgal aya ugubadan somali oo dhaan wana laogaday. Sxb almina darodka kale shego kuwan wa kugu cebeee 100nin oo ogaden ah 2 wiiil oo hawiye ah ba idhigman kawarab taas bal hada tihin darood ordo isku dubnada oo gole midesan samesta ana waxa bala iga ah inan laa rki donin 2 darod ah oo mel isugu timid ina kala furfuro aya igu ogtahay hadaba ana kala geyay ok wa adiga yidhi dhulka somalia ugu weyn darod ba dagan bal isheeg dhulkas xagu kuyala somalia daroood wuxu su xalal ah kuleyahay wa. Gobolka saxaraha. Lamadaganka kuyalo layirahdo BARI iyo gobolka biyo lantu afeysay layirahdo NUGAL iyo. Gado. Qeb yar kadagan marexanku iyo jubuyinka oo qeb ka dagtaan bal isheeg melkale hawiye wuxu leyahay gobolka banaaadir sha hoose sha dhexe hiiraan galgaduud mudug iyo juboyinka oo qebtoda ka dagan sidokale somalida kenya wajeer mandhera isiolo iyo kan itobiya gobolka imeey iyo melo badan ader sdun waxa landhere ah qabilka casimada dagan taas ogow sida akukuyo nairobi iyo tigree itobiya marka casimada leyahay waligay. Xilka ana kusobaxayo xamar kaliya 4 millons qof aya kunooool. Bal caqli so gado marka hore xoga wa dhimantahay

  34. Gacaliye says:

    burco. siliclander@
    war xishood oo nac nacda meeshs kala tag duli yahow!

  35. Somaliland wax alaale wax ay Puntland kufaleysaa majirtee ee hak kaaga ku eekow sheekadaasi waadhamaatey. Ee kuligiin Waa in Aad hawiye uwada dhigataa sidiiniin beytariyada hadin ku guree.
    Sideed bey Qaeda nooow kkkkkkkkkkkk.

    Viva somaliland.

  36. Nawaal says:

    oo horta dadka aadka hadlaysaan ma yihiin kuwo ceebi qabato. iyagoo wadaado iyo culimo isku sheegaya ayey haddana hantidii soomaali weyn haystaann oo ay ku leeyihiin waan soo xajinay. idinku waxaaba ka hadlaysaan xaflad, waa ilaahay mahaddiis haddaysan allaabtii meesha la keenay xadin oo ay intaas kaliya ku ekaadeen. INKASTUU DURDUR IYO DABAAL GALO DOOFAAR ABIDKII MA DAAHIRO MA DAAYO WAXAY DIINTU NECEBTAHAY, soomaali weyn qashinka allaha ka dhexsaaro.

  37. Jigjiga says:

    @s.land adeer ma doo laangaab iidoor aha ayaad ubaxa daarood tiro ugufanaysaa wa yaab inta aan daaroodka kale lagaa dhin OGAADEN ayaa idinka badan 2 jeer dhaman irirka hada la seemayay oo dhan dowlad aan daarood hor soconin haka yaabin inay awood yelato dastuuka ayaad ka didsantihiin dhamaantiin laan gaab baadtihiin dastuurkuna anaga aqliganaga ayaa lagu soo qoray dantanada ayuu wafajinayaa waayo dhulka ugu badanba anagaa degna waxaan sugnaaba wa 4 sano oo qabya aha kadin waa ninkii degaan baladhan kuleh dalka ayaa hogaaminayaa makulatahay shacab tiro ahaan dhan 16 malyan oo daarod aha inaad aduunka kaga badnaan karto @@@@@@ hawiye waxay sas ka qadeen wa dastuurka kkkkkkk ala tolkay aqli badanaa hawiye maacuuntiisi dameerka ha saarto @@@

  38. sharmake says:

    Runtii raga meesha ka hadlaayo waa rag Majeerteen kaliya aha. waana ka xumahay in haday waaayeen RW ay dadka xag xagtaan aniga Hassan isma naqaan mana garan karo waxa nin mudo xilka haayo lagu bilaabo dhaleeco. Waxaan dhowrayney dhiigyacab Abdulahi Yusuf oo ahaa ninkaad ogoodeen aan vila Somalia ku soo dhaweyney oo aan jiiq u dhihin. Marka dadka sheekada ka dhigaago Majeerteen dad xun waa kuwa sheegata Majeerteenka ah. Kuwa dhabta Majeerteen ah gobanimada xumada iyo dacaadyada raqiis lagu ma yaqaano. Ee Fadlan joojiya Hadadlada micno darada ah.

  39. SUULDHABAALE says:

    Xasan xoolo ibtilaa ku dhacday. HAG oo lawada yaqaan ayaa hareeraha ka maray, dowlad jirtaana ma jirto, hadde markii horana waa la ogaa!!!

    Waxaase iigu daran ku Puntland u dhashay amaba Daaroodka kale ee meeshaas tagey- waa kuwo ilaahay caaqibada ka qaaday, waana haboonayd in ay sidaasi ku dhacdo!!!

  40. To wil bari jahanamo wilka wata mandhow hawiye cid ku faraxdo moye cid ku oyso majirte waxkale sheg midakale madaxweynaha dhan miya isku school ahedewn xagesa isku oo isla dganaden 2 qomiyad oo yuhud iyo falastiin kala ah bad kalatihine. Isku degan iyo isku dad tona matihin bee se isku school u noqonkartan war war run ah kuhadal. Ada marki dhabayaco or mahbar laguyirahdo oyo oo ilmaysid dhabayaco wadkagubata marki lagu yirahdo lkn hawiye manta dad badan ba jecel ine noqdan oo shegtaan wayo wa beel powar leh oo quwada somalia wadato oo lagawada baqo oo ragodu nagaha darood ay kadaba ordaan xaga raxada raga hawiyaha ku dhereya all somalia nagti uu nin hawiya qabta wlh nin faqash ah ineysan la sexankarin tasa ku shegaya hawiye ilahay wuxu ugu deqay caar iyo dhaqale iyo gesinimo iyo tirobadni marka ilahay ba mahadas iska leh alxamdulilaaah weye marka dhabayaco iska oy heee tani way aahaayty xamar aya hoos imanaysin waligiiin ado bari xamar waxbarasho uso radsanayo yanan kuarkin doqonyahay madowga badan. Basaso qaalana bosaso gubanb bosaso kulelbadan aya kufanaysa war xishoood

  41. wiil bari says:

    Xasan isku class ayaan ahayn schoolka markaan (waryaa hawiye) ku orano waa ooyi jirey ari boowe ma kiibaa madaxweyne sheegtay qad iyo hus cuqdadlow waa halaagmayaa yaahu.

  42. Marka hore waxan ushegayah umada somaliyed inan. Laisku dirikarin arinka. Wa arin quseya besha farole mana. Laqabno belaha kale e darod sida unahay dowladu anaka shala doranay mantana wanu la shaqaynbayna shekadu waxa weye rasisulwasare hadan nalasin qas iyo cay aya wadena weye besha farole waxa ay wadan. Marka mudane madaxwayne gulayso adiga iyo inta kula wado howsha melkasto tagto wanu kugu so dhawenay jaliyada rer gedo qasatan besha sade darod sa unahay. Mudane xasan shiq aya garab taganahay marka 4 qof oo qayliso warkudo wa hal bacad lagu lisay besha hawiye wa bel kamid ah belaha somaliyed wana. Mana arko xuman ay gesten waqtigan wixi horay losomaray foget new somalia aya kujirna ee anu kafaideysano majertenow wakugu kaliga mucarad nimo beri hadi lagu layo cid kuso hilinayso majidho tas ogada cid inka futa xumi majidho

  43. nuuraani says:

    culusow gurguurte waa madax weynaha xaafada wardhiigley sharaftii ayaa alla ka qaaday oo wuxu awalba ma lahayn aqoon dhaafsiisan NGO. waxa xukunka u gaday dowlada qadar oo isaga iyo wasiirka arimaha gudaha oo ka ahaa macalin dugsi quraan hargeisa iyo faarah sakiin waxay u shaqaynayeen NGO laga mamnuucay somalia falal argagixso darteed.
    waxase igaga sii yaab badan kuwa garan waayey xassan xoolo inuu qabyaaladiiste laciin ah yahay. midan aad leedahay Diano bal maxay ku amaani lahayd xassan culusow gurguurte xaayow. weliba waxay ahayd in laad loogu sii daro. kooxdan qaylo dhaan oo had iyo jeer durbaanka u tuma reer culusow igana si fiican baa loo galay.
    waxan oran lahaa ka qaybgala mudaaharaadka qabyaalidiiste culusow lagu diidan yahay ee beri dhici doona.

  44. Madawaynaha jamhuriyada federalka somalia wa so dhawenay wana tagesanahay hadanunahay jaliyada rer khatuma state cidi ka hor timada gacan bir aya lagu qabanaya tas ogada waxa xumatada wadan wa rer. Mahbar marka ilma aderayal. Hormarka somalia ka xuntihin iyo midnimada somaliyed marka hadalkinu. Kasoqad malahn. Besha darodna mamatashan. Manta wa mlin somaliweyn marka ciilka u dhinta dowladan wa tagatay cuna qabataynta hubka wati shala ban ki moon. So hor dhigay golaha amanka marka jawabta aya lasugaya mar dhow dalku cidan xoogleh ayu yelan. Marka rer mahbar warkinu wa war an kasoqad lahen oo malawal iska ah

  45. baahila says:

    iriir samaale ninka watoow hawiye lagama oqoon uk intii ka horayn 1990 walaweyn baa loo yaqanay tariikhda dib uraac walalweyn baa laguu yaqanay

  46. Akakakka wale faqashti wa caresanyihin war hedhe de xasan hawiye weye waxa london kunool 80% wa hawiye marki laga rebo. Jaliyada somalilander waxa kahadlaya wa jaliyada rer konfurta 80%hawiye ah dadka uk kunool 20 weye faqashta iyo qashinkakale marka. Huno waxba ha calacalina dee ya idin aminayo ina ka qebgashan xalfladas wayo cadowga hawiye ayatihiin dad wada cadow ah yaso dhaweysanaya de wa cidna marka. De mudaharad hadad subisan de walainka badanyahay mesha tasi ogada langab aya katihin uk marka 4 haabar oo dhabayaco ahí iyo 2 oo ilkayar ahí isu yeraa oo mudaharada bal cebtina anu dawanee. Wale xalay jab aya idin kudhacay wayba isaso qorqrayan war laidnmarabo. Faqash wa cadow sojireen ahí marka waxa ka xuntihin waxaweye shirka uk aya farole lo diday casumad markasu yidhi. Somalilander banu kudarsamena wanu wada goayna de farole miyu ilabay inu matalo 2 gobol oo somalia katirsan somalilander na ay tahaya qaran madax banan oo 6 gobol kakoban iyo 5 milyuun oo ruux marka dhabayaco iyo faqash isaso racaaaa

  47. Somali Pure says:

    Waa Ceeb in Madaxweyne loo soo dhoweeyo qaab Qabiil. Meesha DAM JADIIID waa fashilan yihiin , Waa in Mudaaharaad 20 000 Qof , Laysugu soo baxaa oo Dowlada Ingriiska loo muujiyaa , kuwaan in ay yihiin Qabiil & Koox Gaar ah oo DAM JIDIID, oo aysan matalin Somali Weyn

  48. To. Webkan iyo ninki qoray ader ama. War ben ah soqor ama calacal adokale wax adka qadikarto majirto dowladu si sharci ah aya lagu dortay beshisa hawiye xaq bay uleyihiin ine mamulan so dhawentisa wayo belaha kale malagu aminikaro oo way sumenkaran ama way dilkaran marka waxa ku dabaqan hado bishisa ay so dhawayso ma ceeb ba mise fadexo wa maya marka waxa wadan wa hawiye naceeb lkn waxa ogatan hawiye xabad kama qadikartaan wa quwad inka weyn inaka gesisan marka darodow dantina ogada awood inan lahen haisku yelina jubalander darod kaliya malahan mana mamulkaran 36 beel aya dagan marka 2 gobol hawiye iyo darod iyo digal iyo mirifle ayu ka dhaxeya taas ogada marka cuqdada qabtan la dhinta hawiye wa taqanan wuna in yaqan waxa tihiin marka mudaharadka samenesan siki ki marecan aya 30 qof imanaysa london hawiye iyo isaaq aya kubadan darod wa faro kutiris tas ogada marka badweynta yey inqadine tabartina ogada oo afkina xirta hadikale magacina laweynaya wlh dhabayaco. Cuqdad kama dhamato

  49. waa arin loo bahnaa wixii xalay ka dhacay xafladii sodhawaynta madax waynaha waana arin ay wax kuqadan karan intii an wax ogayn intii wax ogaydna waxay utahay tageero marka walalayal marka ay dad waynaha juba lan ay madax waynaha qabyaladisa uu kutagerayo fekerka beshisa ee ku adan mamulada loo sameynayo horay ayay kasoo baxday caqligii lagu yiqiin besha madax waynaha haduu durdur iyo dabaal galo dofaar abidkii madahiro

  50. Asc war. Waxas waxba kamajiraaan qoralkan haku dag dagina belaha u leyahay madaxwaynaha bay kuhebyihin wa. Maba la socdaa besha hawiye wuka dhashay wayna. So dhaweynkaran. Tas cid ka hor istagikarta majiraan ee besha magaceda yan logafin oo xumatada ad wadan besha darood walaga wanagsanyahay 4 sano kadin dalka dorasha ka dhacayso ee besha darood cuqdad jojiya hadikale dorashadas wlh shacabku inusan u codenene qof kaso jeda besha darod marka umada sojita oo kadaya colada oo waji wanagsan bulshada laso dhexgala hadikale wlh 1 cod mahelysan tas ogada wa ujedan qof besha hawiye ah ama besha digil ah oo caytamaya lama arag wali wana wax wanagsan marka caydu wad kuqadesan ee. Kawantoba oo dadka. Wanag u mujira si 4 sano kadib lin dorto lkn dad dan u caytanayo wa doranayo wa cidna faroole sa aragten bu u caytama malinkasta marka umada somaliyed wa inka badantahay ee haiskuso jedina eee dadkina dhinac karaca banadir ama galmudug na waxba kama shegikartaan wa dad walalo ah oo xor ah

  51. Buale boy says:

    Arintasu iney dhacayso ma wexey ahayd shacabka somaliyed wax ka qarsoon.weey iska cadayd.taasu wa mida kalifaysa jubaland iney kenya ku biirto somaliland iyo puntland na ay midoobaan oo isla goan ama ethiopia ku biraan bahalahaan waxba lala oqoon maayo,cidii ku biirtana wa cunayaan wax tixgelina ma leh.kenya iyo ethiopia wax xuquuqda dafirikara maleh.lakin kuwaan wixi looso wa halgamey ku tagrifalaya halaga cararo wa qabiil qawan oo dooxata ahe.

  52. Nabarad filaysan naxdin malahan
    Sxb wa idinla fahamay waxad rabteen
    In ad meesha wax xun kasheegtaan
    Heesa iyo buraaburo dad ban ayad rabteen
    Horaa looyihri nimad haasaawe uwada socotan madaxa I xiir lama yirahdo
    Marka dad kuceb sidee so dhaweyntadu uga qeyb gelayaan
    PUNTLAND waxa ficna lahayd in ad. Go’daan si umada kale nabad u hesho
    Maxa yelay koofur kheyr laga sheego wa ka qeylisaan adeera yalow is jiijiid wax tari maayo umadana somaliyed naba ayay raban sida naba lagu heli karana wa adinku go’a Cansar xubna fiyow ba laraciyaa o lajara si inta kala u nabad gasho!!!

  53. absame boy says:

    Wayabe meshu ma dowlad ba mise wa xaflad ay samesteen ABGAL MURURSADE HABARGIDIR wa suale. Madaxwaynuhu ma. 3 beel ayu matala mise somali oo dhan arinkaan waxa ka dambeya wa 3 qabiil waxa muqdisho kadagi ladahay oo dowladkasta. Qabsada marka 3 rer wa in tilabo adag lagaqata. Magaci somalia magaci casimadi magaci hawiye o dhan wa abgal murursade habargidir war. Hurdada kakaca oo mel haloga so wada jesto dadkan melkasta qabil kadhigay. Oo cuqdadu dishay

  54. wiil hoog says:

    waxbaa ka dhacay. waa in jaaliyadu ay isugu soo baxaann mudaaharaad weyn oo ka dhan ah HAG. hadii kale saas ayuu bahdilku idiinku soconaayaa.

  55. yusuf says:

    aadbaad umahadsantihiin puntlannews. saad warka noogu soo gudbisaan iyo say wax udhaceen

  56. yusuf says:

    ceeb baakadhacday meshaas

Leave a Reply