Comments on: “Ma Boosaasaad ka timid Ma bari hoosaad ka timid Ma soo badi baa is tiri Ma boorkey kugu rogeen”

By: caraseedo
Dhalinyarada waxaan kula talin lahaa intiinaan wax falin kafiirsada,oo ku dadaala CIYAARAHA,waayo maskaxda ayay dhisaan oo qofba intuu ka ciyaar badan yahay wuu ka maskax fayoow yahay,dadka kale ee aan cayaarin sportga.Waxbarashaduna waa muhiim inaad ku dadaashaan si aad u hiigsataan dhalinyarada adduunka ee hanatay dalalkoodii,waxaad helaysaan ilaa heer jaamacadeed oo dhulkiina idinkoo aad joogtaan,oo haddana gurigiinii aad u hoyanaysaan,waxaan filayaa waa nasiib uu Ilaahay idinsiiyay,waxaana suuroowda in ay qaarkiin is yiraahdaan amaad meel kale wax ka raadisaa oo uu wakhti badan kagalumo.
Marka hadalkaygu waa intiinaan wax falin ka fiirsada,difaaca dalkeennu waa dan.

By: nuune kuujede
nugaal sanadkaan way dhaarsanatahy lkn waan aqaan 90ga ayey isku fakhaakhaysaa oo koobka sanadkan ama waa qardho ama waa baran no more mudug and nugaal…. qardho ayaan ka yaabay laacibiin badanaa,,, gobolka sanaag wiil rer qardho aha ayaa wada wiilka bilaal la dhaho bosaaso reer qardhood ayaa wadey oo yasin robinho iyo daacad iyo qalbi markay ka soo tageen waa kuwaas wareeg kowaad ba ku haray.

By: Puntlander
Universal, BBC , VOA, waxay buunbuuniyeen Ciyaarihii ismaamulka Idoor ee Somaliland, markaa maxaa kuwa reer Puntland ay ula colloobeen, ma colaadda iyo Hostility ayey u qabaan, dadka shacabka reer Puntland iyo nabadda, horumarka iyo dowladnimada jecel  , mise dadka reer puntland ayaa kaalintooda gabay, oo  completion-kii  ka hadhay.

By: Gelle Gedi
Gacaliye, you are right in accusing these 2 Somali-news outlets’(VOA & BBC) “heads” being more moron spokesmen than objective Somali professionals, specially Yusuf Garad is a welknown AL-SHABAAB terrorist supporter.

Sadly enough, he is promoted and supported by those winners of Somalia’s destruction!

By: P land law firm
Kkkkkkk kkkkkkk reer bari hadan koobka qaadnona armaad dhahdaan nugaal baa maamulku siiyey koobka?kkkkkkkkkkkk,hada wax iska celiya intay goori goor tahay,kkkk wabillahi towfiiq

By: Gacaliye
I mean, Mise waxaad raacdaan amar aad…….

By: Gacaliye
Waxaa layaab leh Somali-VOA iyo BBC-somali inay iska indha tiraan ciyaaraha ka socda gobolka Puntand ee Somalia.

Sowda Hussein (J’berg, S-Africa), Abokor M.Abdi Boston (Cairo) Subriye (in Rome) maxaad uga indha’saabataan sportiga ka dhaca Puntland?
Mise waxaad raacdaan aad ka hesheen Yusuf Garad Cumar iyo C/raxman Yabarow?

By: qabyaaled diid wadani
kkk horta kii soo baxaba aniga ma kala jecli laakiin sida muuqata ama aan maqlay nugaal sanadka looma babac dhigi karo dee waana koox xoog badan  oo xataa cayaarihii gobolada somaliya waxaa lagu reebay kaalinta labaad waliba rigoore lagu reebay waxaa reebtay banaadir waxayna noqdeen kooxdii ugu ciyaarta fiicnayd markaas ciyaar toygii ugu laacib sanaana iyaga ayuu u cayaarayey marka lama dhayalsan karo nugaal. lkn anigu waxaan taageerin  mudug sanadka

By: Ahmed khayr
Wiil nugaaleed that is soo funny I like your humor.

By: Wiilkii-Raaska`
nin baa laga hayaa, waxaan la yaabanahay faanka Mudug, fajaca   Nugaal, Faduusha Karkaar, iyo ficil la’aanta Sool.

By: Cali
kkkkkkkkk horta aniga waxaan garowsanahay in Qardho ay aad ugu hormarsan tahay dhinacyadda Cayaaraha iyo Waxbarashadda,laakiin kan maqaalkan sow qorow Sxb ogow in aan”la isku dherin karin Qarsho iyo Bosaso,sidii in aad koob qaaday ayaad u qortay maqaalka,ciyaaryahanadda aad aflagaadaynayso angaa keensanay,waxaad hoosta ka xariiqataa in,Siyaasadda,ciyaaraha,dhaqaalaha,bilcda iyo iyo iyo…..dhamaan in ay marti u yihiin Garowe.

By: WIIL NUGAALEED
Waa la bi,waayey, oo kaalay see wax u dhaceen. Karkaar baa bari ka badisay, boowe reer bari kaluun faro badan ayay soo cuneen.

Laakiin war baan idiin hayaa:Wiil sange sankiisu le,eg yahay ayaa sugaya karkaar, oo ceesaan ugub ah damarkii u hareeyey la soo siiyey!!!! oo sidii marwaxadii kubbada meel walba ka raadsanaya!!!