Maamulka Dugsiga Xaaji Abshir oo ka hadlay sida ay usocoto waxbarashada ardayda (Sawiro)

October 23, 2012   //   Warar Somaali

Maamulka Dugsiga Haaji Abshir Boarding School Qardho ayaa ka warbixiyey sida ay u socoto waxbarashada ardayda ku xareysanDugsigaasi,waxa ayshegeen in dugsigaani la furay 2008dii wixii markaasi kadanbeysanay iskuulka waxaa ku soo biiray araday kala duwan,waxaana ardayda labaraa waxbarashda isku dhafka ah sida Qur’aanka kariimka iyo maadooyinka laga qaato iskuulada Hoose iyo Dhexe.

Ardayda wax ka barata Xaaji Abshir Boarding School ayaa waxa ay leeyihiin xarun ay jiiftaan,Masajid ay kudukadaan,garoon ay ku ciyaaraankubadda Cagta,waxa ay helaan raashiin saddaxda waqti ah,kalkaaliyecaafimaad oo la socodohadba aradaygii xanuunsada,xiliyada qaar waxa ay daawadaan kanaalada diiniga ah.

 

Sida uu sheegay aas aasaha Iskuulka Xaaji Abshir Boarding School Qardho C/qaadir Yaasiin ayaa sheegay in ujeedada loofuray iskuulkaan in ay tahay sidii loo heli lahaa araday barata maadooyinka diiniga iyo maadiga si loo helo jiil aqoon u leh diinta islaamka islamarkaana wax ka yaqaano aqoonta diiniga,

Waxa uu xusay in ardayda kuxareysan Kuleejkaan aygaarayaan 211 arday dhamaantootna waa wiilaal,waxa uusheegay maamulka in qorshaha ay ugu jirto in ay furaan xarun cusub oo si gaar ah wax loogu bari doono haweenka sida uu sheegay C/qaadir Yaasiin oo kaalin weyn ka qaata hormarinta waxbarashda ardayda ku nool magaalada Qardho.

Qardho

COMMENTS

RSSComments (9)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. hassan says:

    school kudayasho mudan ilahay ha idin saa idsho dadkii dhisay abaalkooda allaha siiyo very good

  2. imraan says:

    Mansha allah rabi ha u siyaadiyo caruurtan dadaal kooda kuwa dalkoda & diintoda anfaca allah haka dhigo aamiin, dadki fikrada laha iyo maamulkana wa mahadsanyihin, runti xooga hala galiyo &wakhtigaba meelahan oo kale

  3. sucaad says:

    mansha allah waa wanag lagu faano allow usaa idi dadkii sameeyey meeshaan ajarkooda

  4. sagal says:

    ASc,
    aad ayaan kufarsanahay sidaan wanaagsan ee waxloo barayo udab keena illah haka ajarsiiyo intii kahowl gashey oo dhan.Laakiin ciyaalka gabdho kumajiraan miyaa mese waan lasoo sawirin?

  5. xiriiro man says:

    masha’allah waa arin aad iyo aad aan ugufarxay warmucaaradka halla iskadeeyo waayo wakaay puntland hormarkeeda viva puntland viva carmo %%% allow nabada noosiyadi amiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin

  6. maslax says:

    asc. maasha allah waa arrin aad u wacan ilahay dadki asaasay schookan kheyr ha siiyo

  7. A,W,W degmo walba haddii laga samayn lahaa skuulkaan oo kale wax badan baa hagaagi lahaa runtii waa arrin ku dayasho mudan loona baahan yahay inay ku dhaqaaqaan Soomaali badani dadka sameeyeyna Ilaahay khayr badan ha siiyo, wa billaahi towfiiq.

  8. jamil says:

    war dadkii aaway siyaasada baas isku heestay arka waxaan maan hormarino oo aan gelin waqti iyo lacag berito waa mustaqbalkeena caruurtaas waa inaan ka badbaadino ineey dayacmaan. Rabi haka abaal mariyo intii wax uqabatay caruurtaan

  9. caqil says:

    asc masha alaah sh cabdiqadir iyo raga kale oo hool wadeenka ka ah ilahay haka ajar siyo amiin

Leave a Reply