Maamulka Degmadda Qardho oo soo bandhigay Qandaraasyo Cusub
June 6, 2012 // AnnouncementMaamulka Degmada Qardho ayaa waxa uu soo bandhigay mashaariic cusub
kuwaasi oo kala ah.
Wadajir gravel Road.
Adizone Primary School.
Garoonka kubada cagta Qardho.
iyo qorya’ad grevel Road.
Afartaan Mashruuc aya aloogu talagay in dadka daneenaya ay soo
gudbiyaan codsiyadooda ku aadan Mashaariicdaan.
Maamulka Degmada Ayaa waxa uu sheegay in mashaariicdii horey u scotay
ay ku soo dhamaadeen sidii loogu talagalay.
wixii codsi ah waxaad ku soo gudbinkartaa 20 may illaa 1 June 2012
Wixii fahfaahin oo Intaasi dheer waxaad kala xiriiri kartaa taleefanada kala ah.
0025290-793770/726125 ama E-mail gardomayor@yahoo.com ama waeys68@gmail.com




Waxaa mudan oo soo dhowayn mutaystay cidda maamulaysa ka shaqaynta bilicda magaalooyinka ay ka kooban tahay dhamaan Gobolada Puntland waxaan u mahad celinyaa dhamaan wasaaradaha ka shaqaynayaa hor u marinta wadooyinka amniga iyo qurxinta Magaalooyinka sida wasaarada arimiha gudaha iyo tan,amniga ee,Puntland aad iyo aad ayay umadan yahiin shaqo wacan oo wanaasan walaalayaa
@putlandnews….. War maxaa dadka loo sii kala fogeeynayaa? Haba buush qardho iyo caluula iyo garowe haka dhamaanina war awalba majeerten faida malahen ee wan argnaa pintiland meshey ku dabeyso