Maamulka Raas Casayr oo kala jebay

June 11, 2012   //   Warar Somaali

Waxaa soo shaac baxaaya khilaaf ka dhex aloosan Ragg Siyaasiyin oo hore ugu dhawaaqay maamul la magac baxay Casayr land ama Raas Casayr State kaas oo ka madax banaan Dowladda Puntland lagana dhawaaqay Bariga fog ee gobolka Bari.

Madaxweyne kuxigeenka maamulkaas Barre Faatax ayaa markii u horeysay warbaahinta ka shaaciyey in aysan kasoo horjeedin horumarka iyo Jiritaanka Puntland,isagoo si cad u sheegay in dadka rabitaankooda uu yahay Dowladda Puntland.

Wuxuu sheegay isagoo la hadlayay BBC-da in markii ay aas aasayeen maamulka ay saluugsanayeen amaba ka cabanayeen waxqabad la’aanta Puntland ee shacabka ku nool Caluula iyo Baargaal,wuxuuna iclaamiyay in ay arrintaas ka tanaasuleen.

‘’Markii aan ku dhawaaqaynay maamulka Raas Casayr waxaan saluugsanayn waxqabad la’aanta Dowladda Puntland dhinaca shacabkeena,laakin hadda waxaa muuqata in maamulka uu shacabka u heelan yahay.waana ka tanaasulnay’’,ayuu yiri.

Barre Faatax ayaa sidoo kale sheegay in uu jiro wada hadal u socdo xubno kamid ahaa raggi ku dhawaaqay Casayr land iyo Dowladda Puntland oo uu tibaaxay in meel fiican uu maraayo.

Wareysigiisa ayuu ku xusay howlgalkii dhowaan Ciidanka Badda Puntland kula wareegeen degmada Baargaal oo kamid ahaa meelihi maamulka uu ka talinayay,isagoo sheegay in Ciidanka ay ka baaciyeen kooxaha Burcad badeeda iminkana maamulka uu wado howlo horumarin ah.

Tani waxay noqonaysa markii uu horeysay uu soo shaac baxo khilaaf ka dhex aloosan maamulka Casayr land oo markii hore aan cago badan ku taagnayn.

Puntland-News24.

COMMENTS

RSSComments (25)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. Galkacyo is the best town in puntland says:

    Horta walaale mne yaa la yassin siwaaqroom waa qabiil jira waayo waxay leeyihiin halyeeyo oo uu kamid yahay cumar samatar oo loogu magac daray duqsi sare oo ku yaal magalada barakaysan ee galkacyo marka walaale mne beeshu wey ficanyihin ee niman siyaasiyiin isku sheegaya ayaa awr ku qacsanayaa bye gackacyo ha noolaato allana habarakeeyo bye walaale mne.

  2. Galkacyo is the best town in puntland says:

    Asc dhaman aqyaarta reer puntland waan idin salaamay salan kadib, wan ku farahsanahay sida geesinimada ku dheehan tahay oo u hadlay mudane barre fatah wana u mahad celineynaa, tan labaad dohajog waa fidmo wade xun oo dadka isku diraaya waana wax matari , waagi uu ahaa wariirka dowladdii madaxweyne cabdi laahi yusuf axmed ilaa ha unaxiiste jano fardowsana haka waaraabiyo wax uu u qabtay iskadaaye tixaa deeganka uu dhashay ma soo fiirin waxuu u dhaxeeyey galkacyo iyo garowe marka nin aan ognahay xaaladeysa ayaa manta siwaakhroon dan u sida taas mid caqli kal ah ma aha , tan sadexaad siwaakhroon manta lama dagaalami karaan harti oo dhan iyo inta ay wataan oo qabiilada kale miyeysan xasuusan waagii cismaan maxamuud wixii ku dhacay miyey ilaaweyn taas siwaakhron , cismaan maxamuud oo dhan dhaqaale mid ciidan, hub iyo tira ka badan ayaa maalin cad la cunay oo somaliland u cararey marka siwaakhron manta awood ay iskaga celiyan taas ma laha manta puntland waagas wey ka awood badan tahay xag ciidan iyo mid dhaqaale, tan afaraad walaahi waxaa ku filan in uu faroole uu dhaho dadkas waa alshabaab maraykanka uu duqeyo waayo faroole waa ka jeeda siwaakhron ee ha isku soojeedinaya waayo amarkiisa ayaa manta aduunyadu qaatan waa nin baawar leh, marka waan ogahay in ay siwaaqroon ay yihiin dad iska dhib yar oo kaluulkooda iskala soo baxa ma aha dad dagaalama sida reer muduga oo kale , marka waxaan kula talin lahaa siwaaqroon in ay iska qabtaan nimanka dhibka kuwada midnimadana la ilaaliyo puntland waa mid ma jiro wax la yirahdo khaatumo ama raascasayr waxaa jira waa dowlada puntland wana mahadsantihiin bye galkacyo ha noolaato allana habarakeeyo .

  3. armi jamac says:

    puntlnad24 waad kumahad santihiin had iyo jeer ummadiina shaqada eex laamnata,dhaxdaxaadnimada aad u heysaan.

    waxaan leeyahay maamulka raascasayr umma dhutin doono hadalada beenta kusalaysan ee ina aadan maxamad cali waa bare ee uu idacada ka sheegay shalay inta maamulka uu jirayna ma uusan tagin degaanada raascasyr. waxaan karaali galinayaa shacabka beenta uu kasheegay sababta oo ah 20 casho kahor aniga ayaa wadanka ka imid oo shacabka waa wada raascasayrsanaa.waxa aan aad iyo aad uga xummahay shaqsiyaadka ku qaraabta magaca beesha si ay danahooda gaarka ah ugu fushadaan sida adan maxamed ali oo dhigay heerka ay marayaan reer raascasayr.

  4. asc waan idin salamaya akhyaarta intaa kadib waxan aad ugu hanbalyeynaya barre fatax intaa kadib dhamaan umada rer pl makala maaranto dooxa joog waxan leenahay dadkaga iyo dalkaga bur burkisa yuusan cadow kuu adegsan ee meel fog wax ka fiiri waad ogtahay in mudug bari sanaag iyo nugaal kala go i karine @halyeey mudug . Sxb qoraalkaga dib ugu noqo ama magaca noo dhig dooxa joog cid dilaysa ma jidho danbi buu galay ama waa lala sixaabtamaya ama asagaa raaligalin ka bixinaya oo dowladisa iyo shacabkeda cafis waydisanaya lakin wax dil la dhoho meesha ma yaalan

  5. Cayaanka hala buuyo degaanadana halga sifiyoo
    bahalgaleenka

  6. SHAAFI says:

    ASC WALAALAYAALOW DAD BAA ILAAHEY QALUUBTOODA XUMAAN GALIYEY OO MAGACYO KALE SOO QAADANAYA. OO UMMADA XUMAANTEEDA JECEL EE DHALINTA WAX QORTAA TAAS HA OGAADEEN OO YAAN LAYSKU KIIN DIRIN

  7. KARKAAR says:

    WAR MESHAAN WAXAA WAX KU QORA DAD WAALAN OO AY KA MID YIHIIN SIILLAND IYO KHAATOSEEG. IYO GADAAL MACAAN WAA HAYLAAN. HAW JAWAABINA UUUF

  8. cilmi says:

    casayr waa burburtey khaatumana waan sugaynaa

  9. @cawlyahan ada mesha lagu haya oi hawiye laga difaca rag dhigoda ku jogta & malkoda nabadad hatsatidna ku siiyay , cidna iskama celun kartid oo dhabarkad jedisa runta markay gaarto maxad ka hadlay sd an undho fiish gormay suyasad idagal baratay bad dhac iyo xiji ba lagugu ogaa, adiga ito cawanta ku nacamlaynaysa tarikhda so barta marka hore mudug puntland ayada ku samaysay waligedna ku difaacaysay kuna xoratsay adiga hadana dalada mudug bad harsataa gabrayahaw maxad uska celin kartaan barqa laydin wada aroosi laha hadan mudug jirin magacad hatsatidna wa ayaga la.aantid cud ku taqan ban jirin hawiyana wana yaqan puntland waxa kaga gudban inay mudug tahay hawuyana barqo leefen awoododana wuqay cagtana mariyay marka sidi xasaska iyo matada ba lagu ilaaluya maskin hadal baranaya ban ku arka cidan ayaga ahayn oo cad gosan karta ma lihidin ilaa kulmis ilaa hada ito wixi ka horeyay gobamimo adan u qalmin bay ku siyen adoo miiran oo aan caqli lahayn bana jira ogayn xiritada u haysto in dhig ku soo daatay wax akhri marka hore habaryahay iska riyonaysa

  10. garoowe says:

    FINDHICIL XALAL MIYAA MISE XARAAAN DADKAAN SHEEG SHEEGOD BAAB XUN WAYO WAX MACNA AH MA LEH IDINKA BAABA BUNBUNINYAY EE YAABA KA WARHAYE WAXAN RASCASAYR IYO WAX LAMIDKA AH WAA HABAR SIRQO AH SOMALIDU WAXAY DHAHDAA SIRQADII SIDIDADA RABTA BAA LA SIDIKARAA EE SIRQ AAN RABIN SIDIDAADA NINA MA SIDIKARO

  11. wadani boy says:

    sxb cawlyahan runta ayaad u shegtay hadii ay wax ku qadanayaan bal nin isagii la haysto maalinksta caruurtisii iyo dadkisi la laynaayo in uu hadlo o cid kale waxka sheego maahaba

  12. baargaal says:

    guuul puntland cayayaanka hala buufiyo

  13. kuwan mudug boy halyey muduug wax yabahas kuwa wata ee ma xishodeyashas waxan idin leyahay magaladini ayaba lagugu heesta oo xorba ma tahin shalay gabar 8 jir ah ba laga afdubtay malin walba wa lagu dila kurdi bad tihine iska amus siwaqron hakuso war warginine agon yahay is difaca mesha shactiro iyo faan ma yale is adkeya cebtina aduunka mari weynaye shit malin walba wa la dilay iyo wa la afdubtay ba dhegayahi ka badatay war waxan maysan daad ahen +

  14. masha allah says:

    ku wiil xariiro
    war nimanyohow dadka qaarkood waxyaalaha qaarkood bay run moodeen, yaa kugu yiri ciidanka bada adeer cali baa ubadan? war yaa illaah yaqaan, ma propagandadaa naga maqashay? waxaasi waxba kama jiraan, anigu dhalinyarada badankood waan aqaan reer ugu badanna majirto, haday reeri ugu badanyihiin bah gareen baaba ugu badan iyo ciise riyoole. sheekada aan meelaha kasheegno harumaysan boowe kkkk aasiyaasadee

  15. caaqil says:

    asc aad ban uso dhawaynaya hadalka dr bare waa hadal aan ka filayay dadku waa puntland dalku waa puntland dooxa jogna waxan ka filayna hadalka iyo hadal la mid waxan kalo salaamaya puntlandnews24 gobanimo iyo guul

  16. SHAAFIYE says:

    Waa asiibtay Barre- maxaa ka heli lahayd dabjooga ardaalka dooxakuxaarka la baxay oo bur-burinta PUNTLAND u soo tafaxaytay.

    Ilaahay baa ku irsaaqa ee sharaftaada ilaasho, dadkaaga iyo dalkaagana dambi haka gelin!!!

  17. samatar says:

    waxaan la yaaba dadka faroole u sacbiyo una heesto nin wadani oo umada dhulkaa dagto wax u qabanyo , WAR FAROOLE KII SOO MAHAN BARQO CAD WEERARAY BAARLAMANKA BURTLANAD OO SIBAARADA HOR DHIGATAY , hadii dowlad ka jirto maxaa asga loogu xukumi waayay ,marka nin dadkisa iyo dalkisa in uu hor mariyo rabo haduu maamul samestay maxaa loo mucaaradayaa

  18. xaydar says:

    iswaaq roonkii iyagoon xabadi ka dhiman ayeey isdhiibeen madurba kkkkkkkkkkkkk

  19. wadani boy says:

    waxaan u shegayaa dadka riyoonaya sida kan la baxay hayey mudug waxan ku oran laha bal inta aad iska dhaafto raasacasyr dadkii udhashay aya joga samaytay dufacaya ma diyaarad ha keenan cid kalabanysaa ma jirto barena waa shaqsi wax dhiba nagu hayo waxaan ku waydiin lahaa bal xagee ku ogtahay mudug idigu dadkii baa malinkasta sidii xolihii jidka logelyaa kuwaas ayey ahyd in aad u hiiliso

  20. WIIL XIRIIRO says:

    kkkkkkk siwakhronka 280 askari oo cidamda bada ah oo lageeyeey kuligood waa calisaleebaan faroole waa walanyahay siwakhroon iyo cali baa madax laysugelinyaaa midakale cidmada bada waa in laysku shaan dheyaa qabaa ilada oodhan marka siwakhroonka isdifaaca baa leenahay hadanahay shacab gobolka bari

  21. Barre waa salaaman yahay waxaan kuu sheegayaa in aad geesi tahay go,aan qaatay laakiin nasiib daro waxaa kuu sheegayaa in maamulka hada jiraa in uu yahay gabaabsi

  22. Jaamac says:

    Barre maxaa kubedelay makursi baa laguu balan qaaday maxay sababta ku bedeshay mise waxaad rabtaa maxkamad dil ah in ay kugu xukunto dowlad goboleedka raascasayr

  23. Halyey-mudug,,, maxaa ka waddaa ha la toogto,, dooxa-joog asaguba waa ogaa inasan wax u soconayn ee jago fiican ku raadso ayuu is lahaa,, Digaagddu aydoo markii horaba duuli karin hadday biyo ku dhacdo oo baalashu ka qoyaan socodkii ayaa dhib ku noqonaya,,, dooxajoogna maanta digaagadaas ayuu la mid yahay,,, midda kale Dooxajoog ma aha cadaw ee waa nin reer puntland ah,, kaliya si qaab daran oo iiman daro ah ayuu wax ku raadiyay, dil baa sheegtaye cid far saari karta maleh.

  24. samatar says:

    ninka qortay haleyey mudug waxaa wacned in aad aflagadad ka xishooto inkastoo caqligaga sidaa yahay hase ahaate bare waa shaqsi sida uu wax u arko ayuu ka hadlaay waxaase muuqato in uu lacag qaatay waxaaan mar walbo isku meel galin umad baan matalayaa iyo laalush baan qaadanayaa , halaganka wuu soconayaa hadad diyaarado gaalo wadato soo kaxesatan ama aad baryootandan inta wuu soconayaa halagan raaska ka hano qaaday

  25. Prof. Barre faatax. Well done.indr mar hadad ka toobad keentay falaaganimadi. Ku so dhawow. Dalkaga ninkasto xoga yar o garasha ay ku jirto wuu fahmikara. In cadowga puntland u ka danbeyo. Kala qaybinta. Umadeena .ayna farxad galinayso. .nacaska doox joog. Hadu toobad keniwayo. Waa in sirdonka puntland xamar lo diro o ay ku khaarajiyan. Way fududahay. Hotel ku daganyahay ba habaynimo lagu kharajinkara. Aad ban u sodhawaynayna prof. Barre. Sida xilkasnimada iyo raganimadu ku larantahay o u mawqif daqiiq ah u qatay. Wana arin naxdin iyo dhabar jab ku ah cadowga umadayda .

Leave a Reply