Hassan Sh. Maxamuud oo Fariin u diray Qurba-joogta Soomaalida Gaar Ahaan Kuwa Britain {Video}

February 2, 2013   //   Warar Somaali

Madaxwaynaha Dowlada Faderaalka Soomaaliya Mudane Hasaan Sheekh maxamuud ayaa fariin u diray Shacabkiisa  meel walba oo ay joogto si gaar ahna ugu wajahay Hadalkiisa Soomaalida Ku nool Dalka Engriis-ka ayaa u sheegay in Wadankii Soomaaliya uu isbadal balaaran ka jiro, isbadalkaasna uu u baahanyahay.

madaxweyne Hassan

Madaxwaynaha ayaa Ugu baaqay Soomaalida UK joogta in aysan Sugin in Dhulkooda loo xasiliyo hasayeeshee ay ka qayb Qaataan Dib u dajinta Wadankooda.

Waxa uu Madaxwaynaha ugu baaqay dhamaan Soomaalida Yurubta iyo Maraykanka, Afrikada Iyo Aasiyaba Joogto in Ganacsiga ay wadamadaas ku haystaan looga baahan yahay Wadankoodii hooyo

Ugu dambeentiina waxa uu ugu baaqay Madaxwaynaha Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud in Soomaalida Dibada Joogta ay Dalka Dib ugu Soolaabtaan.

COMMENTS

RSSComments (8)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. To wiil jigjiga wilka watow ina huno meshu wa dal somalia laga hadlayayee magacan iska so badal wayo wa magalo an 18 gobol ee somalia ka trisanen absame wukalayahay qar wa kenyan qarna wa xabashi qarna wa somali dhalad ah oo sax ah marka adi sxb itobiyan aya tahay ee iskudirka umada somaliyeed iska dhaaf oo wadankada kahadal arkin kuma quseyee wa somali bay utala sxb

  2. Jigjiga says:

    JIGJIGA wa magalo absame soomalinimadu ma waxad modaysa kuwa kudhasha somaliya un afka soomaliga dadka iskaleh ee anaysta ayaan nahay waayo suugaanta ayaa cadaeynaysa coz suugaanta soomalida meel aadka soogashaanba majirto xabashi aad sheegayso wa qabiil wadanka dega ddsi wa qabiil kamid aha qabiilada dega ethiopia somaliyana deegaanbaladhan ban kuleyahay oon mamul usamaysanayo iminka waxcad tabcataa lagu faanaa halyeey iyo taariikh midna malihid @@@@@@@

  3. @ jigjiga adiga ma somali batahay
    Muwidin xabashi aya tahay dalkana passport ayad ku so galee
    Teda kale Madaxweynaha marku dhahayo dalka dib ugu soo laba o dhisan ogow dalka muqdisha kaligeed maha
    BOSAASO hadey qurxantahay somali aya ku fanaysa
    baladweyne sidoo kale
    Marka anaga jigjiga maxa naga quseeya
    Adis ababa kahada taa aya hoostagtaaye doqonyahow

  4. To jiqjiqa ader xamar dhismo kagama bahno ado la yaqan waxatahay iyo mesha somali kajogtit marka dhulka ad kuledahay somali wa dhulkee horta. Edo muqdisho ayada dhisan o cidi lahet ba dhisatay iyo walalahen turkey marka. Xamar kumabahno ado bari tagan yanan kuarkin doqonyahay gobolka banaadir wa gobol dhisan oo 22 sano dagal kusojiray misna manta somalia oo dhan magalo qurux kugarta aysanjirin marka. Dowladu wa federaaal wax ad xamar utimado ama u dhisata sharci daro ah ba taas ogow federalku wa cid walba degankeda ine dhisato ayna mamulato 16 ka degmo gobolka banadir. Dadki udhashay aya mamulka hayo marka adigu bal magalada ledahay dhiso anu ku aragneee xamar kumataqan mana kuranto adokale

  5. daahir says:

    adeer madaxweyne gurguurte umada dagaal sokeeye dib hawgu celin ee qabyaala ka dhaaf iyo kala qaybinta.

  6. Jigjiga says:

    Kkkkkkkkk adeer muqdisho ku dhisimayno ee waxqabso anaga hanadaba luudina ninwalba deegaan kiisa ha dhisto ninkii dhul una u dhalan dhistow adaa tabi doona aaway kuwanau hadhkocad kaga soo qaxnay xamar intasa eg kuguflan

  7. wiil gedo says:

    Ad iyo ad ayan uso dhawenay hadalka. Mudanaha wana fariin dhaxalgal ah oo somali oo idil. Qusayso marka umada somaliyed ha tashadan si dalkodi ugulaban lahayeeen hadanunahay besha sade 100 % wanu tagersanahay madaxwaynaha iyo dawladisu wlcm

  8. Khaatumo says:

    Xasan shiikh madaxweynaha jamhuriyada aan fedraalka ahayn ee somalia hanbalyo mudane madax weyne dacad ayadtahay intaad joogtey shaqo muhiima ayad qabatey barasaabadii oohin ayey kuwasheen sida habarta walan ee garoow kanacnacle somalia muqdisho ayaa loogatalinaya kanaxoow nafta waa fedraalkana waala baabiinayaa

Leave a Reply