Madaxwaynaha Puntland oo gaaray Garowe
January 27, 2013 // Warar SomaaliMadaxwaynaha Puntland Cabdraxmaan Maxamed Faroole ayaa dib ugu laabtay magaalada Garowe ee caasimadda Puntland, kadib booqasho uu ku joogay magaalada Bosaso labadii bilood ee ugu dambeeysay.
Safarka madaxwaynaha uu ugu ambabaxay magaalada Garowe ayaa ka duwanaa safaradiisii hore, maadaama aanay jirin wax qabanqaabo ah oo safarkiisa ku saabsan oo laga dareemay magaalooyinka Bosaso , Qardho, Carmo, Waaciye iyo Garowe.
Horay waxaa uu u sheegay madaxwaynaha mudada sandka ee xukuumaddiisa u hartay inuu ku shaqayn doono magaalada Bosaso xarunta ganacsiga Puntland, iyadoona dhawaana markii uu kasoo laabtay socdaal uu ku tagay Jabuuti dib ugu soo laabtay Bosaso.
Puntland-News24



waxaa layiri nin aan dantiisa aqoon ayaa mid dadkale fiirsha,xaaji wadani ninka is ku sheegayaa ,runtaa ha hadlayaa mana aqaano qabiil,mana ku dhaqmo lakin riyada ha u maleyn run ma ahan 5 sano waa hal sano ,hadii adiga lagu siinayaa wasiir ama waraaqaha u qaadi sorry brother .
aniga waxaan ahey dadka idiin ogolaaday halsano ee maba aad gasheyn xaafiisyada garoowe ee dowlada taas lasoco.
idinka dhan bilaash baa iska wareerinaysaan rag iyo dumar hal ku seexda
faroole dalna uma shaqeeyo dadna u mashaqeeyo xataa reer jalafle u ma shaqeeyo waxa uu ushaqeeyaa naagtiisa iyo ciyaalkiisa marka halkan waxa ku cad in guriga reer faroole laga shaqeeyo marka nin walbow caruurtaada u shaqayso nin aan waxba ku tarayn haw hadline caqli wadan iyo umad lagu hogaansho hauu leeyahay wiilashiisu wax uma sheegeen, SORRY Cade, YEY, XASHI, JAAMAC xaal qaata
TO:Xaaji Wadani kan la baxayoow waxaan kugula talinyaa Aaran jaan iyo faroole.waa wasakh u baahan in laayska mayro,tankaleeto Intaa gabadha caayayso,Miyaada gelin Ololihii Afka Somamilga lagu qori jiray,Bal akhri qoraalkaaga ??????????????????????
Harga maran side, habaar waalid iyo waalina u dheer.
Nin cidla laga helay dhaqan kiisa waad leedahay, dhaqamo badan na bartay wax badanina noo laaban firdhiyow.
waan idin salaamay teeda kale midaadan muna iskusheegaysa naa maxaa xishoodka kuu diiday inkastoo aanan garanayn cidaan kugu tilmaamo hadana waxaan orankaraa waxaa tahay dadka qabiilku dilooday horta faroole waa shaqsi reerna looma qabankaro laakiin sideedaba soomaalidu waxay kumaahmaahdaa dameer aan fuushanahay dhuusadiisu wax igama tarayso sidaa daraadeed waxaan kuusheegayaa koleey hadhow markaad fariinta aad akhridid ayaad isxanaanjindoontaaye isdaji ninkaasi kumayaqaan hada halsano ayaa umartay laakiin shansano waxay ilatahay kasiifudud marka xishood inan ayaad tahay hadalkaagu waa cawree be slowly and dont be hurry because rome was not building in aday
odayga waa fahansanyahay cayarta ee hala samro
odaga wuxuu ku jiraa riyo maalin ah ,waa halsano adeer ma ahn afar sano,first 2014 ka xafiiska kugu danbeeysa lasoco ,waqtiga wuu yar yayah ku xisaabtan
Faroole dalkaan iyo dadkaba dan uma hayee allaha weyn ha nga qabto …aamiin
laakiiin ilaaahow wax ka khayr badan oo diinta, dadka iyo dalka u dhaama RABBI HA KEENO ISAGANA MEESHUU KU FIICAN YAHAY RABBI HA U DHIGO WAA TOLKEENE
asc/puntland cadowga ugu horeeya oo ee ledahay waa madaxweynihii hore dr. Faroole.intii ay ka dhadhacsantahay ku qabso ku qadimeesid xukunka.
Puntland waxay u baan hantahay Ciidan Xoog leh iyo Hub Xoog leh.
Dad maqan iyo dal maqan yaa u maqan.
Maxaan haysanaa, cadaw waxba nooma hayo.
Cadwga badan oo Puntland dhex jooga ha laga saaro, intii aysan khasaaro u gaysan Puntland.
Cadawgu Hub ayuu soo galiyey Puntland (galkacyo) koofurteeda, yaan habayn weerar idin ku dhicin.
Waxaan idin leeyahay: Nin lagu seexdow ha seexan (Hub iyo Xoog Ciidan).
W.Kh.