Madaxwaynaha Puntland oo la kulmay shirkadda dhismaha garoonka Bosaso iyo Ganacsatada [Sawiro]
December 10, 2012 // Warar SomaaliMadaxwaynaha Puntland Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa maanta kula kulmay garoonka diyaaradaha ee magaalada Bosaso madax kasocota xafiiska siyaasadda QM UNPOS, ganacsato iyo waxgard kasoo jeeda gobolka Bari.

Kulanka ayaa yimid kadib markii duhurnimadii maanta xiliga Geeska Afrika garoonka diyaaradaha ee magaalada Bosaso soo gaareen injineero u dhashay dalka Talyaaniga oo sahminaya dhismaha Runway-ga garoonka Benderqaasim ee magaalada Bosaso oo dhismihiisa uu hakaday sanadihii ugu dambeeyey.

Madaxwayne Cabdiraxmaan Faroole oo ka hadlay goobta ayaa sheegay dhismaha garoonka diyaaradaha ee Bosaso in lagu bilaabi doono 5-milyan oo doolar oo ay dowladda Talyaaniga ugu deeqday dhismaha garoonka, waxaa madaxwaynaha uu ganacsatada ugu baaqay inay ka qaybqaataan dhismaha garoonka diyaarafaha qarashka ku baxaya.
Garoonka diyaaradaha ee magaalada Bosaso ayaa in muddo lagu howlanaa qorshe dib loogu dhisayo garoonka , kadib markii dhawaan maadxwaynaha uu kaga dhawaaqay magaalada Bosaso.
Xafiiska Bosaso











farole ha xismeeyo rabitaanka dadka
faroole hadu dhamaystay wakhtigisi hayska tago yuusan isku dhajin
Farooolow bowe noolow xilka adanu ku dhiibnay hay wana kugu darnay sanadka so socda viva farole viva puntland
faroole waxba yuu hada xil korarsi ku raf rafan shaqadan uu hore udiidey inuu qabto waxey utaalaa oo dhameystiraya maamulka cusub ee imaanaya 9/1/2013 …
maansha alaah ilaahay ha dhowro pl
Anagabo waxaan leenahay viva balcad ilaah qalbigeena haka tirtiro qabyaalada
Ilayn ad nool hadal Ma daayo waxaa wax lala yaabo ah marxaladda puntland marayso oo laga wada indhihiisa la’yahay waligiin ma soo joogteen nin dadkii shacabka ahaa , waxgaradkii, aqoonyahanadii wadanka gudihiisii iyo daafihiisii ay leeyihiin waqtigaagii waxuu kaaga egyahay bisha jan 8eeda oo airport baan dhisa Yaa leh waxaase kaas igala sii liita Mr Bubble Cali Gaas oo eithopia shaqo raadis u tagay iskana dhigaya nin somali iyo puntland guul u soo hoyshay ogoow sigannaye waxaan isagana leeyahay 30 kursi baad ka heshay tiro labo boqol iyo todobaatan iyo shan. Hadaba mid ha ku fakarin in aad puntland wax ka noqotid kor waayeel waa wado indho waxaan Gaas kula talin lahaa in uu qaato xushmad sidii Reer puntland markii uu soo guul daraystay u soo dhaweeyeen taasuna waxay ahayd arrin wanaagsan waxayna ka ahayd hiil iyo ka mayro waxii ku soo maray ee wax qabad aad qabatay soo dhawayntaadu kuma salayslayn oo xamar waa la wada joogay, hadda iyo dan wareegga addis ababa iyo imaanshahaaga nairobi waxba Reer puntland ku soo kordhin mayso ee boowe iska naso oo buffaladaadii isaga naqo soomalidu waxay ku maahmaahdaa nimaan dhul arag dhaayo ma leh intii soomaliya 21kii sano roob la soo dhac xagge ku maqnee waxaa ku soo gabagabaynayaa lagu arag laguna maqal islawayn magacaa adaa isku baxshay c/wali Gaas anigu kuuma bixin kaligi professor war ka naso ummadda miskiinyahow
Faroole goor xeero iyo fandhaal kala dhaceen ayaad garoonka ku warwareegeysaa, afar sano ayaad wadanka soo xukuntay, war markii geedihii iyo bilicdii airportigu baaba’ay, xaggee jirtay saddexdii sano ee la soo dhaafay?dhib maloo kaan hadda doorano ayaa hawsha sii wadi doona, waqtigaagi waxaa kuu dhiman labaatan iyo dhor casho, dadkiina ku nece.
Faroole nabadeey……..
Wooooooooooooooooooooooooooooooow mr.Libaax faroole wale waa wiilka sanadka man of the year!!!!!!!!nooolow madaale cadowgaa hajabo yam yam Iyo qadaadweyn cidina u joojinmayso hajabin hadhicin!!!!!!!
waxaa nu salameyn shaqaalaha horseedmedia iyo dhamaanba umada rer puntland gar ahaan rer bari. waxaanu u aragnaa wax qabad goor hore loo bahnaa oo aan waqtigiisii iman waxaanuna ognahey in dawlada talyaanugu diidey i dhaqaalaha gacanta laga saaro faroole iyo koxdiisa aran jaan ee maglo na ka yaqaan growe gobolna nugaal oo aan u aragpuntland dhulkale iyo dadkale jiro waqtigoodii oo labaatan casho ka hartey bybybyby
Farooloow Waxaan Horaay Lagaaga baran Hanala soo Geelin,Puntland waa ku taqaan ,Naf baxaaysa Toobad lagama Aqbalo,Ee Haaysu Deyin In Saacad Laguugu Daro.Waxaad Dhigataa kuu Yaala Afwaliijoow.Dalka iyo Dadka hakala dilin.Sharciga Ausrtalia kuma Cafinayo Xaddaa Dagaal Abuurka Waxaana kugu sugaaynaa Melbourne.
waa mission cusub uu doonayo faidhiye inuu xafiiska ku sii joogo wuxuu rabaa inuu dadka khiyaali ugu sheekeeyo adeer 8 january 2013 baay kaaga egtahay ha ilaawin baarlamaankana wakhtigiisii waa dhacay!!!!!
Mr.Elmi baan ku raacsan ahay fikradiisa.5 sano ma aha ee waa 4 sano. 08.01.2013 ama Faroole oo mar 2aad lasoo doortay ama Puntlander kale waa inla dhaariyaa!
Masha allah wa wax lagu farxo o ay kutalabsadeen umada reer PL gaar aha reer bari
Horomarkasato umad somaliyeed gaarto wa wax in labogaadiyo mudan
Hawaarto nabada PL hanoolaato samali hajabo cadoga shabaab hala waayo qabiil! VIVA BALCAD,BOOSAASO
Let’s go foward
Kanaxoow nafta waa!! Noolow madaxweyne, howsha aad qabatay nacab iyo nin xaasid baa moog.
5 sano oo kale ayaan ku dooranay!!!!