Madaxwaynaha Somaliya oo gaaray xarunta Midowga Yurub
January 29, 2013 // Warar SomaaliMadaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Bruseless ee xarunta Midowga Yurub ee dalka Biljamka.
Madaxwaynaha oo ay wehliso raysal wasaare kuxigeenka ahna wasiirka arimaha dibadda marwo Fowsiyo Yuusuf ayaa ka ambababaxay magalaada Addis ababa ee xarunta Itoobiya oo ay uga qaybgaleen shirkii wasiirada iyo madaxda Midowga Afrika ee lasoo gabagabeeyey todobaadkan.
Booqashada madaxwaynaha ee Brusless ayaa ah mid kusaabsan la kulmidda madaxda Yurub iyo beesha caalamka, iyadoo madaxwaynaha uu kala hadli doono taageeridda Midowga Yurub ee Soomaaliya.
Labadii bilood ee ugu dambeysay madaxwaynaha ayaa ukala socdaalay dalalka Mareykanka, Sacuudiga, Uganda,Jabuuti iyo Itoobiya waxaana uu dalalka uu booqday uu waydiistay taageeridda dowladda faderaalka ee uu madaxwaynaha uu ka yahay.
Puntland-News24.



To buhodle ninka labaxay ade xamar ma hoyada iyo abaha aya kuleh war xamar hanti xaram ah oo afweyne xoog idinkukenay aya ku hesateen ee xamar gari aya kutimid ado faro maran oo kabo laan aha xamar sogashee gorma hantida kuyelatay wa xolo xarm ah oo dadki lahaaa xoog logaga qaday adeer tas wa isku dhamatay xamar dadki lahaa o shala afwayne xoga uku gumaday aya dib uhelay xolohodi 1991 ki marka taas niyada kasaar lascano ito sool wa dhul isaaq ba leh somaliland ba dhulkas leh marka ader adiga iyo kuwa kalo kula midka ah xamar kamahadlikartaan xamar wa new ninki manta maal layimado hayimado lkn nin horay xoram ugu nolaa kusolaban mayo xamar 25 sana gumad iyo. Xoog darood kuhesteen oo dadki lahaa la dhacay xolahodi
kkkkk adeer madaxwanyne hawiye muxuu keeni karaa
dalka aan ka ahay dhaca umada kufsi biliqo suuq madaw iyo waxlamida sida tan ka jirta xamar imika
xasan waa caydiid 2aad ogaada somaliyeey
Habka federalka ah waa dadka qaar waxay udiidaan in ay siihaystaan dhul iyo hanti ayan lahayn sida maanta hantidii DAAROOD loogu haysto XAMAR.SNM tuna uhaysato LAASCAANOD.
Waxaaa II muuqata 4 Sano Safar ku Dhamaata Sheikh Shariif ayaaan Ogayn Safar Dabadan Haduu wax keeno Shaqo dalka iyo Waxqabad ayaan u baahanahay
Masha allah. Mar hadi marecan tagero iyo aqonsi buxda dowladu ka heshay midowga africana ay tagerenb midoega yurop aya dhiman beri ayana. Ay ku dhawaqayaan marka dowladu wa hirgashay waxa logaga fadhiya say wax u makusho an kawarsugno federaal. Ku wa in 18 gobol logaga codeya codka shacabka la tixgalita hadi ay raban dowlad dhexe o awod leh ama dowlad federal ah qodobadas dasturka dib logugu labanaya isha allaah
Waw mudane madaxweyne shaqo wacan ushaqee umadaada waxadtahay madaxweyne dacada wana inad baabiisa habka xaranta ah ee fedraalka si ay dhirbaaxo ugu dhacdo maamulka majeerteniya