Madaxwaynaha Soomaaliya oo gaaray London
February 1, 2013 // Warar SomaaliMadaxwaynaha dowladda faderaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada London ee xarunta dalka Ingiriiska.
Waxaa xubnaha safarka madaxwaynaha ku wehlisa ka mid ah raysal wasaare kuxigeenka ahna wasiirka arimaha dibadda Fowsiyo Yuusuf, waxaa ay kasoo ambabaxeen xarunta Midowga Yurub ee Buresless oo ay booqasho ku joogeen maalmihii ugu dambeeyey.
Safarka Ingiriiska uu ku yimid madaxwaynaha waxaa uu imaanayaa xilli dowladda Ingiriisku ay damacsantahay mar kalle inay martigaliso shir xaaladda Soomaaliya looga arinsanayo oo looga hadlayo waxyaabihii ka qabsoomay shirkii London ee sanadkii 2012 qabsoomay.
Puntland-News24





Ninka labaxay Khaatumo madaxweynaha shacab ayaa doortay waxayna udoorteen inuu ku hogaamiyo nidaamka FEEDERALKA AH saa ula soco dastuurka federaalka ah.
KHAATUMOY miyaad huruday oo hadaad toostay? Xagee jidheen goortii somaali kuheshiisay FEDARALISIMKA? Ii soo jawaab khaatumoy.
KHAATUMOY miyaad huruday oo mahadaad toostay ? Xagee baad jidheen goortay soomaali ay ku heshiisay fedaralisimka? Ii jawaab khaatumo.
Madaxweyne dacada weye xasan shiikh maxamuud guleyso mudane madax weyne guul ayad kasoohoysay siyasada arimaha dibada tagudahaa kudhiman iyo baabiinta habka fedraalka