Madaxwayne Faroolle oo siweyn u dhaliilay siyaasadda Shariif ee hogaamiye kooxeedyada
August 27, 2012 // Warar SomaaliMadaxwaynaha dowladda Puntland Dr C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroolle ayaa si weyn u dhaliilay siyaasadda uu madaxwaynha dowladda KMG ee xilkiisa uu dhamaaday ku doonayo inuu dib siyaasadda iyo baarlamaanka uu ugu soo celiyo hogaamiye kooxeedyadii burburiyay dalka.
Madaxwayne Faroolle oo u warmay laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay dadka isku dacwoonaya inay yihiin dadkii dalka burburiyay oo ay ka wada tirsanaayeen maxaakiimtii Islaamiga iyo hogaamiye kooxeedyadii dalka.
Waxaa uu sheegay maxaakiimtii Islaamiga ee hogaanka u ahaa Shariif Sheekh Axmed inay isku dayeen inay sitoos ah u burburiyaan dalka, waxa ay soo weerareen magaalada Gaalkacyo oo Puntland ah si ay dalka oo dhan uga sii gudbaan ayuu sheegay Dr Faroolle.
Madaxwaynaha waxaa uu dhanka kalle xusay heshiisyadii Garoowe iyo Gaalkacyo oo ay wada gaareen saxiixayaasha Road Mapka inuu dhigayay baarlamaanku inay noqdaan dad aan dambiyo gelin, balse taa badalkeed odayaasha lagu cadaadinayo badalkii ay aqoonyahano iyo dad daacad ah keensan lahaayeen inay keenaan hogaamiye kooxeedyo burburinta dalka kasoo qaybqaatay.
Dhinaca kalle, madaxwayne Caalin oo saxiixayaasha Road Mapka ka mid ahaa iyo Maxamed Maxamuud Yusuf Aw-Libax oo ka mid ahaa xubnaha Ahlu-sunah waljmaaca ee saxiixay heshiisyadii Road Maoka ayaa isaguna si weyn uga horyimid go’aanka madaxwaynaha uu ku dalbaday maxkamadda sare ee dalka inay faragaliso xubnaha laga reebay ka mid noqoshada baarlamaanka cusub ee Soomaaliya.
Dhagayso Waraysiga madaxwaynaha uu siiyay laanta Afka Soomaaliga ee BBC-da



We are all with you.
We are great family, and no history knew, know or will know greater than Daarood family. Our language knows who we are, through out the universy.
Warsame Khalaf.
La iskuma hayo inuu Faroole isku darsaday fulaynimo iyo wax qabad la’aan. Lakiin waxaa asaga kadaran kuwa u sacabo tumaya. Puntland needs real leadership. Someone that know how to share the wealth of Puntland and the Resources with it’s people and leaving no one behind.
Adeer faroole arintaan kama uhadlikaro mid isaga utaalna mahaaan ragaan qabilada ay ka dhasheen aya kensaday wana raga muqdisha iskaleeh oo laan tod aysaan xamar nabad lagu cawenen tankale qanyare iyo muse suudi cidi dambi kamaygalin somalia ninka dambiga kagalay oo cadow uso adegsaday wa qatil cabdulahi yusuf kaas maka hadashaan marla rag belahoda difacayo ad ledihiin wa dambileyaal war faroole wu washee wax ushega wakasa manta la ansixiyay ragii uu laha yaan la aqbaliin faroole mante ceebi kudhacay viva muse suudi and qanyare afrax and bashiir raage and cumar finish and gacmadheere andindhacade cadowgoda cakta hoosteda
kkkkkkkkkkkk faroole waa digtatar puntland horta wuu ba abshay lkn waxwalba waxaanku ilawayna waxaweeye awoodi ayukaqaday koonfur siyasada somaliyana mantay waxaka ah hormuud puntland lkn tii gudaha aa way wuxuka talin wayey groowe oo ujogo asaga aya xildhibandi ugu qalisana puntland lagu laynaya
Muddane aad iyo aad ayaad ugu mahadsan tahay sida aad ugu heelan tahay hormurka soomaliya iyo deganaansheheda waxaana aad kugu dhiri gelinaya in aad halkas kawado. Puntland waxay magac kuleedahay bulshadda calamka taas oo ay sabab u ahayd isku dubnida shacabaka puntland hadaba sii taas loo xoojiyo waa in la ilaaliyo isku xirnaanshaha puntland
War ninka madaxweyne faroole waxaan ku jeclahay runtan marmarka qaarkood ninkale oo xiininyo leh reerkii darood aha waxa ka faroole waa ogyahay hadii nimankii shalyto dalka intii siyaad barre ka tagay iyagu ilfaha u qaaday ayaa leedihiin ha la soo celiye fariid faroole wax sanadka hawiye run u sheegay adigaa jira.Adeer cali khaliifna ku dar uu ena ceebenayaaye.oo waxaad u raacisa shanta xubnood ee barlamanka loo qaybsadayna waa in shantuba madaxweynayaal iska soo sharaxaan si aan waxbaoo taban .ninkii roon ow reerka u har.
Mudane maxwayne waxaa xaqiiq dhab ah noqotay inaa tahay muwaadin dhab ah oo ay kago an tahay soocelinta qarankii soomaaliyeed kaasoo lagu dhiso ama lagu sooceliyo habku dhisan sharci iyo hufnaan iyo cadaalad waana sida kaliya oo lagu gaarikaro midnimo wlltinimo somaliyed maxwayne halkaas kawad xalaasha iyo xaqaa waarayee malahayga marna ma arag masuul soomaaliyeed adi kahor diidan wax aan dan u ahayn dadka iyo dalka somaliyed alle haku garab galo xaqana ha kuugu hiiliyo aamiin aamiin aamiin insha allaah insha allaah insha allaah guul iyo gobanimo alle haku gaarsiiyo masuul daacad ah baatahay
madaxweyne dambiyada ay galeen Muse sudi iyo qanyare waad ogtahay lkn Mohamed Abdirahman faroole kuwa uu Puntland ka galo ma ogtahay
Faroole waad fiicantahy soomalinimana wad jeceshahay lkn hoos fiiri ilmahaagana dalka ka qabo umadii way dhibeene
siyaasada qalafsan oo lo diyariyay in Puntland waligeed mahamud saleban mamulo oo aad nidamka Demograsiga ugu magacdartayna jooji
Faroolaw xiniyahaas waan ku ogaa wado hawshaada madaxweyne.