Madaxwayne Shariif iyo Dr. Gaas oo khilaaf uu ka dhex taagan yahay [Xog]

August 1, 2012   //   Warar Somaali

Madaxwayanaha iyo raysal wasaaraha dowladda KMG ee waqtigoodu sii dhamaanayo ayaa waxaa markii ugu horaysay soo shaac baxaya khilaaf xun oo ka dhextaagan labadan masuul.

Khilaafka oo muddooyinkanba jiray ayaa si rasmi ah usoo shaac baxay markii uu shalay uu raysal wasaare C/weli Maxamed Cali Gaas uu ku dhawaaqay inuu yahay musharax u tartamaya doorashada madaxtinimada Soomaaliya ee la qaban doono 20-ka bishan Augost.

Warar hoose oo aanu ka helnay xafiiska raysal wasaaraha ayaa sheegaya waxyaabaha labaadan masuul ay isku khilaafeen inay qayb ka tahay warbaahinta dowladda sida Radio-ga iyo telfishinka oo howlwadeenada ka shaqaysa diideen baahinta ololihii musharaxnimo ee Dr Cabdi weli Maxamed Cali Gaas shalay ka bilaabay magaalada Muqdisho halka warbaahinta dowladda uu si gaar ah u adeegsado madaxwayne Shariif Sheekh Axmed.

Madaxwayanaha ayaa kulan gaar ah la yeeshay wasiirka gaashaandhigga Xuseen Carab Ciise oo uu kala hadlay xilka raysal wasaaraha inuu isagu sii hayo,iyadoona Sheekh Shariif uu doonayo saacadaha soo socda inuu ku dhawaaqo inuu xilka ka qaaday  raysal wasaare Gaas , inkastoo arinkaasi aan la’ogayn qaabk ay suurto gal unoqon karto, maadaama wakhtiga labada ninba uu gabaabsi yahay.

Musharaxiin badan oo u tartamaya doorashada xilka madaxtinimada Soomaaliya ayaa horay ugu dhaliilay madaxwayne Sheekh Shariif inuu si gaar ah uu ololihiisa ugu adeegsanayo hantidii qaranka oo warbaahinta dowladda ay ka mid tahay.

Waqtiga beesha caalamka ay u cayimtay qabashada doorashada madaxtinimo ee dalka Soomaliya oo ku beegan 20-ka Agoosto ayaaa waxaa ka harsan muddo 12-maalmood oo qura.

Puntland-News24

 

COMMENTS

RSSComments (17)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. To.gudiga sare ee websitekaan waxan u sheegaya inay ilaaliyaan sumcada webka oo ay ka xiraan commentiyada dadka qaar ay adeegsanayan o ah qabiilka qayaxan hadii kale webka sumcadiisa bay wax u dhimaysa by: akhriste mcmiil ah.

  2. TO wiil geesi 4 cid oo gubata iso tirisay ade anu an hawiye ku tirsho. 1 abgal 2 habargidir. 3 karanle murusade 4 xawaadle 5 duduble 6 badi cade 7 shiiqaal 8 galjecel 9 jijeele 10 udejeen 11 ujuraan 12 murale 13 dagodiye 14. 15 faqshini 16 cawromale. Iyo inkalo magacoda iminka henin huno bal adi besha darood car 6 jifo. Garsii. Gobolada belweynta hawiye samale wa. Muqdisho banaadir beledweyn hiiraan dhusamareeb galgaduud merka sh. Hoose afgoye sha. Dhexe. Konfurta galkacyo mudug. Jilib jamame iyo kismayo kenya wa wajiir mandheera ceelwaaq. Ethiopiya wa gobolka libin iyo gobolka shiiniile. Ila harar aye hawiye samale dagaan belweynta iririsamaale gud ahaan wa d jibouti north somalia south somalia. North kenya. Iyo kilinka 5 adeer bal darood sas igukala saar heee 4 xabo gubatay oo donta somalia kentay. Abtirkinuna sheek inaku rer hashim ayanunahee bal isa sheek. Darood. Wacal ayu ahaa awal oo yeman lagaso carshay doon lasosaray donti odaygi diret aya kaso dajiyay tariqda haqaldaaan huno doon bakukente

  3. TO wiil geesi adeer tariqda haqaldiin darood wa 4 gubatay hawiye inkabadaan abgal kaliya inkabadaaan adeer ya warkaas ushegesaa tankale wa adiga leh xamar aya qabsan karaa ado xamar gadhin ba mudug sacad iyo dir qubes ka sari wese se banadir ugaree mudug ayaba laga hestaye tankale kismayo ceer kaso bursadeen adeer tariqda google aye kujirta eee carurta hada dhashay warkas usheek somali hawiya ugu badaan marka labadna besha irisamalee aya ugubadan. Kasobilow djibouti ila. North somalia south somalia ila kilinka 5 ila. Waqoyibari kenya aye dadsanyihiiin marka adeer tariiqda haqaldaan ee dadka sowaydiii cida badaan abgal kaliya kufilan all darood. Warsangali. Iyo dhulbahante iyo marexaan wa 4 ;ifo midkiba xoga dhabacayada yara badan iyo xoga cakdherat yara badan ee darood ka kale wa 4. Laf lee kiba ee adeeer dhulkoda la arkilahaa iyo tiradode tariqda haqaldiin huno xamar intadan qabsaan mudug xore galkacyo iyo camara iyo bacadweyn iyo hobyo iyo qaydara kasosaar dir iyo hawiyaha dagan xamar haku dambeseee

  4. puntland says:

    qabiil dhabtu waa owrkicsi ee maahan wax wanaag loo adeegsado mida kale irirsamaale qofta lehey taasi waabey la isticmaali jiray tiina dhamaatay oo maatna adiga un bey kuugu hartay maskiin baadtahaye . qabiil hadii wuu wax tarayo somaliya ayuu inoo dhisi lahaa last 20years marka waa in uu caqligaaga shaqeeyaa . jabuutida aad ku faaneyso cafarta somali baa kaa haysa alle kasokow waa horaa lagaa qaadi lahaa ee waxaan kuleeyahay hadalkaagu meel cidlo dhici maayo ogow waanu kaaqoreynaa adiga iyo inta caqliga yar ee qabiilka lagu talaalay .
    taariqdaana ku xukumi doonta umada somaliyeedna kadaa kala qaad qaadka hadii jabuuti aad xasuusato ninkii xoreynteda qeyb weyn kulahaa wuxuu ahaa siyaad bare oo nin somali ah sidaadoo kale ku oran maayo qabiil buu kasoo jeeday laakiin wuxuu ahaa muwaadi soomaaliyeed abaalkiisuna wuxuu nqoday in somaliya cawo shisheeye loogu soo hogaamiyo taariiqdaa qortay iyana ogow in wax kastaa ay qoran yihiin.afkaagana ka eyso somalida aad kalaqaad qaadieyso wadan baad leedahaye.

  5. qadar says:

    cabdiwali qofki somali ah oo rabo inuu wax ka ogaado aqoon tiisa iyo wax qabadkisa ha aqristo wikipedia yihisa,kadib qofka orahdisa halkaa ha_kadhibto asagoo ka dharagsan bal cabdi/wali waa kuma.

  6. Wiil Geesi says:

    Lader Girl, Baaye Majeerteen is Majority. Maxaad ugu diideysaa in ay Maamulaan Xamar, Askarta Adoonta Ugaandeska ba way maamulaayaan. Hawiye iyaga aa yiri Xamar waa Caasimad, marka Caasimada Dadka oo dhan ayay ka dhaxeysaa, sida Djabuuti uu Raiisul Wasaare uga yahay Daleyte ah Cafarta.
    Mudane Shariif miyuu iloobay in isaga meesha ay keeneen UN-ta uu hogaaminaayay Walad Cabdalla, oo loo ogolaaday in uu keensado 125 Mudane Parlamaan. Hadda raggii keenay meesha oo ah UN-ta hadii ay ku dhaheen saxiib wakhtigaagii waa dhamaaday, de wax ku haray ayaa iska yar. Teeda kale Hawiye waa in la weydiyaa in aysan isku heli karin Caasimad iyo Madaxweyne, oo ay mid ka Tanaasulaan. Kan la Baxay Somalilande , waar Darood waa Qaran, waxaan is weydiiyaa yaa badan Dhulbahante iyo izak, Yaa badan Majeerteen iyo Hawiye ? Iyada oo ay Ogaden , Warsangeli, Mareexaan, Awrtable, Leylkase, Geri, Abeeslabe, Aweytiin, Ugaas Labe, Bartire, Geesa guule, Libaan gashe, Habarti waaq, Danweyne iwm ay dheeraad ii yihiin, intaas hadii aan kugu soo daayo, waxay qabsan karaan Geeska Afrika, ilaaa Djabuuti ilaa Uganda. Kan La baxay Somalilande, bal kawaran hadii aan Ogaden iraahdo Qabsada Hargeisa ku qaadan meyso Saacado. Kismaayana ka soo qaado Dulaan, Mudugna ka Qaado Duulaan, Warsheerna ka Qaado Duulaan, Qalaafana Ka Qaado Duulaan, Gedana ka Qaado Duulaan, Caabudwaaq ka Qaado Duulaan, Xamar iguma qaadateen maalmo. Marka Xamar waxa Xal u Noqday Askar Adoon Ugaadhees ah oo ka celiyey Al Shabaab, in aad ka hadasheenba ma ahayn meel ay Adoon Ugandhees ah ka Taliyaan, oo waxii ay doonaan ka yeelaan. Lakiin Bosaso, Garoowe, Mudug, Sanaag, Karkaar, Caluula, Qandala, Buuhoodle, Taleex, iwm waxaa ka Taliye Madaxweyne Dr Faroole. Horta ma garaneysaan ereyga Analize micnahiisa ? Analyze sameeya, Xamar yaa ka Taliya ? Somali land waa Hargiesa Iyo Burco

  7. caqlileey says:

    cajiiiiiiiiiiiiiib malinba waxbaad maqlaysaa tolow shariif raiisal wasarayashu ma gurigiisay u shaqeeyan markuu arku kii ka caqli badan uu cayrinyo iyadoo shaqadiisi ay ka hartay 12 habeen !!! markasu waliba rabaa inuu dalka sii hogamiyo .waxay aniga ila tahay .PUNTULAND KUMA QADAYSO HADII DAWLAD LA WAAYO .SABABTOO AH MAR HORAY KA TASHATAY .IN XAMAR LOO BAAHDO.RAMDAAN KARIIIIM

  8. Muqdisho and hargaysa weye 2 city ee somalia oo manta wada hadlikaraan bal. Adiga city laimow tulada garowe layirahdo xafad hargaysa katirsan aya ka weyn kana qurxoon iskaba daye muqdisho ina la tartarte nin magalo laha tartamo ama fantamo adeer locationa haysataaa oo magac ubixisay lkn magalo istiratiji ah malihiid bosaso ooo marso marki lagaro umada kunool ay kawada cararaan qoraxda jirta awogeed moye ma melkasla haystaa mise bargal iyo calula iyo qardha big city inha kuwasa magalo utaqanan miyaa adeer wadan kala wanagsane adoo garowe so arag ya hargaysa kuso bara ya burco kuso bara ya berbera kusobara ya borama kuso bara ya. Lughaya kuso bara. Ani bargal iyo melo an jirin oo uu farole shala magacabay ila imoow heeee. Duli batahay indho xiraaan 2 gobol ooo qalalan mesha la fadhi adeer marso marki lagaro kulelka kaqax xaga bax ayad ubixiseeen ma mel sasa lagu nolankaraaa alow ale maxa lax walba iska hadashaaaa dhabayaco

  9. Ina saan uhadleso wa lafilayay wayo hora lo ogaa raginu iyo dumarkina wa iskumid xaga hadalka warya majerten hadu awood leyahay sool sang cayn kaman qabsadeeen oo xoog ogaman qabdadeen majerten hadu awood leyahay. Sacadka galkacyo qasayo aye ka sifen lahayeen. Lkn awood oo waxad ledihiin afka ah wlh eee majerten dhabarka aye xabada oga dhacda taas wa tan lainkuyaqaaano. Marka waxba sidi dumarka hau fantamiin nin dhulkisi lahesto faan uma eko mudug ilaaa sool sanaag aya lagahestaaa manta marka somali cid dhul laga hesta adiga manta kajiro kismayo ceer ba xabad kaga so sareen war melkasta laga saray marka 2 tulo oo gubatay oo qalalan oo dhagaxa laga cuno wa bosaso iyo garowe kuwaas cidi kugu iman mayso oo waba dhul qalalan marna sxb intadan fantamin bal dhulkada xoreso isaaq iyo hawiye dhuuul lagamahesteen iyaka dhul hestane. Tankale adunka iaqonsan wa adiga lehee mahiga ooo nag majerten ah qaba in aqonsaan faroole aya nagta kudaray mahiga suuu wax ogahelo lkn halka. Is dhigten aya talaan jareerka sanka arkay le hadiba uu gabadh inkaqabo wa ayandarooo misna ad kufanesaaa war wad dulowdene wax isulaharaaa ooo ragina iyo dumarka isku hadalka ahi kaalasaraa oo sidi raga uhadla lee ha caytamineee

  10. SHAAFI says:

    TALOW SAYLADII RAGA EE BOOSAASO ,GAALKACYO GAROOWE. IYO DHAMAAN PUNTLAND MA XIRANTEY
    MISE BAAYE. AA LAGAA DHARGEY. DHIB MALE BAL XAMAR IYO BAANTUUGA AAD ISKU HEYBTA SHEEGANEYSID TIJAABI. ADIGA IYO SANGAALE WAAD IS TAQAANAAN KOLEYBA
    INTAAS BAAN HOR ILAAHEY GEEYSTEY

  11. irir dhabe says:

    habar iyo odaygi rabaa ha iska hadlo lkn waxan u sheegaya puntland ayaa somalia laxakuma waxa aan rabno ayaa ka soconaya meesha dadka kalena waa dad la’leeyahay,lkn waxaas oo dhan waxa la arkaya 20days kadib,sababtuna waxay tahay majeerteen awood muuqata ayay haystaan waana puntland caalamkuna aqoonsanyahy,xamar oo bahala galeen ah miyaa lagu gorgortamaya oo qofka meel haysto ilayn cabdiwali gaas ayaaba qayb haystee kkkkkkkkkkkkk,qolada isaaq ama dir hadba meel isku qaada oo wax aan jirin sheegta lakiin waxan isaaq u sheegaya yaa ka taagdaran oo uu taageeraya,mida kale ma isaaqba hawiye wax tari kara isagaaba tiisu haysataaye walahi waa ayaan daro waliba waxay ila tahay in hawiye loo gafay,arinka kale dadka waxan u sheegaya muqdisho ninki caqli iyo siyaasad la yimaada ayaa xakumaya,cuqdad.com waligiin ciil iyo cadaab ayaa qabaysaan majeerteena waa dushiina ama qayli ama qarax

  12. Wax garad says:

    Lols waa ramadaan qudhaydu ku fogaan mayee ragii horaa yiri nin ku sooray nin dheh nin nin kale kaa sorayna nin dhaaf dheh marka inta hadashay waxaan leyahay nin guri kale wax ka mamulaya waaba nin dhaaf marka baaye aan nin kugu darno kolay meshaad jogto la iskama guursado e welcome.

  13. djiboutian says:

    Somalilandr wad mahadsantahay huno illaah waxan ka baryaya bel weynti irirsamaale inu. Muixbo isugasho. Hadanunahay walalahayaga rer komfur. Aad iyo aad ayanu u jecelnahay oo dhibkoda oga danqanaa. Inti an u gurmankarnay de wanu ugurmahay ilaaah ha gulesyo madaxwenaha xilka inu kusolabtoo mandiqada. Somalia belweynta hawiye ine. Madaxwenaha ku gulestaan ayanu. Rajaynayna walalo marka rer somaliland tagera walalihiiin. Rer komfuur wa hilib kayagii oo naga fooge. Wan oyaa wlh marki xamar wax ka dhacaaaan viva hawiye and dir jibouti dir somaliland aloow isukeeen. Amiin amiiin amiiiin somalidakale faraha hakalabaxaaan. Irirsamalaale. Isracayay

  14. Landergirl. Wad saxantahay ruuntad kahadashaay majerteen xamar waxba kama ahaaan ayaka is qasabayaaan eee lagama jeclo xamar wlh sidi farmajo lo tagero majerteen walaga yasaaa muqdisho shacabko dhaan aya naceeb sida amxarada okala lo nacebyahay marka qanjiraweynahan majerteen wu is cebenaya moyeee meshaan tano kajarimayo tankale hadunahay SOMALINLANDER. Hawiye or dir aya u ogolnahay jagada madaxwenaha isha allaah. Iriisamaaale so labakacleee faqashtaaa sidi 1991 kii aya lo fulayaaa mar dhoow xamar hakuso yacanee shiib u dheh hawiyoow janiskaan yu in dhafiiiin quwada somalia wa muqdisho iyo hargaysa. Marka rer faqash tuloyinkoda nabad haugu noladaaan lkn muqdisho iyo hargaysa lakiyaa ineee darbiyada ka mayraan aya lo ogolyahay viva iriirsamaaale.

  15. Dahir Mohamed says:

    Madaxwaynaha,DFKM ah,mudane shiekh shariif,waagi baa ku beryey,shaki kuma jiro in dadka oo dhan,ay jecelyihiin,xilka madaxwaynanimo,waxaase shariifko hilmaamay,in shirkii Jabuuti,iska,mar horaba ay beesha caalmku,ay u diyaarisay,in uu jagadaasi qabto,markii la siiyey,in ka badan 250,mudane oo uu isgo soo xulo,tii ayaa weli madaxiisa ka guuxaysa.xiligo xilgii ma aha.mudane madaxwaynaha DFKG ah,marakan,way adagtahay,sida aad dib ugo soo noqoto,waxaba qiiq ha isko qarin,somalia way ka raysan,maamulkaaga ay haraysay musuqmaasuq,iyo lunsasho hantidii yarayd ee umadda ka dhexaysay,wax alla wixii dhacay ee musuqmaasuq ah,adiga ayaa ka mas’uul ah,xataa haddi ay,cid kale kula wadaagto,waayo,adiga ayaa haya mas’uuliyada ugo wayn ee dalka.soomaalido haddi ay inaba damiir leedahay,marna kuuma dhiibi doonaan,jagadasi,aad u mugwayn,una baahan,daacadnimo iyo aqoon maamul siyaasadeed,waxaad tahay madaxwayne ,ruuxii ka soo duday,ama ka baxay shirkii Nairobi,taasi waxa ay muujinaysa,waxa aad rabtid haad wayso,in aad caroonayso,oo danntaado,ay kaala wayntahay,tan qaranka somalia.bal la arki doonee wixii ka soo baxa doorasha soo socota.

  16. landergirl says:

    waar yaadhaheen waa bil rabadaan oo dembi doonimaayo laakiin wax yaalada qaar way kaaga hadal siinayaan waxaan aad ula yaabaa caqli xumada iyo hunguri weynaanta ay isku darsadeen reerkaa majeerteen bal miyaad aragteen hawiye amaba irirsamaale doonaya inay baassaso maamulaan oo idinla munaafacadsadaan maxaa la idika siyaa guriga hawiye ee aad ugu meeraysaan maad faraha kala baxdaan guriga irrsamaale shiikh sharif dee gurigiisii buu maamulayaa sidaad idinkuba u maamulaysaan guriga majeerteen waar walaalayaalow la is baray reerkii irirna soo jeesay goaana waxay ku gaadheen inaan daarood dambe gurigooda maamulin markaa tuulooyinkiina aaminsada oo faraa kala baxa dhulkayaga viva dir iyo hawiye muqdisho jabuuti iyo hargeysa rag baa iska lehe tuulooyinkiina aaminsada la isku soo dhigaye

  17. Garoowe says:

    Waa arrin laga naxo waxyaaabaha uu samaaynayo shiikh shariif waayo xiligii doorashada ayaa taagan ninka yeelaya 12 maalmood ama ka yar wariirka koowaad ma nin waalan ba? haddiise uu awood qabiil u isticmaalayo war baahintii qaran waxaa cadaanaaysa in Xamar aan la aamini doonin inaay noqoto casimad somali waayo waa loo siman yaahy war baahinta qaranka dhamaan musharixiintu waa siman yihiin nina awood sharci ah uma yeelanayo ilaa mid qabiil mooyaane. madaxweeyahana waa laysu wada sharixi karaa lkn haddii aay rag doonayaan in bur bur horleh aay bilaabaan waa ciddii looga futo xumaadaa.

Leave a Reply