Madaxweynaha Dowlada Puntland Faroole oo ku soo laabtey Garowe
August 7, 2012 // Warar SomaaliMadaxweynaha Dowaldda Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Farole ayaa maanta dib ugu soo laabtey magaalada Garowe caasimada Puntland kadib safari uu afar maalmood uu kaga maqnaa dhinaca Nairobi oo kulan ku lahaayeen saxiixayaasha qorshaha nabada Somalia.

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Gen.Cabdisamad Cali Shire ,wasiirada xukuumadda ,qaar kamida mudanayaasha Barlamanka ururada haweenka iyo dadweyne kale ayaa ku soo dhaweeyey Garoonka dyaaradaha Muqdisho madaxweynaha.
Madaxweyne Cabdiraxman Maxamed ayaa sheegey in safarkii Nairobi iyo kulankii uu la qaatey masuuliyiinta Somalida kala duwan uu ku soo dhamaadey guul ,waxana uu mar labaad rajo fiican mid laga qabo ku tilmaamey dhamaystirksa xiliga KMG-ah.
Xildhibaanada DF Somalia sida uu sheegey madaxweynuhu la doonayaa in lagu soo gudbiyo magacyadooda shan maalmood ee fooda inagu soo haysaa waxana uu cadeeyey in muran iyo dodo badan kadib la isku afgartey sidii loo dhamayn lahaa hawlaha ka harsan RoadMapka.
Sidoo kale madaxweynaha waxa siisey warbixin kooban oo ku saabsan xaaladihii ugu danbeeyey ee dalka kuxigeenka Gen.Cabdisamad Cali Shire.



Great leader
Welcome back mr pres… Hurumarka puntland allaha siyaadiyo wa best place in somalia oo kala danbayn ka jirto iyo cadaalad qashinka iska hunqacaya web comment ga ka bixinayana camassiir aan, nolo iyo nabad midna garanayn oo cadaw ah ba buuxa, maxayse yihin monkeys aan human lagu shegi karin marka tiina ka taliya marka hore, puntland wa dad nabad iyo nolol haysta melaha sucide ku jira dadkana ku mashquula horumarkooda, intad sucide u wada dhamanaysan monkeys kkk puntland cadawgeda cagta hoosteda ayan leyahay viva puntland
Waar odaygan wuu isku dhex yaacay hadii cirka dayax gacmeed maraykanku u diro waxuu odhanayaa ii soo raadiya telefonka obama puntland raali kama aha hadii boqorada ingiriisku london xaflad ku qabato punland lama soo ogaysiin dalka jamhuuriyada somaliland iyo dalka soomaaliya madaxwenayaashoodu haday wada hadlaan isagoo maamul goboleeda wuu isku dhererinayaa odaygu wuu waashay wax xidhxidha oo ayuutadii islaamaha australia u uruurin iray ku celiya miyaanu haysan.
faroole umadiina waa isku diray lacgtiina waa xaday airporka gawoone dhisan waa amaankii farahuu ka baxay xataa qofkii ladilo utacsiyaan maayo haduu shacab yahay iyo haduu dawlada yahayba shaki weeyn waxaa laga qabaa inuu isagu dadka laayo
WoOoooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooooo jaaleooooooo jaale madaxweyne soo dhawoow welcome home to capital garowe u a hero!!!!!!!!!! Noolow madaale waligaa hadhicin he’s great leader!!