Madaxweynaha Puntland oo aan ka qaybgelin caleema saarka Xasan Sheekh Maxamuud
September 16, 2012 // Warar SomaaliXaflad caleema saarka madaxweynaha cusub ee Somalia ayaa maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho, iyadoo ay kasoo qayb galeen madax badan oo ka tirsan dowladaha deriska iyo qaar kale oo kamida kuwa caalamka.
Dowlada Puntland ayaa iyadu ka qayb galin caleema saarkan, waxaana qorshaha markii hore uu ahaa inuu Muqdisho tago Madaxweynaha Puntland Abdirahman Sheekh Maxamed Faroole, balse ma suurta gelin inuu goob joog ka ahaado caleema saarka madaxweynaha cusub.
Sababta keentay in Faroole uusan Muqdisho u bakhoolin ayaa loo aaneynayaa iyadoo loo sheegay qaabka uu noqon doona Paratakoolkiisa, taas oo aan qancin madaxweynaha.
Illo Muqdisho ku sugan ayaa noo xaqiijiyey in madaxweyne Faroole uusan u baaqan xaalad dhanka amaanka ah, balse ay jirtay isagoo lagu wargeliyey inuu uga soo qayb galo xaflada si caadi ah, iyadoo aan loo balan qaadin inuu hadalka qaadan doono, iyo halka uu ka fariisan doono madasha caleema saarka.
Dhanka kale Madaxweynaha Puntland wuxuu si weyn ugu dedaalayaa inuu Xasan Sheekh Maxamuud ka dhaadhicyo sidii Prof. Abdirazaak Juurile ugu xulan lahaa jagada R/wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Somaalia.
Faroole iyo Xildhibaan Juurile waxay saaxiibo noqdeen billihii u dambeeyey ee dhamaadkii dowladii hore, waxayna dejisteen qorshe isku garab taagan yihiin, hadii Prof. Juurile noqdo wasiirka koowaad markaas maamulka Puntland wuxuu danaynayaa inuu ka faaiideysto balan qaadyo hore iyo mashaariic ay bixinayso EU oo dowlada Talyaaniga ay maalgelinayso.
Puntland News-24



faroole waa waxgarad!!! reerbari waxee dhahaan boowe biri waa bodaa! marka hadhaho asaga boowe aakulatahay% kkkkkkkkkk harti ninaan aqoon baa hadal ka qaarkiis yirahdo! waa niman hadee rabaan washington harcad qabsan karo !!!!!! viva puntland viva calisaleban%%%
Waxan u mahadcelinaya madaxweyne dr:faroole waana taageersanahy %100 waxana u sheegaya dadka qaarkiis inay caadifad xumo aysan qaadin faroole wuxu inu somaali weyn xaqeena inooga so dhiciyo idinkuna isaga ku jeesateen marka runta laga hadlo. faroole wa nin geesi ah waana halyeey waxad ogaan doontaan marku kursiga baneeyo marka waxan ka codsanayaa umada reer puntland inay taageeraan madaxweynahooda maanta somali o dhan waxay jeceshahy puntland inay burburto marka waxa lo baahanyhy inay midaysnaano.waana mhdsantihin
Waan taageersanahay madaxweenaha dalka puntland ee madaxa banaan. Fadlan hala taageero Dr C/ raxmaan Maxamed Faroole president of Puntland.
Illaahay cadowgiisa cagtiisa kahoosmari, iyo wixii cuqdad qaba, anagu hadaannahay reer Garoowe waxaan leenahay Faroole isasoosharax marlabaad waan kuubaahannahayeeeeeey!!!
Madaxweyne Faroole:waa uu ku saxnaa haddii uu ka baaqday caleema saarka madaxweynaha cusub,maxaa yeelay isagoon laba cisho ka soo wareegin doorashadiisii ayaa qarax lagu soo dhaweeyay,marka Faroole xaggee joogaa,
marka reerku waa libaax marabi manoqdo,!!!!!!!!.
Puntland:intay doonto ha le’ekaato,dadkeedii baa haysta,oo uma ay baahna mooryaan aan waxba cafiyayn,puntland dadka ku dhadhabayoow,idinku isasaxa,oo is garwaaqsada,kana fiirsada waxa aad samaynasaan,kii ladoortaba,idinkuu idin cajabin la’yahay oo qarax u maleegaya.
Faroole iyo reer puntland baad ku qarowdaane,
goormaad isgarwaaqsan doontaan galinba waa cayne.
Bililiqo inaad raadisaan kama gaboowdaane,
guryihiina dumay eega iyo diifta idin saaran.
Faroole iyo dadkiisaas tashaday oo heer walbaba gaaray,waxba haw durbaan tumina way idinka quusteene.
Aad baan ugu xumahay in aad soo gelisaan. Sawir lugu caayaayo madaxweynaha puntland. Puntland iyo madaxdeeda ha ku mashqiilina. Hadaad cidwax ka sheegaysaan kor u kaca oo dadka xamar joogah iyo dadka hargaysa joogah oo rabah in ay puntland burburiyaan wax ka sheega. Ha ku soo noqonina gurigiina in aad dacaayid iyo barabugaado ka fidisaan.
somliya waa dal buruburay darhiiso kaliya ma burburine xataa dadkiisa garshado burburtay , faroole waa inu ku dadaala inay somliya cagheeda isku taagto inu maslaxdaa beeshiisa kaliya eego mahaa gool baan garanay mar haday dawlado federaal tahay marka nin walbaa gobolkiisa ha maamusho , madxwynaha cusubna halaga warsugu bal wuxuu la shir tago
Asc dhaman akhyaarta faroole way udhamantay wakhtigan dalka waxaa kadhalatay dawlad rasmi ah markas faroole cid ubaahan majirto hadii uu xamar imaan lahaan shacabka ayuu kamid noqon lahaa darajo kabadana mahaleen qoladiinan mj ee halkan wax ku soqoray waxba kamaydan hadlin faroole isma waali karo talaabo cad baa laga qaadaya midakale cidaan saxeex kasidan dawlada dhexe garowe matagi karto taas lasocda
according to the world health org survey:99/ somalian pple are mentaly ill.98/ are racist divided by tribelism.97/ are uneducated ignorant.96/ are theifs and currupted pple.95/ are jealous of each other.94/ are abusive and dirty moth pple.93/ killers.92/ uses religion to do their evil deeds.91/hate each other for tribe reason.90/ are confused pple.89/ they dont listen.87/they just talk and dont make sense.86/ they copy each other is business or politics.somlia when are you gonna change and be a true good muslim. why you guys always abusing each other and your leaders. why why:)
asc.
salan sare dhamaan waxan anigu qabaa wax la rabaa qaraan in la heelo lana so ceeliyo kamaaradii iyo jirtaankii ummada somaliyed ina ka daayaa qabiilka iyo qof jecelkaa aduunu meeshu marayo hala firiyo mantaa hasan iyo faroole waan iska tegi doonaan malin uun lakiin dalkii away
Dr Farole, we are all with you and with Puntland,unshakable and unchangeable, we do not accept the name: FEDERAL, as it is a dirty name out of character, we only accept the name: United States of Somalia. Do you know the Arabic language as a whole is from somali Darood language that existed before the Red Sea!!!!!!!.
thanks
W.Kh.
Look at Mr.Faroole’s face, the guy looks like a 1st class “hitman” or a “torped”, KKKKKk!
WAA SALAAMANTIHIIN DHAMAANTIIN MEESHAAN WAXAAN FARTA UGU QORAAYAA NIMANKA MAXAMUUD SALEEBAAN EE KU GORGORTAMA PUNTLAND OO HAD IYO JEER SHEEGA PUNTLAND WAXAY AYSAN LA QABIN SIIYASADIINII WAA ARAGTAAN SOOMALI OO DHAN BAA IS RAACADY MASLAXADII SIIYADADA PUNTLAAND OO FAASHILA GOOB JOOG BAANU KA AYAAHN 60 WASIRO QARIBAN OO 4 SANO IYO SIYAADO WAX AY KEENEEN LA MA ARKO SACABKA FAROOLE BUU BAARLAMANKII KU SOO URURURAY MARKA SIYAASADII 1960 BAY WADAAN MAXAMUD SALBEENAKU MABA OGA IN LA JOOGO 2012 WAXAA TAASI KUU CADAYNAYSA KURAASTA BAARLAMAANKA MAANTA WAXAY HELEEN 6 KURSI MEESHA LEELKASE AY HAYSTAAN 3 WARSANGELI 5 MAREEXAAN 14 WAXAA XASUUSMUDAN 1960 BARDIR OO AH JILIB KA MIDA CISMAAN MAXUD WAXAY HAYSTEEN 15 KURI BAARLAMAANKA MARKA MAANTA WAXAAN KA DAAWANAY CEEBTII KU DHACDAY WIILKII YARAA EE XAMAR JOOGAY OO TOLKA WAAYEY ANAGA OOG IN DHAQAALAH PUNTLAND LA GEEEYO BANGIYO KU YAAL DUBAI ISGANA CIIL ALAA BADAY ILEEN DADKUU KA DHASHAY BAA AH FAROOLE IYO WAX LAMIDDA 30 COD BUU KU HELAY ILEEN WAABA ISKA DAYNLAHAA HADUU OGAAN LAHAAYE MEESHA DADKII LOO BAAHNAA MA JOOGAAN FERDERLKA IYO PUNTLANDBA MEESHAAD FAROOLOW GAARTO MIRO KA SOO GOOSO PUNTLAND GAROOWE BAAD KU LEEADAY ANAGAA KU CAASUMAYNA FEDERALKA INAY TIMAADO MEESHAAN HADII AAD AAMUSI WEYDONA AFKII WALIINJADAA LAGAAGA KAADINAAYAA ILEEN MAANAT WAX AAD NOO HAYSO MA JIRAAN SIYAASADII BANANKA WAA ARAGNAY TII GUDAHA PUNTLABNDA WAA ADIGII KA DHAMAN WAYAYA LABADADA WIIL IYO AARAN JAAN IYO WASIIRADII MEESHA AAD KU ILAASHAN KELYA JIRATAY OO AAD HADBA NOO KAL CASCASAYNAYSO CASHO GEELE OO AH QOFTA KELIAY EE TIRI LACAG BAAN U HAYAA PUNTLAND AY DADKEEDU LEEYIHIIN NA WAAD CAYRISAY MALAHA ADAA CEEBI KUGU SOOSOCOTAA WAR DEE MEESHA C/LAAHI MAALINKUU TEGAAEY QASNADA XOOLO LOOGIMA TEGIN CADENA SAASOO KALE UUU AHAA ADINA WAXAA LAGAA FILAAYAA INAAY RAGAASI KUU SAHLEEN DARIIQOODII HUFNAAA CAASHO TAARIIKH DAA XUSI DOONAT WAAYO 3DEXDA MADAXWEYNA ANIGI NOLOSHAYDA KAMA MAQALA DADKA PUNTLAND BAA WAXAAS LEH OO LOO HAYAAA TAASAYNA KU QAADANAYSAA HUFNAANTA AY KU WEYDAY BOOSAKEEDA ARINTA KALE ILAAM IS MA QABATAANE MAXUD SALEBAN WAXAD TIHIIN DADKU FASHILAMAY SIYAASAD SOMALIYA PUNTLAND MARKA DAAROOD DHEXDIISNA WAAD KALA FOGEEYSEEN MEESHAAD REERKA KU FURTAAN AAN ARAGNO WAANSE IDIN DHAWRAYNAA IANAT MEEL KA SOOD AHLalaysaan waxkasatan hinaasihiinii baaa ku lifaaqan
asc dhamaan madaxweyne faroole waa ku saxsan yahay inusan tagin muqdisha mar hadi uusan ka helin casumad dhab ah oo amaankisa lagu sugaayo
madaxweyne faroole waad ku saxsan tahay inaadan aadin meeshaas bahalgaleenka ah ee xamar ah dadka meesha ku nool dad lala dhaqmi karo ma aha tarsan midka ladhahayo ayaa mudaaharaad isku diyaariyey asaaga iyo habraha xaafada marka waad kareysay ma aadan aadin madaxweyno ku dhax jiro taangi amisom inaad lakulan tid ma aha adigoo dhul nabad ah ka talisid farool geesi waaye nin goaan leh madaxweyno farool guul baan kuu rajeynayaa
Wadani, & Gacaliye, Poor Minded iga dheh, waar Dr Faroole uma joojinaayo Wiilkaan ku cusub Siyaasada oo aan xataa soo marin Guddomiye Degmo ee 1 mar ku soo boodyay Madaxweyne, DR Faroole wuxuu ka taliyaa 7 Gobol, Hassan Shiikh waxa ilaaliya Ciidamo Ugaandhees iyo Burundi ah, isga ayaaba sigtay oo la isku Qarxiyey.
Dr Faroole waa ninkii Dejiyey Dastuurka Federalka Somalia, Halkaas oo ku Qoran in laga doodi doono Meesha Noqoneysa Caasimada Somalia. Dr Faroole waa wiil Hoog, sidii Ex Presdident Abdulahi Yusuf uu dhulka ugu jiiday, ayuu dhulka ugu jiidayaa waxan Doorosho ku sheeka ee Parlamanka Musuq Maasuqa meeran ay dhaleen
Faroole wuu ku saxan yahay inuusan tegin xaflad ay hareeyen cilado baratakool ma ahayn mid madaxda aduunka oga soo qeybgaleen sidii loo baahnaa, iyo dadaalkii loo baahnaa oo aanan lagu bixinin casumaadda madaxda aduunka, Ra’isulwasaaraha Ethiopia Hailemariam Desileg ayaanan la siinin maamuuskii loo baahnaa, iyadoo kolkii madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele soo istaagay muusig, sacab iyo sare joog lagu soo dhaweeyey, taasi oo ahayd mid uu u qalmay mudnaase balse aanan ahayn mid ku haboon madasha la joogey maadaamaa madaxda kale ee dalalka Soomaaliya saaxiibka la ah aanan sidaasi loo samaynin, keenina karta cuqdad nafsi iyo shaki cusub oo aanan loo baahnayn, Madaxdii ka socotey wadamada qaar sida jaamacadda Carabta ayay madaxdii Soomaaliyeed ee hadashay si joogto ah u hilmaamayeen xusitaanka magacyadooda, iyadoo ergeyga Qaramada Midoobey Augustina Mahiga isaga gabi ahaanba la hilmaamay in la xuso magaciisa.
Laakiin ciladdii ugu weyneyd ee xagga baratakoolka ee meesha ka dhacday ayaa waxa ay ahayd markii ay dhamaatay munaasabadda oo ay kasoo qeybgalayaasha illinka isku qaadeen, kuraastiina ka kaceen iyada oo marti sharaftii aduunka ka socotay ay wali fadhiyeen kuraastoodii, iyo waliba madaxdii Soomaaliyeed ee martida loo ahaa ay iyaga koow baxeen, madaxdii kalana hoolka oga tageen iyagoo wali fadhiya.
Waxaana laga yaabaa in isla sababtani ay tahay tan President Faroole, Kenya, iyo madax badan oga soo qeybgali waayeen munaasabadani muhiimka ahayd
Waa ku sugay allaylehe- waayo? wuu ku karaama seegi lahaa isaga iyo magaca PUNTLAND waa lagu bahdili lahaa.
Rag rag dhalay iga dheh!!!!
Igu ogaada nimaankaa xamar fadhiyaa wanaag ka imaanayaa inaanu jirin, oo meel iiga qora!!! Magaca PUNTLAND waaba waxa ay la dhimaynaan oo maqli kari la,yihiin!!!
Waa taageerayaa Faroole meeshaas waa lagu bahdili lahaa, Faroole waa statesman. Noolow Faroole
Asc dhamaan waxgaradka somaliyeed sln kadib faroole waa qof waalan dadtiisa iyo midkale garan maayo somali dadteeda weygaratay ee fidno iyo bur burinta reer pukeland wey dhamaatay hadaad naga go daane waa arin inoo wanaagsan ee idinka ayaan idiin sugeynaa inaad naga go daan
dhamaantiis soomaali xilligeedii nool baad tihiin. weligiin iscaaya oo ishuruufa oo markaad isu timaaddaan sidii eeyadii isugu soo booda. nacala tollaahi caleykum aan damiir laheen. Dalkiinii oo kumanyaal sawaaxili ah lagu soo gurey aad weli is caayeysaan oo faroolaa kan ah iyo fidhikhaa tan ah leedihiin. war ordayoo isla yaaba qaxootiyahay gudo iyo dibadba lagu masruufo.
Mr. Faroole wuxuu u ekaaday habar gaboowday oo masayr indha tiray, duf kubax KKKKKk!
WALEE WAA HALYEEY madaxweyne Faroole, si fiican ayuu u sameeyey mar haduu diiday inuu aado Xamar
Haddii nimanka Hawiye ee Xamar jooga ma rabaan dowlad. Warar Xamar waxay noo sheegeen in Hawiye oo dhan ay isu diyaariyeen inay Faroole uga hor tagaan Garoondka diyaaradaha, iyagoo burar iyo julo iyo mindiyo wata. Waa yaab walaahay,
Sidee Soomaali la isugu keeni hadii Xamar la isu diidayo, oo weli madxdii Puntland loo diidayo?
Waxay ku tashteen inay dagaal kala hortagaan Faroole markuu Xamar yimaado, xataa inay dilaan si kasta ha u maraan. Ilaahay ha xafido madaxweyne Faroole, oo welib dareensiiyey waxa Muqdisho uga horeeyo
Somalia dowlada kama soo socoto, Puntland ha ka tashato.
waa nin raga oo 2xiniyooda mar hadu udirey wasiro faroolwe wa islaka weyanayhey magaca uyalka fadiya muqdisho noolow ale ha ku dhayo mudane madaxweyne
isagay sharaf u aheed inuu shaqaalaha daba fadhiistowaayo iasaguba waa badhasabka gobalka bari ee maaha inuu hami waali ahi galo isagoo badhasab ah ayuu doonayaa inuu ag fadhiisto madaxweynayaal waxuu ceebaynayaa dawladnimada somaliya .
faroole waa wax garad ilahaw daa wlhy waa nin karmeed Nimanka dagan casimada kumeel gaarka ah meel ayuu marsiiyay
waa arin fiican maaha inuu is ceebeyo meeshaas oo kale xoghaye ayaa loo diraa