Madaxweyne Sheikh Shariif oo ka soo carooday shir lixda saxiixe uga socday Nairobi
August 5, 2012 // Warar SomaaliKadib khilaafaad soo dhex galay madaxda Soomaalida oo maalintii labaad uu Nairobi uga socday shirkii saxiixayaasha Roadmapka, maalin kadib markii ay la kulmeen Hillary Clinton ayaa madaxweynaha Soomaaliya uu ka baxay shirka.
Madaxweynaha ayaa u duulay magaalada Muqdisho, kadib markii ay fashilmeen dadaalo lagu soo celinayo oo uu waday ergayga qarmada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya Augustin Mahiga.
Waraku waxay sheegayaan khilaafka soo kala dhexgalay masuuliyiintan ay sabab u tahay xubnaha ururka ehle suna waljemeeca taas oo lagu ee deeyey in madaxweyne shariif inuu saxiixa kursiga ASWJ u wato masuul ay isku beel yihiin iskuna siyaasad yihiin. taasoo ay ganafka ku dhufteen garabka kale ee ASWJ.
Dhanka kale Waxaana si caadi ah uga soconaya hotelka Panari ee magaalada Nairobi, kadib markii halkaas uu isaga baxay madaxweynaha shirkii ay lahaayeen madaxda Soomaalidu.
Saxiixayaasha kale ayaa ku adkaystay in shirku sidiisii uu sii socdo kadib markii uu halkaas isaga baxay madaxweynahu.
Waxaana arrintan ay ku soo beegantay maalin kadib markii uu buuq ku dhawaaday gacan ka hadal uu ku dhex maray goobtii ay Hillary Clinton kula kulmaysay madaxda Soomaalida, labo masuul oo kala matalaysay ururka Ahlu Sunna, isla markaana isku qabsaday kursigii loo qoondeeyay ururkaas.



Asc marka hore waxa. Ushegaya mamulka khatuma state inu mardambe kulaban mamulka puntland wayo. Puntland wa mamul ka shaqeyaaa su darood ukala qebinlahaa wuna kala qebiyay. Kow marexaan iyo majerteen isma rabaaan 2 dhulbahante iyo majerteen ismaraban 3 ogadeen iyo majerteen ismarabaaan 4. Lelkase iyo majerten ismarabaan 5 warsangali iyo majerteen ismaraaabn bal suasha is wedinta mudan waxa weye. Intaso belod miya wada qadaan ama besha majerteen ba qaldaan wayo darood oo idil majerteen. Way ka goeen anako ah ogadenia majerteen tu nagu sameyay wa ogtihiin oo cadowga amxaarka ah ayu naga gada intu na ga qabqabto bosaso taas dad walala maisku sameyaan wa sualle wlh hawiyaha ayako is dila is cuna bay markay arkaaan darood ama majerteen way isracaaan oo way isuhiliyaaan hawiye wuxu ka wada simanyahay nacebka majerteen . 22 sano. Oo dalka burbursana beweynta darood. Wax odayaal ah oo. Layirahdo odayasha be sha darood may jirin hawiye ayako is layo bay samesteen odayaal iskudhaf ah oo loguyero odayasha besha hawiye. Hawiye wa dad isku dubaan oo wilkoda ah amxaar uma shibaaan. Lkn majeerten wuxu besha darood ka dhex sameyay si lo midobikaro maleh. Awal ogadeen bu gatay mantana dhulbahante ayu gadan rabaaa marexaaan ba karayay ooo goni ka ah usan utagikariin manta marka dhulbahantoow dantina wixi in wado racaa ama hargaysa ama. Muqdisho meshi maslaxadina kujirto taga lkn garowe ka fogada wa mesha cadowga darood daganyahay
TO RER PUNTLAND aderayaal anaku hadunahay dhulbahante majetteen asxaan inomu sameen abalna nomu gaalin marka majerteen iyo hawiye wa isimanyihiin manta waliba hawiyaa. So dhaweyyn iyo tageero buxda kahelay wlh iyo wax anan kafileen ba xamar kalakulmay marka muqdisho iyo garowe muqdisha. Abaal igashay asxana uhayaa manta dantayda xamar baytalaa walalyaal rer majerteen ano isdaynooo. Cadowga isaaq iyo majerteen wa I 2 cadow manta lkn ilaaha iyo somalidakala ilajiraaan 3 dayda gobool wan xoresaaan isha allaaah. Waxana mahad iyo abaal u celinayaa dhamaan shacabka muqdisha iyo siyasiyinta belweynta hawiye wlh makafileen wajiga wanagsaan ay natuseen jazakalahuuu. Ya rer muqdisho iyo sheikh shariif alaha in dhowro khatuuma guuuul isha llaah garowe. Anu isnabadgalino jar banunahay an jarnimada ilalino iyo somalinimada kaliyaa wax harti layirahda majiraan manta warkas qurafaad iyo wax odayashi hore samesteen ayu ahaa ee harti wax layiraahda majiraan mana jiridondo just darood ismaciiil ayanu wadanahay wac
puntland afka kala baxa oo iska celiya kuwa idin gumaysanaya ee guryihiina idinku haysta habrayahaw majeerteen idinka xishoonaya oo idin leh waa tol ayaad wax ka sheegi taqaaniiin lkn iska nacnacleeya labo kolayle cidna u jawaabi mayso.
Abdi.
Abdiyow inaadeer habaar waa dibad ee horta ha habaaramin Faroole Dhulbahante waxba u sooxulimaayo sababtoo ah isagu dhulbahante ma aha shuqula kuma laha ee waa nin Majeerteen ah gabolada SSC-na P/L ma joogto ee ina Khaatumaa joogta ina cadawgii P/L uga carartay ee ay ku dhiciwayday in ay kala soo noqota ayaa jooga.waxaanse adiga iyo inta kula caqliya ee Adeerkagan waal-waalanayaa ka mid yahayba idin odhan lahaa xaafadi xaafad kale waxay ugu tagtaa waa xasarad ee dhulkiina iyo dadkiina iimaansada oo dad tashaday oo danahooda raacday iskaga hadha.mar i dage alle hadago 2 jeer i dagana anysu dagay.gabay uu nin dhulbahte ah tiriyay baa wuxuu odhanaya.
Haadaa qabiil iyo ninkii hayb ku dhololaayow.
Ku hungownay Hartaan uga dhashiyo hodanka Daaroode.
Hoosaase iyo beena waa lay hadoodilaye.
waa inaan dib la isugu halayn wayna hodayaanee.
Abdiyow waxaan taa uga socdaa P/L anaag wax ku darsanay anagoo jibaysan oo doonayna in aanu wax wada qabsano,wixii dhib naga gaadhay iyo sabteedana dib ugu noqonmaayo oo ninkii ogina waa ogyahay nacasna loo sheegi maayo,sikastaba ha ahaatee dadkula siman in aad adiga iyo af-waliije caydaan oo aad tidhaahdaa anagaa metela KKKKKKKKKKKKKK waa war loo noqon.
Ina Abti, wax khaatumo la yiraahdo sharciyan ma jiraan adinko iska riyooda hadii aad rabtaan lakin hadii sharciga iyo xaqiiqda jirta la raaco gobolada SSC waxaa matasha Puntland madaxwaynaha puntlandna xaq ayuu u leeyahay in uu soo magacaabo issimada SSC..Odaygan shariifka kooxda uu soo gatay waa waxba kama jiraan.
Wale. Farole wa fidno katalis wa isaga leh barlamanka kahtuma iyo kan puntland ana so xulayo ooo farole ma isimada puntland iyo isimada khatuma ayu ka. Amar sareya wa suallee tasu wa mid iska horkeni donto belaha dega puntland iyo khatuma ee faroole wuxu garan wayay ba sheikh shariif gartay shariif oo. Anhen rer puntland ah ba karoon faroole xaqiqidii. Hadaba shala wuxu shariif oga caroday shirka waxu ahaa in faroole iyo gas ku heshiyeen in so xulida barlamanka belaha majerteen iyo dhulbahante iyo sawaqroon iyo lelkase iyo dhashishle intas barlamankodi in faroole uso xulo bay ku heshiyeen farole iyo gas lkn tasi dagal aya ka xigna hadanunahay khatuma wexena anaka xor uah majertena isimadoda uso xulayaan ee faroole iyo gas wa in daqada laga saraaaa viva. Isimada daroood
OOOOOOOOOOOh gooramaan ka baxaynaa shariif ilaa 20.08 ma sugi karno waa tuug iyo alshabaab iskujira..
Faroole in da house,kkkkkk hala adeeco amarka madaxweynaha wuxuu noo qoondeeyo iyo ciduu noo xulona hala ansaxiyo,maadaama uu yahay madaxweynaha xaqa ah ee aynu dooranay,wabilahi towfiiq
baarlamaanka soomaaliya waxaa soo xulaya isimada soomaaliyeed sida ay saxiixayaashu ku heshiiyeen,shirarkii garoowe iyo gaalkacayo iyo wiliba xamar faroole ma saxiixiisa ayuu ka hor imayaa?
soomaalidu hadday rajo iyo qarannimo rabaan waa inay kasoohorjeestaan qof kursiga isaga dhagan hadduu yahay madaxweetne iyo raysulwasaarae iyo mid baarlamaan waa in qofka siyaasigaa waa inuu tanaasul layimaadaa oo dadku aay soodoortaan ,maxaa loowaayay 22 sano qof kaliya oo siyaasiya oo kursiga dad weynaha si sharafa uga taga haddaba kursi iskudhjintu maahan mid soomaali iyo dawladnimo u horseedaysa waa mid kusii fogeynaysa qodaxda kujirta soomaali haddaba soomaalaay haddooran qofaan tanaasul lahayn haddii kale welle soomaali in ciribxumo u dambeen doontaa .salaama allah ..scww
runti dadkan mesha joga oo matalaya somalia mahan dad matali kara waxan ceeb ahayna uma keenayan dalka waxa ka dhab ah sidas oo midasta urabo in uu isagu noqdo madaxwayne hadafkooda ugu wayn wa in ay noqdan madaxwayne bes . wadaninimo iyo kuwan kala dher.
Waxaan ummadda reer Puntland usoo bandhigayaa in Faroole dacwad ka gudbiyey isimada beelaha kala ah:
1. Cali Saleebaan
2. Cali Jibraaiil
3. Siwaakhroon
4. Cumar Maxamuud
5. Ugaar Saleebaan
6. Dhammaan isimida Dhulbahante
7. Awrtable
8. Carab Saalax
Waxuuna ku dooday in asagu mas’uul ka yahay soo gudbinta xildhibaanada soo galaaya Baarlamaanka cusub. Arinani waxay keeni doontaa inay iska horyimaadaan beelaha iyo maamulka Faroole. Waxaa arintaas ku raacay Sahriif Sakiin, waxaase ka diiday Cabdiweli iyo Shiikh Shariif. Waa nasiib darro usoo hooyatay ummadda reer Puntland waayo halkii laga sugaayey in laga fakero horumarka dadka iyo dalka waxaa hadda lagu mashquulay iska horkeenka beelaha reer Puntland.