Sh. Shariif oo isku dayey inuu hor-istaago qabsoomida kulanka u horeeya ee xildhibaanada cusub

August 20, 2012   //   Warar Somaali

Warar aad loogu kalsoonaan karo ayaa sheegaaya in madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh shariif uu is hortaag ku sameeyey in aan la furi karin shirka ilaa lagu soo daro xildhibaanada harsan.

sheekh shariif ayaa liiska ka waayey  xildhibaanadii  uu isku halaynaayey in ay codka ay siindoonaan hadii uu iso soo sharaxo taas oo niyad jabweyn ku abuurtay rajadii uu qabay in uu markale noqdo madaxweynaha soomaaliya.

Waxaa shalay soo gaaray magaalada Muqdisho beesha caalamka kuwooda daneeya arimaha soomaaliya gaar ahaan kuwa sida tooska ah faraha ugula jira siyaasada soomaaliya ayaa waxay isku raaceen in aan gudiga farsamada soo xulida baarlamaanka howshooda loo madaxbanaaneeyo waxay niyada usoo dhistay gudigii madaxbanaana oo sii xoojiyey shaqadoodii (laba kaclayn).

Wararku waxay sheegayaan in gudiga  madaxbanaan iyo madaxweynuhu  ka dib markii  uu Madaxweynuhu si toos ah uga codsaday in lagu soo daro nimankii horay loo diiday baarlamaanka Cusub  gudiguna ay ku adkaystay in aan lagu soo darin laakiin lasoo dedejiyo cidii algu soo bedeilahaa.

Wixii ku soo kordha isha ku hay

 

 

COMMENTS

RSSComments (3)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. Dadki la ceshay oo gudiga farsamada isku shegayeen ay ceshen ha ogadaan wa ragii xamar lahaaa hadi la dido ogada xamar nabad kusexan maysaan mukulal minankeda jogta de miciyo libaxa aye ledahay meshu wa xamar ee mahan garowe or kismayo taas ogada rer faqash. Qanyare iyo xaran kunaax iyo sudiyalaxow wa ragiii. Somalia magaca kulahaaa oo laga baqijiraaay dee mahiga wu. Canantay gudiga farsamada ine so ceshaan ragaas calamki aya ka xumaday oo gudiga farsamada maxkad aya lasotagaya wayo raag adunka laga qadariyo ayee dambile yaal kushegeen deee anu aragno meshe wax marayaan iyo sida xamar lo jogilahaaaa. Viva walalhayaga ilmo irisamaaale guuuul iyo midnimo

  2. Ugu horayn alle ayaa mahad iskale allihii maantay suuro galiyey in ay kulmaan xubnihii baarlamaanka cusub ee dowlada cusub ee aanu rajaynayno in ay dhalato dhawaan haduu alle idmo waxaa kaloo amaan iyo bogaadin iyo hanbalyo mudan gudiga madaxa banaan oo runtii maantay kagalay taariikhda umada soomaaliyeed baal dahab ah waxaa iyana hanbalyo iyo amaan mudan golaha baarlamaanka cusub kaasoo runtii ay utaalo hawl aad u culus aana leenahay hawshaas culus alle hadiin fududeeyo abshirtana alle ha idin waa fajiyo macalinkii horena waxaan kula talinayaa waa shariif shiikh axmade macalin sumcad iyo baal cad oo somalinimo ah ayaa kuu diwaan gashan taariikh fiicana dalka waadku leedahay marka ha isaga shubin khad madoow iyo cirib xun

  3. Pland law firm says:

    Kkkkkkk kkkkkkk wlh wax xaq kushaqaynayaba nimankan gudiga ah ayaa jira ee sheekh ukaadi sidii waagii hore laguu wataa nin kale loo wataaye,wlh xamaasada mogadisho airport kasocota hadaad arki lahaydeen,soomaaliya ilaa madaxweyne,oday,mp,iyo caruur mahiga iyo amisom baa loo dacwoonayaa,ilaahow nabadbaadi,wabillaahi towfiiq

Leave a Reply