Madhinte waa ilaah Marxuum Calimursal Maxamuud gurey oo ku geeriyooday Seatlle(USA)
June 24, 2012 // OpinionInaa lilaahi wa inaa ilayhe raajicuun
Waxaa Magaalada Seatlle ee dalka Mareykanka ku geeriyooday 22-6-12 marxuum Calimursal Maxamuud Gurey oo ka mid ahaa Cuqaasha iyo waxgaradka ka muuqday guud USA Marxuumka oo xanuun kedis ah kusoo booday ayaa shaqaalaha Puntlandnews24 dhamaantood waxay u tacsiyeynayaa dhamaan Eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriday Marxuum Calimursal in ilaahay samir iyo iimaan idinka siiyo ilaahayna uu janatu fardowso ka waraabiyo aamiin aamiin.
Warbaahinta Puntlandnews24 waxay sigaar ah uga tacsiyeynaysaa gudoomiyaha PDF Uk Mudane Cabdiweli Maxamuud guray oo ay walaalo ahaayeen.



