Maleeshiyaad kasoo jeeda Galmudug oo weerartay garoonka diyaaradaha ee Gaalkacyo
February 21, 2012 // Warar SomaaliMaleeshiyaad hubaysan oo kasoo jeeda maamulka Galmudug ayaa maanta weeraro madaafiic ah kusoo qaaday garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo.
Weerarka ayaa dhacay xilli garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo ay joogeen diyaarado rakaab ah.
Taliyaha qaybta booliska gobolka Mudug Jaamac Maxamed Sandaqad oo saxaafadda kula hadlay magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa uu sheegay weerarka inuusan gaysan wax khasaare ah.
Waxaa uu sheegay ciidamada amaanka ee dowladda Puntland inay wadaan baaritaano ku’aadan weerarka dhacay,isagoona sheegay maamulka Puntland inuu tixgelinayo daganaanshaha gobolka Mudug,ayna qaadayaan tallaabo cad hadii ay weeraran oo kale sii socdaan.
Maamulka Galmudug oo qayb yar oo ka mid ah magaalada Gaalkacyo u ah caasimad ayaa wax go’aan ah kasoo saarin weerarada ay maleeshiyaad madax banaan ay kuso qaadaan garoonka diyaaradaha ee magaalada Gaalkacyo.
Puntlandnews24
Gaalkacyo.



xalimo intaad MAJERTEEN wax kasheegaysid dhiidhiibso, lugahaaga isugey oo huggaaga isasaar ayaan gudahaagga la”aragee.
War hawiye waana dhiben gortan dhulkayagi keenay nacalaa idinku yaaal surka in la idinka wada jaro maaahe xalkalw la idin mahelayo garacyayoho,,,,,,,, ma xamar bad modeen mesha dhulku waa dhulki majerteeen garacyoyoho
Xaliima,
waxaan rajeynayaa in “gudahaagu” uusan u xumayn sida afkaagu u xunyahay ee xagee ku kulanaa caawa??
Asalaamu Calaykum///Warnimanyahoow Horta Dagaal wax ma taro ee Dad ayuun baa ku dhamaada,ee waxa fiican Marka hore waa in la waydiiyaa waxa weererka keeney oo ay u weerarka u soo qaadeen,dadkan kolay dagaanka ayaa idinka dhaxeeya ee wadahadal aYAA fiican
in wax lagu dhameeyo,hadii ay hadal qaadan waa waayaaan markaas dee waxii inakla gudboon ayaan samaynaynaa,intii dad masaakiin ah oo aan wax qalad ah gaysan la xasuuqilahaa waa in baaritaan la sameeyaa
oo laga warkeenaa maxay rabaan dakan xasilooni darada wada,,,,Aduunka Nabad wax ka fiican malahan…ee nabad ha lagu daganaado,,Dagaal haduu wax Tarayo horaad wax uga keeni lahaydeen,ee waxii xasiloonida
Putlaan wax u dhimaya wadankoodii halugu celiyo iyo degaanka ay ka soo jeedaan,Nabad la,aan waa nolol la,aan,,waanad ogtihiin
ileen mjten war ma daayo dhulka ma idinkaa leh waclayahow yemen ka imaanay yiri oo kuwa hilbaha qala ka yemen c/lahi yusuf idin sheegay ceebtiina banaanka ayay taalaa.
daanyeertaan ku mamay in ay wax biliqaysaan tan iyo markii uu ku yiri dofaarkii ay marki danbe ay ayaga qudhooda xabadda dabada ka galiyeen ee uu meeshaa ku bakhtiyay wali waa ay la’yihiin wax jawaab ka siiyay bililiqadi ay horay u geesteen ee ay caladi wasakha ahaa ay xitaa ku gurteen ,dhoor jeer oo hore ayay soo weerareen madaarka galkacayo oo ay jawaab ka helin ,waa arin la la yaabo oo aan sina u dhici karin raalina aan laga aheen shacab ahaan ,waxaan fareeynaa maamulkan seexday ee aan wali fahmin waxuushtan in uu si deg deg leh ugu jawaabaa oo aanay mardanbe dhicin in la argagixiyo shacabka puntland ee sareeya ilaahbaa sareeyee.
hadii ay dacdo markale kibir ciyaarka iyo akhlaaq xumida ay wadaan daanyeerta oo loo jawaabi waayo waxaa xaqiiqo noqonaysa in ay wax la wadaan oo ay ayagaba ka danbeeyaan falalka argagixiso ee aan la ogoleen loona sabridoonin,cawaaqibta ka imaatana ay ayaga masuuliyadeeda qaadaayaan.
abdalla.
Aslaama calekum war faroole cawaankiisu biindhe iyo gaagaabay uxoog badanyihiin mooryaantana baad baysiiyaan. Warnimakaa katashada reer Puntlaanow.
WAR NIMANKAAN MAXAA HAWSHOODA MEEL LOO SAARI WAAYEY MESHAAN GAALKACYO AH WAXEY NOQOTEY HOOY BAHALA GALEENA ARINTAAN GACAN BIRA HA LAGU QABTO
Waaryadheheen ma mooryaantii baa loo taag la,ayahay KKKKKKKKKKKKKKK walee waa kaba kayaacoodii.fadhiisanmayaan hadaan hadaanay biliqo raadinayn.