Maxamed Xassan Xaad Miyuu Shirka Odoyaasha Dhaqanka Ka Baxay Mise Waa Laga Saarey?

July 24, 2012   //   Warar Somaali

Maxamed Xassan Xaad oo sheegta in uu yahay guddoomiyaha dhaqanka beelaha Hawiye isla markaana loogu yeero derajada Nabadoon ayaa maalintii shalay shir jaraa’id ku qabtey magaalada Muqdisho waxaana uu sheegay in uu shirka isaga baxay kadib markii laga diidey fikirkii uu soo jeediyey, lana marin habaabiyey dastuurkii dalka, waxaana uu ku tilmaamey odoyaasha dhaqanka kuwo meesha iska taagaan oo sawiro laga qaado oo aan u madax banaaneyn hawlahooda shaqo.

Hadaba waxaa dad badan is weydiinayaan sababta Nabadoon Xaad shirka uga qaybgalayey maadaama beelweynta Hawiye ay ka qayb galayaan Malaaqyadooda iyo duubabkoodu, waxaa kale oo goobta shirka ku sugan Ugaaska beesha Murursade ee Nabadoon Xaad ka soo jeedo.

Dhaqanka Soomaaliyeed waxaa jira Isimo, Malaaqyo iyo Duubab, waxaana dhaqanka beesha kuwaas uga hooseeya Nabadoono, mana jiraan nabadoono beeluhu soo dirsadeen ee waxa ka qaybgalaya waa Isimadii, Malaaqyadii iyo Duubabkii beelaha kuwaas oo aan ka badneyn 132 duub.

Wasiirka Qorsheynta Dawladda kumeelgaarka ah Mudane Goodax ayaa mar la weydiiyey ka bixitaanka Nabadoon XAAD ku tilmaamey mid u taala guddiga xalinta khilaafaadka kaas oo ka kooban 25 oday, laakiin waxa uu hoosta ka xariiqey in Nabadoon Maxamed Xassan Xaad uu markii horeba shirka dheeraad ku ahaa.

Maxamed Xassan Xaad waxa uu soo baxay xiligii Maxkamadaha ama wixii ka danbeeyey 2006, waxa uu caan ku ahaa in uu waxkasta ka horyimaado isaga oo aad uga muuqda warbaahinta jecelna in uu ka hadlo waxkasta.

Warar Horseed Media ay ka heshey qaarkamid ah guddiga xalinta khilaafaadka ee ay iska dhexdoorteen odoyaasha dhaqanka ayaa sheegey in Nabadoon Xaad shirka meel uga banaaneyn maadaama Ugaaskiisi ku sugan yahay Muqdisho cidna aysan wakiilan.

Maxamed Qanyare Afrax oo mar ahaa hoggaamiyaasha ugu awooda badan Muqdisho ayaa shir beesha Murursade isugu timid Hotel Amira bishii April ku sifeeyey Nabadoon Maxamed Xassan Xaad mid aan metelin cidna isla markaana derajadiisu tahay gacan kurimis waa sida hadalka uu u dhigay.

xigasho Horseedmedie

COMMENTS

RSSComments (13)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. Gacaliye says:

    1.
    majerteen and israel is same. I hate all
    KKKKKKKKK areey warta nabada ku lahaa! wardhiigley ama dooraale (baaraley) maad tiraahdiid, KKKKKKKK!

    Afweyne iyo darood kalaa dugaagiina kala hor joogey markay 1991 idinka baxeena wataad dhalaankiina dubateen, xoola’yahow, KKKKKkk!

    Warbal wax wuun isku raaca, Xamar ma caasumad somaliyeed baa mise god waraabe cawaaniinta aad sheegatay ugaar ah, KKKKKKK?

    Somalia waxaa ka buuxa oo sharaf lihii, Sida Garoowe, Hargeysa, Kismayo, Galkacyo etc!

  2. xamar xaad aya iskaleh ama moryaan ha ahado ama. Nabadoon ha ahado gurigisa ayu joga oo kuyalo degmada warta nabada qasatan xamar bile adeer. Wixi xamar yalo xaraan mahan ee wa xalaaal. Bililaqo tiii faqashta 1970 bay darood xamar sogaleen ayako badiyo iyo melo an la aaqon kayimideen adeer xamar marki faqash sogalayen xolohi dadka lahaa bay dhaceen oo afweyne u dhacay bosaski. Shacabkas lahyeen bay qab dowladnimo logaqaday sa. Ilkayar iyo dhabayaco iyo cakdheer laso dajiyay gurihi dadkas laga qaday afweyne xamar wuxu kuhayay waxa manta xamar kasocda karoon wayo afweyne gumesi ayu kuhayay besha iriisamale isaaq iyo hawiye ba 1991 aye xorobeen afweyne la jabshay waxana wanagsaned in sida qadafi logalay in logalo nasib daro wu baxsaday marka aderayaa rer mahbariiin xamar dad baleeh ee tuloyinkina dhistaa xamar dambee faqash dambe dhisan mayoo ogada taas doelad kasto dhacdo xamar hakayabiin in ad kunolatoo oo dhisato never ever xamar belweynta iriisamale kaliya dhisanayaaan ooo ku bashalayaan sida nairobi kikuyu kugu bashasho aye ugu tanashlenayaan ee waxbaarasho iyo ispital kaliya uimankartaan xamar lkn degaan nooo uff garoowe iyo bosaso qoraxdabadan kunoladaaa

  3. Gacaliye says:

    @Axmad yare,
    for your own sake write something understandable in stead of the following rubbish or just shut up, KKKKKKKK!

    Here is your contribution bro, so enjoy it:

    Axmad yare says:

    July 24, 2012 at 1:49 pm

    GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS.

  4. Gacaliye says:

    @ ahmed khatumo,
    That was a cheap shot fired by a inferiority-minded soul like you,KKKKKKKKKKK!
    MJ does NOT need Muqadisho, MJ does NOT have any primitive tribal agenda like you seem to have.
    By tradition, MJs are our country’s most dedicated and honest citizens.

    Rather, MJ wishes to re-create the lost and abused, once beautiful and proud Somali state, whether you like or not!
    Somalia ha NOOLAATO, KKKKKKKKK.

    So, do NOT miss that train whose destination is a better Somalia without masked morons (Mooryaan-minded militias with many names),
    soon qaad wanaagsan walaal, KKKKKKKKK!

  5. Axmad yare says:

    War odey Xaad wuxuu yahay waa la ogyahaye heysku denbaabina bil Ramadaan baa lagu jiraa. Runtu waxay tahay Xaad odey dhaqameed maahan. Beesha uu ka dhashey waa leeyihiin odey dhaqameed u matala golaha. Xilli aan loo baahneen in magac qabiil lagu shirtago ayuu magac qabiil ku soo baxay. Waxay ahayd xilligii ay amxaaradu soo galeen Xamar. Meeshii uu Soomaali u habarwacan lahaa buu yaa reer hebeleeeeeeey ku cabaadey. Caqli xumidaas buu ku soo baxay. Mana ahan nin aayo soomaaliyeed wax laga weydiihaayo. Garka guduudan, cillaan suuqa yaal oo nus doolar lagu soo gado aa lagu guduudshey.

    Waxaa kaloo run ah, Xamarna markii ay rag aqoon leh ka talinaayeen sidaan waa ka qurux badneed. Waxayna ahayd magaal qaran leeyahay. Laakiin markii ay noqotey magaalo qabiil leeyahay waxay yeelatey weji qabiil, guri mooryaan, halaqgaleen, xero qaxooti, meel ciidamo addoomo ah lagu soo ururshey, meel garoomadeedii ay calooshood ushaqeystayaal fadhiyaan, meel …………. !
    Misana nasiib darro waxaa ah, kuwa ku qanacsan meesha sidaas ah sheegashadeeda faan u arka oo weliba doonaaya in ay ku daneystaan. Aryaadha isla yaaba oo eebihiin ka yaaba.

    Ramadaan waayee run haleysu sheego. Run waxaan aheyn ma soconeyso oo 22 sano aa ku lumey, boqollaal kun aa ku naf waayey, melyan iyo bar aa qaxooti ku noqdey. Ceydana waa reeban tahay. Wanaaggana ha loo dadaalo.

  6. cry like baby forever majeertan never rule again in mogadiscio maxamed hassan xaad he is owner of mogadiscio

  7. Nabadonka 135 oday wa odayga kaliya oo ugu quruxda badna uguna cadaa uguna. Bilicda wanagsaa majarteen madmawe faroole iyo wax kasi foolxun aya sodirsateen oo xita odayashikale ay kayabeen foolxumadoda war kuwan ma dhabacayadii saxda aha baa mise wa dhabayaco sehgatadiii madoow iyo fooolxumo odayasha majertenka ufff faroole aya sas ugu qurxoon adunyoooy. Xaalqadoo ilahow dhabayaco ada umaqa qof qurxona fanee dad iyaka dhaan wada foolxun oo si fantamaya xage lagy arkay wayaab iyo amkaak. Viva somaliland and muqdisho

  8. Se logasarikara shirka wa duqa mamula muqdishana kasojedo ma waxad modeen dadka adinko kale. Ah oo muqdisho martida ku ah bosaley ba la indhaha xaad gurigisa ayu jogaaa adeer mesha marki kuma ahaan ee adugu borsadada kasoqado xamar mada iska leeh ama awowga ba leeh maxa kugeyay

  9. Sumaya says:

    Timajare-Sare Xaad adeer Baalbiyeerigaagii Bakaaraha ku-yaal iska xaadiri mar hadii lagaa saaray shirkii ileen awalba Isimada kama aadan tirsanaynee

  10. Gacaliye says:

    Mooryaan Xaad bililiqo waxaan ahayni uma cuntamaan umana dha’dhamaan,KKKKKKKK!

  11. Gacaliye says:

    Maxamed Xassan Xaad wuxuu kamid yahay mooryaanada ka fara qabsaday burburkii Somalia, isbadelna ma u rabo. Mooryaana’daani waxay barteen hanti dad kale oo ay dhacaan, hanti qaran oo ay dhacaan, gargaar ay leex’sadaan iyo waxa lamida!
    Hal diidani geed ayku xogato ma waydo, sida mah-mahyuhuu u sheegayo!

  12. kkk xaad iyo axmed diiriye soo ragaan ogaa mahan see marki hore meel odayaal dhaqameed iyo aayo somalinimo looga hadlayo loo keenay dadku miyeysan xasuusan ragaan waxa afkoda kabixijiray

  13. Axmad yare says:

    GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS. GACAN KURIMIS.

Leave a Reply