Maxjarka Boosaaso oo qiimihiisii hoos loo dhigay

September 27, 2012   //   Warar Somaali

Warqad ka soo baxday Dowlada  Puntland ayaa lagu sheegay in hoos loo dhigay  qiimaha Maxjarka magaalada Bossaso lacagtii loo qaadi jirey canshuurta xoolaha ka dhoofaya Puntland.

Geella oo horay looga qaadi jiray $23 ayaa waxaa laga jaray $3

  Lo’dana  horay looga qaadi jiray  $23 ayaa waxaa laga jaray $4 ,

Arigana waxaa laga qaadi jiray $7.5 ayaa waxaa laga jaray  $1.

Waxaa horay u jiray cabashooyin ka imanaaya ganacsatada puntland oo ay kaga cabanayaan dowladu in ay dhinto canshuurta xad dhaafka ah ee laga qaado taas oo ay ku ka liftay in ay ganacsato badani u wareegaan dekeda magaalada Berbera.

 

 

COMMENTS

RSSComments (1)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. Warsame Khalaf says:

    Xoolihiina dhaqaalaysta, Shidaalka Ku jira dalalka Carabta, 30 sano kama badna, Xoolo ayaa gaadiid noqon waqti dhaw ee ogaada.

    Dhirta iyo Xoolaha ilaashada oo dhaqda.

    W.KH.

Leave a Reply