Mohamed Faarax oo xalay ku Guuleystay orodka 10-kun ee Mitir

August 5, 2012   //   Sports, Warar Somaali

Orodyahanka Mohamed Faarax ee u orda dalka Britain ayaa ku guuleystay tartanka orodka ee 10-kun ee Mitir .

 Xalay

Maxamed Faarax oo 29 jir ah, asalkiisuna uu Soomaali yahay  ayaa noqonaya orodyahankii ugu horreeyey ee GB ka socda ee qaada tartanka orodka 10-kun ee mitir Maxamed Faarax wuxuu sidoo kale haystay horyaalka caalamka ee orodka 5-kun ee mitir. Tartanka maanta wuxuu ku orday 27 daqiiqo. Maxamed ayaa guushaasi kadib sheegay inuu aad u faraxsan yahay guushiisa.

Maxamed Faarax guusha uu gaaray ayaa ah mid si weyn u farxad galisay dadka UK iyo waliba Soomaalida meel kasta oo ay joogaa.

COMMENTS

RSSComments (11)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. ASC een hadaan arkay waxay dhalinyartu kuwada hadlayaan runtii uma bogin wllyaal dhammaanteen soomaali baynu nahay lkn siyaasadda waa u gooni umadd kasta, Mo farax waa nin soomaaliyeed kana soo jeeda deegaanka somaliland hasa ahaatee Mo farah waa nin guulo badan u soo hoyey mgca soomaaliyeed, wllhay waxaan leeyahay iska daaya qabyaaladda waa waxa kala kaxeeyey soomaalidii wllyaal waxaan idiinka codsanayaa in aad iga aqbashaan codsigayga oo aad dhowrtaan akhlaaqda warbaahinta oo aydaan mar dambe isugu gudbin cay aad isku caayeysaan ama qabiilada aad ku caayeysaan subxaana allahi joojiya fadlan waxaas, runtii markaan arkay waan ka naxay inamadii wallaha ahaa oo iska dhex caaya websitka shukran wllyaal

  2. garyaqaan muqdisho says:

    asc dhamaan inta samaha jecel salaan kadib mo farah waa orod yahan weyn waana u hambalyeeynayaa waana wax lagu farxo guusha uu gaaray waxaana illah ugu baryayaa inoo marmar kalana guulaysto walaalayaal iskana daaya hadalada aan habooneen illah xaqa ha ina aradsiiyo wabilaahi towfiiq

  3. rashid says:

    orod waxaa lagu yaqanaa dhalinyaradii awowayashooda GELA la ordijiray, wana reer woqoyi.CABDI BILE waa NIN dhulbahante ah oo reer WOQIYI , MO FARAXNA waa lawada ogayahay besha uu ka soo jedo. Saas ey tahay waa guul 5ta SOMALI u soo hoyatay.WALLAWEENNA melo badan ey ku fiicanyihiin aa jira sida beeraha.

  4. caraseedo says:

    Ramadaan Kariim:dadka halkaan ku caytamaya Alle ka xishooda iyo Bisha barakaysan,iyo dadka muslimiinta ah ee aad u gafaysaan,meel kastaba hajoogeene noocaydoonaana ha ahaadeene,Maxamed Faarax waa wiil yar oo somaliyeed,maansha Allaahu,meeshuu doonaba haka yimaado,waxaana mudan in looduceeyo ee maaha in la isku caayo,guusha uu Ilaahay gacanta u galiyay,looguna hambalyeeyo suu cidna dambi kamuusan galine.
    Haddaan nahay hooyooyinka somaliyeed,aad baan kuu hambalyaynaynaa guushaas aad hanatay Ilaahayna hakuugu daro inaad caabuddo Alle wayne[[aamiin]]waar u duceeya inaanka,xasadkana joojiya iyo cayda,oo ficil khayr leh sameeya,ha fiirinina meesha uu u dhashay iyo qabiilkaan idin madax maray,iskana ilaawa,wuu idin waalaye.
    Waa yaabe somali waa kuma???waa inta Afka somaliga ku hadasha,meelkasta hakaga noolaadeen aaduunka,siiba,intii la’isku oran jiray somaliwayn,gobolkasta haku noolaadeene,haddii aan sikale u dhigo shantii soomaaliya in xor ah iyo in kaleba,walaalayaal afka hooyo waa cajiib,midabku waa isfahanka koowaad,diinteenu waa muqadas lama dhaafaan ah.
    Marka ha xastinee wiilka u duceeya ninna kamuu dhicin xoolee,guushana Alle baa iska leh oo ninkuu doono guddoonsiiya,kuu rabana ka maanaca.

    1)Waar waa loo duceeyaaye xumaantaada laguma furo.
    2)Lamana caayee ammaanbaaba loo
    tirshaa.
    3)Qabiil uma fiiriniyo qoyska uu ka yimid.
    4)Faarax guushiisu garabkeena bay ahayd.
    5)Midkii guul keena garabkiisaan taagan nahay.

    Somalida intii fayoobay ee wax kala garanaysay ilaa uu guusha hantiyay,habeenkaas waxay hor fadhiyeen TVyada uu ka soconaayay ORADKIISU, markii uu hantay guushiina iyagoo faraxsan bay Taraawiixdii u dareereen,marka waxaa guul ah qof kula waddan ah oo meeshaas oo kale guul ka soo hoyiya[Maansha Allaah]Maxamed Faarax xaqa Allaha tuso,hana noqdo Baariga Alle[aamiin]
    Allaa Kariim[[Ramadaan Kariim]].

  5. ninka ama nagta la baxay wiilsheerbi darod itobiya xabishi baa ku gumaysata kenya kenyan ba ku gumaysta afmadow ilaa kismaayo ina cabdi godane ayaa ku gumaysta xamar habargidir baa ku gumaysta somalilandna waxay gumaystaan laascaanood markaa daarood halkuu xor ku yahay 2012 baa la gumaystaa maxamed faaraxnaa waa nin isaaq ah dhakhyahay oo reer gabiley ah.

  6. garoowe says:

    inanka la baxay wiil sheerbi waxan kuu sheegayaa daarood baa danyeeraa moxamed farahna waa somalilander ama xamar ha ku dhasho ama hargeisa waa nin isaaq ah malaha adigaa löagu korsadee isaaqna daarood wakhtigan la joogaanu gumaysanaa kismaanyo ilaa keenya ilaa laascanood darood isaaq baa ku gumaysta nin imika dhakada kaaga taagan hala tirsan gun baad tahay laangaab ah viva isaaq duriyada ILLAAHAY baa sharfay.

  7. landergirl says:

    @wiilsheerbi
    ala jaahilsanedee ilay calaamo kaa ifi waar sidaa wax looma caayo waad ogtay inaanuu isaaq rag la gumaysto ahayne idinkaa 2012 la idin gumeesanayaaye oo wiliba xabashida iyo kenyatigu madaxa idin kaga joogaane inigu ka isaaq ahaan ilaa uu walaalkay ciisse madoobe xoroobay maan gamcin walaahi haday suugaan noqoto iyo haday waran noqotoba frances wan ka xoreeyay walaalkay

  8. kkkkkk maxamed faarax waa soomaali , caalamkana waxa looga yaqaan soomaali ku dhashay muqdisho, daanyeerta hargaysa cudur la dhaho daarood nacayb ayaa ku jira , adeerayaal daaroood wuu idin gumaysan jiray haatana dib ayuu idiin gumaysan doonaa , niyada galiya taas, soomaali galbeed af qurmuunaa ma bahal higlaa,
    aderayaal kuwii uu u cayaarayay ayaa lahaa mo farah oo asal ahaan kasoo jeeda somalia , marka joojiya hadii kale PM Iyo Gantaalo ayaa la idinku qaraacayaa . cuqdada idinku jirta waxan leeyahay HADUU DURDUR IYO DUUFAAN GALO DOOFAAR WALIGII MA DAAHIRO , DOOFAARADAA IDIN DHAAMA , Marna yuhud sheegta marna ingriis walle af cas baa idn taqaan si kale khayr kuma lihidin

  9. Wa guuul somaliland iyo. Dhamaan intii iriirsalame ku abtirsata. Kasobilow muqdisho ila djibouti ila hargaysa gusha intaas bay qusesa eee faqash. Kuma quseso viva. Month farah and iriirsamale

  10. rashid says:

    waa gul u soo hoyatad somali oo dhan

  11. garoowe says:

    Salamu calaykum mohamed faarah waa muwaadin ka soo jeeda wadanka jamhuuriyada somaliland nimanka website qoray ha hagajiyaan qoraalkooda markay leeyihiin wayuu ahaan jiray somali ma somalinimadii ayuu ka baxay bassport waa lawada haystaa faroolaba waxuu haystaa bassport ajanibi aha markaa akhlaaqda qoraalka hagaajiya oo yaan nacayb iyo quudhiwaa idin galin xasadku waa cudur shaydaan waana sababtii shaydaan ka soo saartay janada.

Leave a Reply