Mudug iyo Sool oo galabta guulo ka gaaray ciyaaraha kubadda cagta gobolada Puntland ee Garoowe

February 5, 2012   //   Sports, Warar Somaali

Cayaaro xiiso badan ayaa galabta ku dhexmrtay garoonka kubadda cagta Miro Awaare ee magaalada Garoowe xulalka kubadda cagta

Mudug vs Sanaag

Cayn vs Sool.

Qaybtii hore ee cayaarta ayaa waxaa ay dhexmartay xulalka kubadda cagta Mudug iyo Sanaag,waaxaana ay cayaartu ay guusha ku raacday xulka kubadda cagta ee Mudug oo ku badiyay 1-gool iyo Sanaag oo iyaduna aan wax gool ah dhashan.

Qaybti dambe ee cayaarta ayaa waxaa ay dhexmratay xulalka kubadda cagta ee Sool iyo Cayn,waxaana ay cayaartu ay kusoo gabagabowday 2- iyo 1 oo ay guusha ku raacday xulka kubadda cagta ee gobolka Sool oo yeeshtay 2 gool.

Puntlandnews24

Garoowe.

 

 

 

COMMENTS

RSSComments (0)

Leave a Reply