Musharax Dhuuke oo la kulmay odayaasha dhaqanka Gobolka Mudug [sawiro]

January 9, 2013   //   Warar Somaali

Musharax Sh.Maxamed Sh. Maxamuud Dhuuke ayaa maanta waxaa uu kulan la qaatay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka ee Magaaladda Gaalkacyo, waxaana uu kala hadlay dhinacyo badan.

Kulankaan ayaa ahaa qado sharaf lagu soo dhaweeyey Musharaxa, ayada oo loo balan qaaday in la taageerayo ayna bulshadu u taagan tahaya in ay taageerto dal iyo dibadba, sida ay odayaasha dhaqanku cadeeyeen.

Kulankaan oo khudbado badan oo kala gadisan laga soo jeediyey ayaa waxaa gaba gabadii lagu soo gab gabeeyey in la isla qaato labo qodob oo muhiim ah kuwaas oo fure u ah sidii looga hortagi tik taatooriyada ka dhalata Gayiga Puntland.

Qodobka koowaad ayaa in musharaxa loo muujiyey in la garab taagan yahay, oo la taageero lagana qayb qaato sidii hankiisa uu u gaari lahaa uguna guulaysan lahaa .

Qodobka labaad ayaa ahaa sidii looga hortagi lahaa in uu sii socdo isku day afduubka ee Madaxweynihii hore ee dowladda Puntland, la isagana kaashan lahaa wada shaqaynta iyo isku xirnaanta.

Ugu danbayntii waxaa halkaas ka hadlay Musharax Dhuuke oo u mahad celiyey intii kasoo qayb gashay iyo intii taageertay fikirkiisa waxaana uu usheegay inuu lashaqayn doono odayaasha dhaqanka mar kasta.

DAAWO SAWIRADA

COMMENTS

RSSComments (18)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. ruun says says:

    wlalyaal dee ninkii iska hadlaaya waa laga fiican yahay laakiin faroole madxamweyne xaq ah oo Puntland ay leedahay weeye dee ninkii hadal meel waayey hayaa waa danihiis tankale faroole Garowe kaliya madaxweyna loogama yaaqane caalamkoo dhan baa laga aqoon sanyahay in uu yahay madaxweynaha Puntland waxaana leeyahay isha doqontu kaa dadan waligaana nooloow ninkii ka naxaya iyo ninkii ku faxanaya waa madaxweynaha xaqa ah ee Puntland waa wax laga naxo in uu qof Puntlnader ah jeclaysto in ay dhibaato Puntland ka dhacdo alle ayaana ka baryin in Puntland ay nabad ku waarto dadkeeduna is fahmaan amiiiiiiiiin insha allah

  2. mohamed says:

    Haduu musharaxnimadiisa run ka tahay ha ka shaqeeyo amaanka iyo xasiloonida puntland hana usii tabaabushaysto hadii uu xukunka ku guulaysto si uu ula wareegi lahaa dal nabad ah waa haduu caqli iyo cilmi leeyahay

  3. kamaal says:

    Farolole, xaafad Gorowe kamida inuu xukumo xataa waa ku qanacsanyahay. imaanka alle kaa qaad. kursi jacayl meeshuu ninkaas geeyaayya eega.

  4. Mr B D says:

    Mr Dhuuke waa dani Puntlander ah oo u qalma in uu is sharaxo xilna ka qabto wadan kiisa ee yaan loogafin waana xaaraan in loogafo qof waliba culima ah oo sheikh ah oo ma banaana

  5. dhafoor says:

    waxatiraahdan afkinu habarto madax weyniho hore faroole hada maha madax waynee isagaiyo cade waa isku mid markaa ragan uku edaynayoo waxay lahadleen idacadah allshabaabka taas xataa caruurtu kama dhagaysanayso markaa reergarowe waxayso dhowaynayaan ergada puntilaan gobaladisa ka imanaysaa samatabixinta punti laan ama waxay noqonayaan dad kashaqeya sidii ay reer puntilaan usamaysan lahayeen casumad kalle gobolkay doon to ha ahaato marka wilasha wali kuqarwaya abee qori caradiis ban ku fadhi nay naa taas hortaa jire ba waa marka odayga ruunta halo sheego madax wayne heeni horee anagu waxan uqirsanahay madax wey nahenii horee

  6. Warsame Khalaf. says:

    Waxaan ka rajaynaynaa Puntland dad ku nool in si nabad galyaa oo amni ku jiro ay u xiliyaan, khadaadka ku jira oo aad muujiseen.

    In dhamaantiin aad leedihiin xiriir hadal, is maqal, xilin waxii dhib ah oo ka jira Puntland.

    what you need is a peace full good communication between all who involved in the current problem, you need to have and able good problem solving skills, not misunderstanding and talking about war, what we are saying to you, is what we believe is best for Puntland.

    Carabii.

    Nadcuukum jamiican li xili mashaakil yoom fii Puntland bi dariiqah silmiyah, baciidan can mujaabaha qayra simiyah.

    W. Kh.

  7. xaadoow says:

    arooy faroolaw maha ka fuq igaar kastooww majeertiin ahiba madxwynow sugaayee afartaadii wey kuu dhamaatee xaad shan uga dhigaydaa 100 kiiy dowlada aad ka soo ururisayaad ergo ku sheegaydaa iyo 150 kiiy dhulbahate ee miyo magaaloba aan haysanaad wax ku doonaydaa aad halka ka dhahaydaa ergooyinaa i doortay af adakaa xaw yahay wuxu qandho ha dishee.

  8. xaadoow says:

    kkkkk aroy xaa majeerteen ka jira walaxaa lays haystaa xaa waaye faroolaa la kariwaayee xaw maha isgu dhajihaa ma faaruqeeyoo igaaro kalaa sugaaye intow beesadii ka aruuriyaw cunugyadiisiina u dhaashow hadana hal sano uu qabiilkiisa u aruurihaa arooy maha ka fuq aan ku dhahay igaar biir laa tahee iyaan suulasha lagaa goyne yaayaa.

  9. KULMIS 1 says:

    FAROOLE. Hadduu madaxwaayne yahay wuxuu u yahay Aaran jaan iyo Burcad Badeeda uu ka kasbadaay Hantida Xaaraanta ah,Cidduu xukumana la arki doonee.

  10. muna says:

    dagaal meesha mayaalo waxaa laga hadlayaaa siday wax yahiin,ceyna ma fiicna dad waaweyn ayaa loogu talagalay commentska .
    faroole iyo yaa u sharaxan meesha mataalo ,waxaa la fiirshey danaha puntland,hadba oday yaana hilib lasiin ninkastana waa madax doon yaa marka laxa kumaayaa,maxamud saleebaan miyaa is kaleh puntland oo markasta noqon,idinka oo dhan waad khaldantahiin waxaa is kaleh dadka kale ,ha ku riyoonina iney mar danbe noqotaan khalad buu ahaa markii horeba ,
    sharciga danbena kuma jireysaan ogsoonaada waxba heyswaalina,gaalcanyo iyo qardho iyo garoowe awalba toolooyin ayeey,ahaan jireyn hadan way u noqonayaa,waad ilbaxdeyn siyaaasad soo bartey horta marka hore ,waa cilmi lagu barto 6 year

  11. khaliif says:

    WALAAHI HADAAN FAROOLE XATAA LATAAGEERIN DEE MADAXNIMADA ILLLAAH BAAN IDIN KUDHAARIYEE MAXAMAD DHUUKE ISU SOO SHARAXAY WAA MID CID SOO ISTAAGTA LAWAAYAY AMA TIMIR LAF BAA KU JIRTA EE DALKA WAA LANACAY MEELSOKE WAX HAKA EEGINA.
    YAAB YAAB

  12. yaxye says:

    caruurtii ciise riyoole xataa faroole oo ay u dhamaatay aya ku qarwayaan waad royoonaysaan, adeer faroole waa madaxwaynihii hore oo puntland kuwii ka horeeyay ayuu raacay, shar iyo khayrkiisna waa na daayay, riyada aad isku mashquulinaysaan iska daaya, malaha Garoowe ayaa wali madaxwayne looga aqoonsan yahay.

  13. ku wil hoog says:

    Wil hoog walal afwalinjiyo cidna akhiro uma diri karo ilahay ayaa dadkisa dila noleya sidaa u hadlaysana kula yaabi maayo sabqbto jahil ado mirana puntland sheganaya afwalinjo wir jidka qatdho nabad haku maro hadu hal dilana hade riyoole ma wadu smaysan taaas adan jawabteda ka sugyaa waxna maxukmi taqaman siyasad wax kama taqnan ordiya riyihna sida loilaayiyaa tyaqanin nugashina rer riyoole ariga ka racaa

  14. Madaxweyne Dr Abdirahman sh. mohamed waa madaxweynaha sharciga ah ee puntland state of somalia, yaan dhaliyaradda la marin habaabin, waa mustaqbalkii berito ee puntland.

  15. wiil hoog says:

    hilib iyo bariis waa cunis meel kastoo ay yaalaan .balse madaxtinimadu waa meesheedii iyo madaxweyne faroole ninkii qanci waayana aaqiro ayuu aadayaa.

  16. ayaan says:

    waa yaab walahi waa inaan anigana is sharxaa

  17. shafka says:

    muna mariyooneysa walaal faroole garowe ayuu madaxweyne kayahey…

  18. muna says:

    kkkkk dadkaan waa maxey,maxey xafladaan tahay warkii waa dhamaaday,madaxweyne faroole ah madaxweynaha sharciga ah

Leave a Reply