Musharaxa madaxwayne Gen. Abdullahi Siciid Samatar oo siweyn loogu soo dhoweeyey Bosaso [Sawiro+Dhagaysi]
December 6, 2012 // Warar Somaali
Waxaa maanta soo gaaray magaalada Bosaso ee xarunta gobolka Bari musharaxa doorashada madaxtinimada Puntland Gen. Cabdilaahi Saciid Samatar oo qaban qaabo ku’aadan soo dhoweyntiisa ay ka socotay mudooyinkii ugu dambeeyey deegaanada Puntland.

Musharaxa ayaa waxaa kusoo dhoweeyey magaalada Bosaso boqolaal dadwayne oo ka socday qaybaha kale duwan ee xaafadaha magaalada Bosaso, siyaasiyiin iyo haweenka gobolka Bari.
Shirjara’id oo ay kasoo qaybgaleen siyaasiyiinta Puntland ayuu mushara ku celiyay mar kale dowladda Puntland doorashada madaxtinimo inay qabato 8,jan,2013 oo ay maalmo kooban ka harsanyihiin, isimada ayuu musharaxa ugu baaqay inay faraha kalaaban xaaladda Puntland oo ay ciyaaraan doorkii ay lahaayeen, arimaha musharaxa uu ka hadlay ayaa ka mid ah cadaadis dowladda ay ku hayso warbaahinta gudaha oo la xiriirta inaysan gudbin karin aragtiyadada siyaasiyiinta Puntland ee ku wajahan xaaladda siyaasadeed Puntland.
Gen. C/laahi Saciid Samatar ayaa xildhibaanadii baarlamaanka ku dhaliilay masuuliyadda khilaafka dhanka sharciga ee ka jira Puntland.
Dhagayso Shirja’id musharax Gen. C/laahi Saciid Samatar.




















Asc dhaman marka xigta waxan soo dhaweynena Gen. S/ samater hadanu nahay qurba jogta rer puntland waxan ugu baqeynaa dowlda ( PL) iyo shacabkaba in ee ka fogadaan wax walibo oo keeni kara bur bur iyo qalqal siyasadeed tan kale waxan leenahay cadow fara badan oo aad iyo aad ugu xun jiritanka puntland oo raba in eey arkaan shacabkeena oo qaxayo magaloyinkeena oo hub laisla dhacayo jid gooyoyin la dhiganayo marka xal siyasadeed hala raadsho halaga fogaado waxa wax u dhima kara jiritanka PL guuuul PUNTLAND
Dear All,
Soo dhawow mudane,
C/laahi Saciid Samatar waa dadkii ka qayb galay dagaalkii SSDF iyo kii kulmiska sidaas awgeed angu waxaa inoo yaalay nidaam ah ninwalba oo ka qaybgalay dagaalkii kulmiska iyo kii SSDF inay noqonkaraan madaxwayne… balse waxaan ku qasaarnay ninka sida dumarka ragga u caayo oo hadalka xun naag naagdhalay faroole.. kaas maba’aha nin xalaal ku dhashay waayo anigoo ah c/risaaq afgaduud oo isaga difaacayo ayuu dariiqyada iga caayaa.
s/c garoowe siday ahayd waad garaneysaan waxaa la dhihi sabool nimadii sidii bay ku noqonaysaa haduu faroole diido tanaasulid waana dadka ugu nugul dhibta puntland sababtoo ah badna maleh garoonamaleh dekedna maleh yaa uag liita marka puntland ka horse maxay ahayd meel dhulbahante qaadka ku gado oo magaalada kuxakumaan qaad sidiibayna kunoqnaysaa
Genarale kusoo dhowow gacmo furan iyo maamulkii aad dhidibadda u taagteen 1998 kii adiga iyo siyaasiyiinti xilligaas , mudane madaale taariikhda PUNTTLAND baal dahab ah ayaad kaga jirtaa . again well come future president mr: SAMATAR.
Waan soo dhoweynaynaa Puntland iyo madaxda ku hawlan wanaageeda, wixii kale iska illow.
samatar waxaan lee yahay soo dhawoow dhulkaagi ayaad timid faroole waa xukun jecel yahay afrtii sano waa u dhamaatey waa inuu doorasho galo wuxuu lee yahay ha laiigu daro halsano waan ugu dari karnaa waa inuu laascaano qabto waa inuu joojiyo inuu dhaho walaalhey somaliland somaliland waa cadowga puntland number one number marka waa inuu isbadalo haduu rabo in halsano loogu daro hadii uu suubin karin meesha ha ubaneeyo nin geysi ah oo somaliland edbiyo
Mudanaha waa soo dhoweyneynaa waana arrin fiican inuu isa soo sharraxo laakiin waxaan ku kordhinayaa mudanaha in markaan xilka puntland ay xaq u leeyihiin Dishiishle iyo Cali Saleebaan waayo dimoqraadiyad ayaa loo baahan yahay,Maxamuud saleebaana dhowr jeer ayuu xukunka qabtay. fadlan farriintan gaarsiiya mudanaha.
Dhamaan akhristayaasha halkaan waxaan idiin sheegayaa in shalay lasoo qoray maqaal in faroole xabsi boosaaso xarigga ka jaray, maqaalkaas waxaan ka qoray fikirkayga oo aan idiin sheegayey in faroole xabsiyo keliya uu xarigga idiinka jaro mid qardho iyo mid boosaaso si wiilashiina loogu xiro oo burcad badeedna loogu sheego xabsigana lagu jir dilo, maqaalkii shalay markaan ku qoray fikirkaan meesha waa laga saaray bal u fiirsada oo ka fekera maqaaadii shalay ku soo baxay web kaan, haddaba reer bari waxaan idin leeyahay garoowe dhulkii baa dhamaaday sidii mashaariic looga fulinayey idinkana faroole markuu idiin yimaado xabsiyo ayuu xarigga idiinka jaraa oo idiin dhisaa si dhalin yaradiina mustaqbalkooda loogu baabi’iyo oo meeshaas loogu hayo, kuwa soo harana wuxuu qortaa askar oo mushar la’aan ayey ku shaqeeyaan oo kulligood surweelkaa ka dhacaya gaajo darteed, haddaba reer bari hurdada ka kaca oo joojiya xabsiga Boosaaso dhismihiisa oo u bedela iskuulo carruurtiinu wax ku barato lana xisaabtama faroole wuxuu mashaariicda wax idiinka siin waayey.
waxan rabaa inaan bal jawaab kobaan siiyo qofka wataa muna gabar garoowe walaale hortaa qof dumar ah baad tahay ee siyaasad ka baxaa anigu waxan ahay osman illahayna waxan ka barayayaa ineysaan xabadeydu ku dhicin qof muslima ama ciise maxud lakiin caqligaas xuun jooji waxadna ka shaqaysaa wanaag faroole waa madaxwenaha puntland hadii u sanad si joogo xitaa dhib kuma jirto lakiin qasaab iyo jajuub cidna ma qadan doonto reer puntlandna waa isku mid wada jirku waa maqdis hadii alle idmo
Wellcome C/laahi saciid waan ku soo dhowaanynaynaa hadaan nahay shacabkii reer puntland, waxan leeyahay dadka leh waa in qofaan maxamuud saleeban ahay waa in la doortaa, qofna hurdo wax uguma yimaadan reer bariga aan maxamuud saleebanka ahayn waa inay iyaga ka timaada inay wax doonayaan, waa inay musharax yeeshan, waa in iyaga laga helaa nin isu taaga jagdaas, ileen wax bisil cidinka afka kuugu ridi maysee dhaqdhaqaaq ayaa la rabaa hadaad dalka inaad xukuntaan rabtaan.
maad iska gabataan siida cumar maxamuud aay dahaa gadaashisa wax uga sheegayan la mid noqda waayo caqligooda way qabaan
haday manta ciise M. isku tagaan waa ogyihin in aan waxba u soconana waayo alle ka sokow nimanka maxamuud saleeban ku daqayo puntland oo dalka u difaaya waa ciise m.
ninkii kirif kirif kenan dee asaga ayaa degan kise isku qonsan asaga ayaana ka gurin marka ninki dagananata puntland iyo degan kisa raboow halka sano oo qasabka ah u hogan san kan rabinoow ader bareerahaga cadayso
cumar waxa u ka gabaday wxa ugu weyn hada manta dagal isku tagtan oo aydan waxba ku qadi karin adinka iyo cisman oo lasku kin daray hadaydan ciise u babac dhigi karin ha is cebaynina ayeey isku qanciyen ee doqon waxa ah nin aan hoostisa ka war han oo dagaal u hanjabaya
waxan la yaabanahay mucaradka beshaa cismaan maxamuud
oo kalay waaa adinka leh
faroole bur bur ha u horseedine puntland
yaa waaye cida wajiga so siinaysa in aay puntalnd bur bur ama wax yar oo qalalaaso ah in aay ka ridan ma cismaan maxamuud ayaa taas awood u leh
in aay isku dayan in aay wax yar oo rabsho ah ku sameyaan meel ciise maxamuud uu manta maadx ka yahay
walaahi aniga oo aan xumanta cism,aan maxamud jeclan wxa hadalkas iga kenay waa xumanta aad na tusisen
balse manta waxan jeclan laha ciise iyo cismaan in ay si fican isu bartaan oo faroole halka sano ha joogo
awooda cisman maxamuud manta ciise igu hanjabayana bananaka ha soo dhigen
walaahi barqo cad ayaa ka guraysan qardho iyo inta bari aad ka dagtan adinka oo ciyaalkina jiidaya in aad abgaal cawimaad bidan ayaa laydin tusi laha ala S.N.M
SIIDA HORE miciinka u bidi jirten
bur bur ha u horseedin faroolow ayaa afkina awood u noqotay balse hada tihin rag nool oo wax isku haya bananka kena waxa haysan
war cumar maxamuud waa ka mid mucaaradka laakin si sharciga waa faqsan ayeey wax ku donayan oo wlalnimo leh balse cismaan soma jeestow manta nimanka aad isku so murduxaysan waa ciise so jede waxan idin oran laha wilasha yar yarow ina samatar alle idinkama celinayo wilashii qorta dheraye mel iska joga
Asc wrxm kkk yaa yiri clahisicid iyo gagaab ayaa ku fashilmay puntland wlhi farole waa wasiriki ugu horeyay ee cuna lacagta shaqalaha puntalnd iyo cidamadabna arinta so radiya akhyareey
Marka hore illaah baa mahad leh waxan leyahay soo dhowow musharax c/laahi siciid samantar puntland waye kuu baahan tahay musharax welcome puntland
Waan soo dhowaaynayaa Dhamaan Musharixiinta Reer Puntland Waana Ku Farax-sanahay In Dalkaayga uu ka Hirgalo Isbedel.khaasatan Jeneraalka waxaan Leeyahay soo dhowoow.Madaxwaayne Faroolena waxaan Leehayah Ilaali Dastuurka ku keenay Madaxwaayne haku Xad-dudbin Puntland Bur bur Haaw Horseedin.
Waan soo dhaweynaya musharax samatar waxan kalo oran lahaa dadka leh Mohamud saleeban xilka ha iska daayen oo aysan u tartamine dadka kale yaa ka hortagan mey tar tamaan madaxweyne nimada god dheeer ayaa lagala so baxa cidna gurigisa looguma kenin qatarta abdulai siciid manta maray ayaa lo maraa qatartas o ah in madaxweynihi dalka o joga magalada timado si geesi nimo leh tirahdo mudo kordhintada ma jirto ayaa lo maraa xilka madaxweyna waxan qabaa xaq in ay u leeyihin dhaman qabilada dagan puntland in madaxweynaha u tartaman kaalay walalayal tartama cid u diidan ma jirto qabilna ma tartamo qof ayaa tartama mida kale afkarta siyasinta kala duwan yaan loo arag qabilo is haya waa siyasiyin afkartoda kala duwan tahay ogowna midna qabilkisa waxba ma taro ee naftisa iyo danihisu u ordaya halagu doorto madaxweynaha balanqadkisa gobolkaga uu u balan qaadayo doorashadana waa in ay dhacda 8 JAN 2013
Subxaanalaah ninki dhahay maasaajid iskul cisbitaal iyo ceel waa isku fadli miyaa umad hogaaminaya o dad hor joogayo awey muslinimadi awey dadki caqliga laha mise cid hadalkaas ka damqantaybo ma jirto wuxu leeyahay sharci diinta didaysa ma jirto diinta kama hor imaan karto war wuxu maangaabanaa sharciyada gaaladu ku dhaqmaan maxa diintena ogoleeysiyey subxaanalaah aayaahina midaas ayad u garaten rer puntlandow k
marka hore waan soo dhaweynaynaa gen c/laahi siciid samatar waana ku faraxsanahay imaanshihiisa waana oday soomaaliyeed jecelna in ay soomaaliya nabad iyo barwaaqo la jecel wadankiisa tan kale waa dadkii putland aasaaasey oo jecel midnimada iyo nabada putland waa murashax guulbaan leenahay generaalka
asc gen- samatar soo dhow ban ku leeyahay, walalayal waxa fican in la is fahmo c.lahi sicid samatar wa muwadin reer puntland ah xaq buna u leyahay inu isaso sharaxo kuna tartamo xilka madaxnimada puntland wana nin u qalma soona celin kara gobolada maqan e lahaysto. waxaynu wada ognahay in faroole lo dortay xilka 4 sano laguna dhariyey inu gaarsiyo heer xisbi inta u xilka hayo. mana yeelin ballanti marku sanad u harsana bu ku bararugay wuxuna yiri hal sano hala igu daro marka waxa ka horaysa xisbiyada in gobolada maqan laso celiyo kadib tirakob lasameyo, hub ka dhigis lasameyo, wacyi galin lasameyo, xisbiyadi lasameyo kadib dorashoyinki dawladaha hose laqabto waa dariiqo dhee
Mudanaha waa soo dhoweyneynaa waana arrin fiican inuu isa soo sharraxo laakiin waxaan ku kordhinayaa mudanaha in markaan xilka puntland ay xaq u leeyihiin Dishiishle iyo Cali Saleebaan waayo dimoqraadiyad ayaa loo baahan yahay,Maxamuud saleebaana dhowr jeer ayuu xukunka qabtay. fadlan farriintan gaarsiiya mudanaha.
Dhamaan akhristayaasha halkaan waxaan idiin sheegayaa in shalay lasoo qoray maqaal in faroole xabsi boosaaso xarigga ka jaray, maqaalkaas waxaan ka qoray fikirkayga oo aan idiin sheegayey in faroole xabsiyo keliya uu xarigga idiinka jaro mid qardho iyo mid boosaaso si wiilashiina loogu xiro oo burcad badeedna loogu sheego xabsigana lagu jir dilo, maqaalkii shalay markaan ku qoray fikirkaan meesha waa laga saaray bal u fiirsada oo ka fekera maqaaadii shalay ku soo baxay web kaan, haddaba reer bari waxaan idin leeyahay garoowe dhulkii baa dhamaaday sidii mashaariic looga fulinayey idinkana faroole markuu idiin yimaado xabsiyo ayuu xarigga idiinka jaraa oo idiin dhisaa si dhalin yaradiina mustaqbalkooda loogu baabi’iyo oo meeshaas loogu hayo, kuwa soo harana wuxuu qortaa askar oo mushar la’aan ayey ku shaqeeyaan oo kulligood surweelkaa ka dhacaya gaajo darteed, haddaba reer bari hurdada ka kaca oo joojiya xabsiga Boosaaso dhismihiisa oo u bedela iskuulo carruurtiinu wax ku barato lana xisaabtama faroole wuxuu mashaariicda wax idiinka siin waayey.
Asc dhamaan shacabka iyo maamulka puntland bacdal salan marka hore musharixiin iyo maamulba waxaad ogaataan inaad leedihiin cadaw balaaran oo doonaya inuu tafaraaruqiina ka faa iidaysto oo la isku kiindiro oo markaas laydin burbursho waamid mida kaleeto dad wada dhashay oo waxka dhexeeyaan waa cadahay inay isqabanayaan oo lakala aragti duwanaanayo lkn waxaa loobahan yahay inlawada ilaashado midnimada iyo jiritaanka maamulkeena iyo dowladeena tankeleeto anoo soodhawaynaya mr samar iyo raadintiisa masuuliyada maamulka iyo inuu madax kanoqdo xaqna uu uleeyahay misna waa inladhowraa oo la ilaaliyaa nabad galyada iyo inlaga fogaado wax allaale wixii dalka qalalaase u horseedaya oo arimaha uga siidarikara tankaleeto waxaan sxbada figradahooda dhiibanaya leeyahay hadaad tihiin dad xalaal ah oo wanaag iyo waxsan doonaya ee aydaan ahayn dad xumaanka shaqaynaya oo cadaw iyo shisheeye ushaqaynaya ku qawla waxsan oo dadkiina iyo dalkeena waxku sookordhinaya codsi guud waxaan dhamaan kacodsanaya shacabka reer puntland iyo isimadooda inlaga hortago cid walba oo dadkooda iyo dalkooda amnigiisa khalkhalinaysa oo shacabkooda isku diraysa haduu yahay musharax iyo haduu yahay maamulba waayo shacabka iyo isimada dhaqanku dalka iyagaa kadowlad ah oo xilka laysku haysto iyagaa soodhisay oo maslaxadooda iyo wanaag jacaylkooda kudhaliyey dowladnimada maantay la harsanayo oo laysku haysto marka reer reeraysi iyo ninjeclaysi midna meesha mataale waxaa taal waxa guud ee lawada leeyahay inla ilaaliyo oo wanaaga iyo dowladnimada lawada ilaashado wabilaahay towfiiq abshirta alle ha ina waafajiyo waxaan noo horayn alloow hanoodanbaysiin aamiin aamiin insha allaah khayr baynoqon
Asc marka hore dhaman akhyarta . Gen.samatar waxan leenahay hanbalyo . Intaas. kadib ani shaqsi ahaan iyo anagoo badan oo ah jaaliyad rer pl runti waxaa farxad iyo guul noo ahaan lahayd kursiga pl oo uu hogaanka u sareeya uu qabto nin aan ahayn mj. Waxana aad u jeclaan lahayn in gobalada sanaag. Iyo hayland qabtan. Hadi lawaayana . Mudug. Oo an mj ahayn .hadi mj fursansan weydana … Ay qabtan reer calbari.. Waxan kula talinaya gobalada kale inay u istaagan hogaanka pl oo ay fadhiga ka jacaan . M.saleeban iyo mj. Na waxan leeyahay pl . Dadka fursad siiya oo gaagab iyo samatar shacabka pl sharkooda iyo kheyr koodaba waa arkeene meel ha joogen . xukumadana ha loo daayo halka sano pl. Runti wakhtiga hada lagu jiro faroole un baa wadi kara waxa kaliya oo ka khaldan waa qoladaa seediyadi ee s/and ee uu san ciidanka ku jahayneyn iyo ku fiirsashada shucuubta rer ssc. Dagaalka. Sl. Ku hayso oo gardarada ah .taas faroole waa inuu jawaab cad ka baxsha haday mamadu u talisana uu sheego ilaa naago nala ka raacye
ku haashim wilka la baxay
walal
horta wan so dhawaynaynaa muwadin kasta oo reer puntalnd ah
laakin adigu iska daa man gaab nimada aad
2 nin oo reer puntland ah midna le dahay hala carsho midna ad gacanta u tagaysid runti waa ku daciifnimo iyo qabyaalad xumo meshii ugu dambayse ayeey ka maraysaa
waxa ogataa hadi aad S.samatar qabiil ku so dhawaynaysid oo hadi qabiilka ina samatar aay qabiil ahan ugu so wadan puntalnd waa sida aay tahaye ogow faroole geed maha ee asba qabil ayuu ka dhashay
hada sheekada qabiil ka dhigtana dee anaguna qabilka wan ka dhigaynaa
hadii walalnimo iyo puntalnd aad rabtana sharciga u hogansama adinkaba markii cade ku darsanaye waa laydin hogansanaye
tan labad marka ad ledahy faroole hadu ka dagi waayo garoowe ayaa logu taga asaga iyo cidanka u shaqeya waa saa hadalka u dhigtaye
walal cida garoowe dagta maha cid lo hanjabo ama handadad wax loga qado
somali ayaa horey waxay ugu mah mahday
ilmo adeer waa in istaqan marka inaga reer puntalnd ama maxamuud saleban ahan waan is naqan walal
ee haday xuman imato garoowe oo kaliya lama tagaye walle qardho waa la dhafin ee
reer garoowe wax aan wada lahano waa yaqanin aan isla lahano waa yaqanan aan kala lahano na waa af la yaqan ee reer qardhow hada ledihin puntalnd wan isla lenahaye aan isla lahano waa ok hada lediihin aan kala yeelano taas ma dhacase waxay noqon in uu nin walbo gobalkisa ceshto
marka maa runta u dhacdan oo ogolatan asxaabta badan ama waxa logu yero
democratie
iyo in aay dhamastirto mamulka hada jira
waxa dhibsati oo adiga si gara kugu socda wlal iga raali noqo
ku ahmed wilka labaxay
axmadow aboowe cayda iska daa
in aad madaxweynaha saas u caydo ama qof bini adam ah oo muslim ah ma kaa mudnee iska yaree
xumanta iyo afla gadada
iska ilali in aad qof muslin ah oo wallaka ah aad jir kisa cunto ma ku banana ina faroole ama ina saciid midna aboorka kama jafayee
naftada wax u habee iyo mesha dambe
afkaga inta sacadood oo u sii qoyanan dono alle oo kali ah aya og sacadu in aay ku dhawdahay waa wax dhici kara marka cadiifada iska yaree manta hada tahay reer puntland ogow inta uu masuulka ka yahay oo in uu wax walbo oo dhibka so gara rer puntland inta u daminka masul ka qaday aya ka midtahay
ku sheegtay bahal inta aad ku dambabin oo aad xuman ka sheegin aqiro marka la tago ogow xasanad hadi aad wadatay waa laga siin hadi adan xasanad wadana dambigisi inta la so qado ayaa korka laga sarin
waxa laga yaba in aad c/laahi S SAMATAR
aad qabiil ku so dhawan oo aad u dhimanaysid nin cismaan maxamuud laga yaabe waxa aay ku kal dhow yihin in uu yahay haben aad wadagtan odayga cismaan ah wxa laga yaba hadi calafku siiyo maadxweyn ina sacid in adan wax filayse helin oo nafaco ah balse haday ka thay mar lee cismaan maxamud aan arko puntland madax ka ah mar 2 bad waxa ku man gaabnimo walal
mida kale walal marka aad ledaahy ina saciidow musharixinta kale u cid dirso oo faroole mesha halaga saro walal faroole rer puntland maha miya asagu gobalka uma dhalan miya mise dhulku ka so baxay
hadise faroole tago so ma iman karo mid kale oo ciise maxamuud ah
ogow kuwa aad ledahay u cid dirso ina sacidow
ogow cid uu ka xigo ma jirte
soo dhawoow gen samter waayo odey puntlander ah ayad tahey waxaab filayaa taad dhistey in aadan gacamaaha ku burbirneyn waayo taarikhdu in ay labadaas wada qorto ma dhaceyso lkn .
lkn maxaa lagu barey ninka ku hadalaaya waa laga roone waayo garoowe waa casumadiisii koowaad lkn bosaasona wa tii labad lkn doqonimo waaxey tahey waa sidee loo dhisaa dalka oo dhan kas camala waan aqaan walaahey maqaalkaa waan aqriyey waayo waxaan islaaha at least waxba a ku duuban lkn saasn ayaab kaa buuxada noocaa xabsiayad a loo dhisaayo adiagaa ugu horeeya walaaee
as c
bacdi salaan horta
waan so dhawaynayaa c/laahi sacid
in kasto maqalkisa dhawan igu ahaa
anywey waa muwaadin somaliya oo reer puntland ah
runti wan dhagaystay hadaladisa waa ok ma xuma in kastoo nin walbo marka uu dan leyahay oo umada reer puntland uu rabo inuu qulubtoda hanto indhoohodana soo jesto
uu intisa quruxda badan so hor marinayo iyo macan kisa
balse marka aay dantooda garan aay shaqsiyadoodi iyo danti garka ahed ee nin walbo laha aay marada ka rogmayso
ma ahan ina sacid oo kali ah in aan ka hadlayo lakin nin walbo isa so dharaxa an ka hadla gar ahan marka uu xukunka gacantooda galo
mid walba sida shacabku ugu hami weyn yihin ayuu urug iyo tariikh xun uga tagaa oo ay ku rebaan dhamastir koda dambe mid kastana waxa uu kursiga ka daga asaga oo marka la neceb yahay shacabka badan koduna aay habarayan oo aad u dhibsanayan kali marka laga rebo besha uu ka dhashay weliba aaysan beshu u dhaman ee kali ah waxa aan aad u dhibsan aya dhacda raska hose ee marka uu yahay
ku waas oo laga yaabo badan kodu in aaysan nafac ku qabin iyo wanag badan balse laga yabo ina hebel aya madaxweyne ah
in aay uga dhimanayan .
marka waxan dadkiina wax mucaradaya oo hada faroole ku kacsan ina saciidna so dhawaynaya
waxan idinkula talin in aad ka firsatan waxa aad dhaqanka iyo dabeecada ka dhigaten shacabka reer puntlandow oo ah kii tagayana in aad sii hun taaturaysan kii so socdana aad so dhawaysan
oo hadhowna aad ka qaylisan ood ka cabadan
adinka oo leh ilaahow hebel na dhaafi hebelna keen runti waxa fican in aad caqligina iyo maskax dina ka shaqaysiisan oo aad arintaas iska daysan
2 waxaan idinku waniin in aad qabiilka iska daysan
3 puntland ma dagana maxamuud saleeban oo kali ah ee waxa dagan darood ha ugu badnaado hartigu lakin
marka mid maxamuud saleeban ka dago ku kale aya ordaya hada waxan c/laahi S samatar
iyo kuwa kale ee maxamud saleban ka ah in aay ka fariistan kursi donka oo u dayaan una ogoladan shucubta kale ee gobalka wax ka dagan in aay xilka qabtaan waayo 3 maxamuud saleban la arag laakin mid kasta akhir kisii xuman iyo qalbi jab ayaa ku sagootiden marka laga rebo mid walbo raska hose uu ka dhashay mahe cid wanag u hayse maleh
ASC
soo dhawoow mudane musharax waa lagu sugayee adiga iyo kuwa kaloo badan
mudane samatar so dhowow puntland waxay u bahantahay badbadoshacab.shacabka puntland waa ina samayeen kacdoon shacab. wayo amaandi laguma so celin. sharaciyad waa la hareer. dimoqradiyad waa la afduubay. shacabku waxay u bahanyihiin hiil iyo hanan wangsan.
asc wr wb. Waxaan Lee Yahay general Samanar gacmo Furan Kusoo Dhawoow Nin kaa Xiga Puntland Ma Jirto, Adigaaba ka Xigga Puntland Faroole Maxaa Wacey faroole Umasoo Halgamin Puntland Waqtigii Siyaad Barre Waxaa uu Ahaa Adeege Siaayd Barre Halka Adiga, Cade muuse, C/laahi Yusuf Usoo Halganteen Puntland. Waan Ognahay In faroole Ciidan uu Ku Cabsiinayo Shacabka Boososa la ag Joogo, Balse faroole Waxaa Usheegeynaa Hadduu Isku Dayo Inuu Siyaasiyiinta Puntland Lasoo Aado Ciidaanka Ushaqeeya Walee garoowe Orod Lagu Tagayaa Taana faroole Haka Fogaado. Waxaa Maanta Newsyada oo idil Ku Yiil In Faroole Lacagtii Dekeda Boosaso Siiyey Sheriif Sakiin Si uu Ugu Dhiso Reer baydhabao mamaul, Ninkaan Waa Waalan Yahay Halaga Qabto Puntland. Gabadha wadata Xaliimo Walaal Puntland Ma Lahan faroole ee Ogoow Puntland Waxaa Leh qabaailada wada dega oo idil. Xaliimo haddii Qabiil Ku Qaadey Ogoow Ruuxii Ku Guursadaa La Tol Tahay taana waa iga waano. asc wr wb
General Cabdulahi Saciid Samater hadaanu nahay shacabkagi waxanu kugu soo dhaween gacmo furan iyo qalbi saalim ah.
Waxaa ilaahay mahadiisa markaan commentska akhrino in dad ka Puntland soo fahmayaan nidaamka iyagoo aad moodo in ay garanayaa qofwalbaa oo xukun soomaray ama hada haya waxtarkiisa iyo waxyeeladiisa qiimaynayana jiritaanka iyo sharciga ama axdiga iyo qoraaladaa loo dhisay badbaadada dadka iyo dalka. Waxaan u sheegayaa dhamaan dadka Puntland iyo inta la nool madaxdeenu waxay inoo yihiin waxay dadkeena iyo dalkeena u qabtaan, ha ahaado madaxweyne, wasiir,shaqaale parlaman ama wiilasha xafiisyada inoo haya ,waxaan ku faraxsanahay wax walbaa manta in ay up-date yihiin recordka inoogu jirto waana hubaa in maalin lala xisaabtami doono qofkii qalad gala noocwalba ha ahaadee.Waxaan u soo jeedinayaa Madaxda iyo macaaradkaba in ay dantooda ka hormariyaan danta dadka iyo dalka, ilaahayna towfiiqda haydin waafajiyo dhamaantiin.
Waxaan mahad leh ilaaha ina salonsiyeywanaga waxan soo dhaweynayaa musharaxa oo ah muwadin rerpunland ah, waxan u hanbalyeynayaa madaxweynaha rer punland dr.c.raxman oo ay ka go antahay ilaalinta amniga.
Waxan lehay dhaman rerpuntland hala ilaaliyo jiritanka puntland.
Amniga
shacabka iyo hawlkasta oo jira halagu dhameyo miska du shíisa.
dalkaaga kusoo dhawoow gen samatar hadaan nahay shacabka reer puntland ee qabyaalada ninjecleysiga wax ku taageerin balse wax walba ay kala weyn yihiin sharciga, waajibaadka maamulka saaran iyo isimada… waan kusoo dhaweeneynaa maadaama aad tahay muwaadin reer puntland ah xaq ayaa u leedahay inaa xilkaas isku soo sharaxdid hadaad ku guuleysato waakaa hadii lagaa guleystana waa nasiibkaa, faroolana sidaas oo kale ayaa lagasugayaa haduu isleeyahay rajaa qabtaa waa inuu musharaxiinta kala qeybgalaa doorashada dhaceysa 8/1/2013 …
c/lahi haso dhowaado waa muwadin puntlander ah magalada bsso waa magaladisii hase yeeshe hala ogado Odaygu wuxu doonaya meesha ma yaalin waxa ku filan xogaga dadka ah oo so dhoweeyey marka odaygu haddu jogi laha iyo hadu tegi laha isagay u taal nabadey
Mudanaha waa soo dhoweyneynaa waana arrin fiican inuu isa soo sharraxo laakiin waxaan ku kordhinayaa mudanaha in markaan xilka puntland ay xaq u leeyihiin Dishiishle iyo Cali Saleebaan waayo dimoqraadiyad ayaa loo baahan yahay,Maxamuud saleebaana dhowr jeer ayuu xukunka qabtay. fadlan farriintan gaarsiiya mudanaha.
Dhamaan akhristayaasha halkaan waxaan idiin sheegayaa in shalay lasoo qoray maqaal in faroole xabsi boosaaso xarigga ka jaray, maqaalkaas waxaan ka qoray fikirkayga oo aan idiin sheegayey in faroole xabsiyo keliya uu xarigga idiinka jaro mid qardho iyo mid boosaaso si wiilashiina loogu xiro oo burcad badeedna loogu sheego xabsigana lagu jir dilo, maqaalkii shalay markaan ku qoray fikirkaan meesha waa laga saaray bal u fiirsada oo ka fekera maqaaadii shalay ku soo baxay web kaan, haddaba reer bari waxaan idin leeyahay garoowe dhulkii baa dhamaaday sidii mashaariic looga fulinayey idinkana faroole markuu idiin yimaado xabsiyo ayuu xarigga idiinka jaraa oo idiin dhisaa si dhalin yaradiina mustaqbalkooda loogu baabi’iyo oo meeshaas loogu hayo, kuwa soo harana wuxuu qortaa askar oo mushar la’aan ayey ku shaqeeyaan oo kulligood surweelkaa ka dhacaya gaajo darteed, haddaba reer bari hurdada ka kaca oo joojiya xabsiga Boosaaso dhismihiisa oo u bedela iskuulo carruurtiinu wax ku barato lana xisaabtama faroole wuxuu mashaariicda wax idiinka siin waayey.
Soo dhawow Cabdulahi Sacid samatar puntland aad beey kuu sugeysaa ninkan faroole inaan ka qabato umadaan dulinimada jeclaatey ee Reer bariga ah war iska qabta faroole waxi uu kula hadli jirey hawiyaha ayuu la soo dontey puntland.puntland rajedeeda general waa adiga Kaliyah rajadeenu waa adiga iyo badbadinta puntland
Waxaan Agu baaqayaan Dhamaan reer Puntland,Inaan ka shaqaayno Horumarkeena oo aan ka feeejignaado,Wixii Dalkeena iyo dadkeena khal khal U keenaya,Khaasatan Daawladda Mas’uuliyad gaara ayaa ka saaran,Wixii khaldamana ayada ayaa lagula Xisaab-tamayaa,Mus’uulna ka ah.khaastan Madaxwaayne Faroole.
gacmo furan kusoo dhawaw mudane madaxweyne puntland waa kuu bahantay wax qabad fiicana waa kaa dhowraysaa waxaan rajaynaynaa bahalkaan afka qurunkaa leh in aad mesha ka saaridoonto puntland bahalkaan iyo caruurtisaba in lagaqabtay u baahantahay dalkii waa burburiyay umadiina waa kala cayriayay hada reer puntland badbaday u baahantahay ee burburin uma baahana bahalkaana wax runta usheega ayuu waa yay waxan doonaynaa isbadal khayr qaba iyo in bahalkaan mesha laga saaro
waxaan kaloo leeyahay musharixuuntu in ay iskaashadaan si doqontaan mesha looga saaro
waa tajidoonaa insha allah