Odayaasha Dhaqanka oo iska soo xulay Gudigga Xalinta Khilaafaadka Odoyaasha
June 27, 2012 // Warar SomaaliOdoyaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa isla soo xuley gudigga Xalinta Khilaafaadka Odayaasha. Gudigga ayaa ka kooban 26 xubnood kuwaa oo xalin doono Khilaafaadka Odoyaasha.
· Suldaan Warsame Suldaan Ibraahim Caliyow
· Malaaq Maxamed Yacquub Sh. Deewow
· Malaaq Isaaq Ibraahim Xassan
· Malaaq Cabdirashiid Shiikh Xassan
· Suldaan Cabulqaadir Cabdullaahi Xassan
· Ugaas Maxamed Cali Ugaas
· Ugaas Cabdulahi Ugaas Xaashi
· Nabadoon Cali Maxamed Maxamuud
· Ugaas Cabdulaahi Ugaas Faarax
· Waber Geedi Waber Xassan
· Suldaan Axmed Jaamac Xirsi
· Ugaas Aways Sh. Xuseen (Huneero)
· Malaaq Suufi Murde Cali
· Suldaan Cabdi Xaliim Cabdi Maalik
· Ugaas Saalax Maxamed Cabdule
· Garaad Jaamac Garaad Cali Garaad Jaamac
· Ugaas Maxamed Ugaas Xaashi Ugaas Xirsi
· Ugaas Xuseen Cismaan Nuur
· Ugaas Maxamed Ugaas Axmed
· Suldaan Maxamed Axmed Burtinle
· Beeldaaje Jaamac Beeldaaje Cabdulllaahi
· Suldaan Ibraahim Suldaan Cali Xaaji
· Ugaas maxamed Ugaas Buule Jiirow
· Boqor Maxamed Jaamac Suldaan Cumar
· Suldaan Maxamed Xassan Bul-bul
· Suldaan Maxamed Aadan Ashkir
–
Diraac Salaad Fagaase.
Communication Director, office of the PM
Mobile: +252-616 084650
Mogadishu, Somalia


