Daahfurka Buug Uu Qoray AHN Saciid Cismaan Keenadiid Oo La Soo Bandhigay

February 25, 2013   //   Faallooyin

 

XUSUUSQOR

Dagaalladii Sokeeye- Dis.30/1990—Juun 1994-

 

 Goormaa qof lala colloobaa?

  1. Goortii dagaal idin dhexmaro (waagii hore)
  2. Goortii qabiilkiisa la ogaado (maanta)

 

Lifaaq:
Gobannimaddoonka (guudmar)
Tusaale: Shabeellada Dhexe

Siciid Cismaan Keenadiid

 

Ogaysiin

Xusuusqor  waa buuk hadda la daabacayy oo uu qoray Aun Said O Kenadid, oo ahaan jiray qoraa aad loo jeclaa buugtiisa. HUA Said OK waxaa looga bartay xikmad qiimo leh oo aad u hufan.
Book-gu wuxuu ka kooban yahay 3 qaybood.

Qaybta koowaad
Waxay ka hadlaysaa dhaqamadii ay soomaaliya horay u lahaan jireen iyo caadooyinkii waddanka ka jiri jiray iyo waxyaalo kale. Si xeel dheer buu uga hadlay arimahaas qoraagu Aun.

Qaybta labaad
Waxay ka hadlaysaa wixii ka dhacay waddanka siiba Xamar dhankii dhaca, dhankii xasuuqa iyo tii siyaasadeedba. Waa dec.1990 – juun 1994

Qaybta seddexaad
Waxay ka hadlaysaa xornimo u dirirkii
Shabeellada Dhexe iyo muxuu ka sameeyey talyaanigu oo dhibaato ah. Waa caddayn dadkii waddanka u dhintay iyo dadka sidaan u galay!

Halkan Ka akhri

Buuga qiimihiisu waa £15
Kala soo xiriir Yuusuf N Osman 
+44 7985 111 384 ama 44-7932674590

Ajoob1@gmail.com

Qofkii meel fog jooga  posto waa loogu soo diri karaa, isagoo Email noo soo diraya..

Mahadsanidin 

 

 

COMMENTS

RSSComments (2)

Leave a Reply | Trackback URL

  1. Bashir Muse says:

    Allaha U naxariisto Abwan Dr. Said osman
    waxa uu ahaa shaqsi aad u xeeldheeraa dhaqanka, taariikhda, Somaliya, waxan kala shaqeeyay 1986 ilaa 90 Akadeemiyadda cilmiga fanka ee wasaaradda tacliinta sare, waxa uu ahaa abwaan kaftama, sheeko xiiso sameeya, isla markaana qoft kasta uuna ka xiiso dhacin, oo waqtiga uu la joogo qosol iyo taariikh ka kororsado

  2. Farah says:

    Waa qoraa weyn masha alah

Leave a Reply