OGEYSIIS: Golaha Jaaliyadda Puntland PCC Norway
October 22, 2012 // Warar SomaaliGolaha Jaaliyadda Puntland PCC Norway
Waxaa la ogaysiinayaa dhamaan jaaliyada puntland e ku nool norway in ay jirto xaflad balaaran Oo iskugu imaan doonaan dhamaan dadwaynaha reer Puntland taasoo ay jaaliyada so bandhigi doonto Wax qabadkeeda iyo ajandaheeda hadii uu alle idmo.
Waxay ka dhacaysaa magaalada oslo saacada 05:00 galabnimo.
Maalinta Axada Taariikhduna ke beegan tahay 28.10.2012
Xaafada GrØnland
Meesha Boostada
Waad mahadsantihiin
AFHAYEENKA JAALIYADA PUNTLAND E NORWAY PCC
Jamal F. Baadi



maansaha alaah